adsMacaamiisha ku xiran
Fanproj Production & Ent.
Waxaan ugu bishaareyneynaa laga bilaabo 01/01/2017 webka laga wada dhigi doono FREE
Xiligaas wixi ka danbeeya filimada waxaad ku wada daawan doontaan
LACAG LA’AAN | BILAASH | FREE

 

Had & Goorba waxaad nagala socon kartaan
www.fanproj.com  |  www.fanprojseries.com  |  www.xpressfilms.net  |  www.fanproj.tv

Loading...
SHARE

37 COMMENTS

  1. Bil Qeyr waa sanad wanaagsan oo farxad ayaad inoo sheegteen Allah ha idinka farxiyo waayo pagekaan si aad ayaan ugu xiran nahay waadna ku mahadsatihiin

  2. Woow waa arin na farxad galiyay fanproj oo filimadii free sida kuwa caalamka oo kale inooga dhigtay waa mashaa allah aad ayaan ugu faraxnay aad iyo aadna waad umahad santihiin bahda reer fanproj waa arin somali oo dhan farxad galiyay

  3. Waad ku Mahadsantihiin Laakiin ku dadaala inaad Howsha sideeda ku socoto hane naga gaabinina Fanproj waa Hoygeena Farxada iyo Maaweelada thanks

  4. aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin soo dhaweynta balaadhan ee sanadka cusub noogu talo gasheen wanan idinku mahadnaqaynaa dhamaan shaqaalaha FANPROJ
    iyo hawl wadeenada mar walba ku hawlan raali galinta umada soomaliyeed iyo macaamiisha ku xidhan aad baan idin taagersanahy SC

  5. salaan sare dhalinta fanporj mel walbaad jogtan dhaliyaro ad ban idinku mhd celinayna
    so dhawaynta fican eed nasi sen iyo mada daalada mhd sanidiin
    mida kale dhaliyaro waxan idinka codsanaya markan galo dhanka free ga ah waxan ka arkaya inay wada yhn wax an dawaday blse 3 film aya illa haddda ii shidmin waxayna kala yihin SINGHAM 3 AND xXx RETUND iyo WAJAH TUM HO fadln akhbartoda isiya haddi ad xog ka haysan dhaliyaro
    wana idin mhd celiyay
    MHD SNDIIN MEL WLBAD DUNIDA KAJOGTAN

    • khalid abdalla kamil sedaxda filn aad soo sheegtay xageena wali diyaar maka aha asagoo dhameystiran markaan soo diyaraino afka hore ayuu soo kori doonaa

  6. aad iyo aad ayaa ugu mhd santihiin dhalinta fanporj
    balaadhan ee sanadka cusub nagu tala gasheen waan idinku mahad noqeenaa
    dhamaan dhalinta fanproj

  7. Bahda reer fanproj waa ini salaamay marka hore salaan kadib su’aal ayaan wataa waxaa tidhaahden filimada fanproj.com free ayaa laga dhigay bilaash lacagla’aan wayahay hadii aad free ka dhigteen aaway filimadaad horay uturjunteen eydaan hada kahor free ka dhigin goorme lasoo deenaa filimadii cusbaa ee Sanadii 2016 ood horay asxaabta kuwa lacgta bixin jiray aad u sii deynjirteen filimadaas noo soo daaya sxp filin la’aan ayaa na heysa fasaxyona waa lagu jiraa markaa waxan ka codsanaya bahda reer fanproj inaad inoo soo deysaan filimadaad horay ugu uturjunteen kuwii lacagaha ku daawan jiray ama filimo cusub kuwa waliba tellugu aad ayaan ujeclahay filimada Tellugu lkn waxooga fadlan noo soo yar kordhiya filimada cusub ee Talugu ama Tahmil somalida inta badan wey ka helaan filimada mida kale filinka Dangal na noo soo daaya fadlan filinka Dangal ee amir khan ciwaanada kale waa laga soo daayay sida Saafifilms lkn nadiif maaha oo toos looma daawankaro sababtoo ah shucaac baa saaran marka fadlan fanproj.com idinkaa ah ciwaanka ugu wanaagsan eysomaali leedahay ee fadlan filimada cusub noo soo yara kordhiya maadama aad tihiin ciwaanada somaaliyad ciwaanka ugu wanaagsan falan filimada noo soo daaya waliba intan fasaxa gudihiisa

    • Ilyas filimada waa wada free hadii adiga aad soo araktay filn wali uu xeran yahay fadlan magaciisa noo soo qor si aan u furno waxaa laga yaabaa in anaga qaar aan wali furin oo aan ilownay maadaama filimo aad u fra badan ay ku jiraan hadii adiga aad meesha ku araktay magacyada filinka noo soo gudbi waan soo deyneynaa mahadsanid

      • waad mhs san tihiin bahwaynta fanproj , lkn wali film dii qaar waa xidhan yihiin , fadlan dhib u yara baaadha film da wixii xidhan
        sida film ka coctail la dhaho ee Saif Ali khan matalayo ,
        mar walba waad ku mhd san tihiin .

        • Fadlan filimada xeran hadii aad araktaan magaca filinka halkan igu soo qora filimada wey fara badan yihiin waxaa laga yaabaa wax yaalo kale xeran iney ku jiraan ii soo sheega magaca filinka

  8. waad ku mahadsan tihiin wax soo saarka quruxda badan aad leedihiin hadii aa fanproj production All the workers and administration thank you so much

  9. asxaabteena aan aadka u jeclahay ee fanproj ilaa hdda dangal iyo kaabil ayaan sugayaa la noomana soo
    fadlan wax\ aan idinka codsanaynaa in aad noo soo daysaan af laanata kala ah
    dDANGAL IYO KAABIL aad iyo aad ayaan u xiisaynayaa soo dayntooda
    thanks kuligiin

  10. salaama asxbta dhamaan howl wadeenada shabakada fanprooj asxby filimaanta xiran waxaa ka mid ah

    kabali marka sidaas uu ogadaa

    mahadsanidin

  11. wll ama wehelkayga fanproj and express ee markasta waxad ku fikirtaan farxadanda aad iyo aad ayaad noo wanaa jisiin sanadkasta kolba wax cusub ayaad free nooga dhigaysaan aad ayaad u mahad santihin waxzan inugu tilmaamo maba garanayo hal codsi waa haddii aad karaysaan? filmka maraykanka ah ee uu samameyay mil gebson ee {Apocalypto[2006] dadkoo dhan way ka helayaan kaligay ma aha

Comments are closed.