Ka Dhiibo Ra’yigaaga Halkan

66
11673

Fadlan nala wadaag fikirkaaga, nagu caawi in aad suaalahan ka jawaabto si aan kor ugu qaadno adeegeena & tayadeena, aana u tixgalino fikradihiina ku aaddan daawashada Filimaanta Fanproj Productions & Ent.

[poll id=”3″]
[poll id=”4″]

Loading...
SHARE

66 COMMENTS

  1. Marka hore salan mudane yaal iyo marwoyin salan kadib waxan ka mid ahay dadk ku tixan web kan fanproj ilaa bilawgi wax qabadkinu ma yaraa waadna ku mahad santihin lakin mid ayaad dhalil ku leedihin taas o ah filmanta aan gadanay ee an ku dawanahay lacagta wexey ehed in ey baaqi ino hadan marki lacagtu naga dhamato si aan malmaha aad jeebka wax uga so dhacan usi dawano mids kale somalidu waa re guura malinba wadan ayey aadan sida adinka sharucdina ku jirtane hadanka aan ka furtay xata hadi an holiday u aado wadan daris la ah kuma enjoyed garey kato filmadine tan 3-aad waa in aadan turjuminaha filmada tariiqiga ah ah sida long walk to freedom nelson mandela ama kuso intaas kasi badan madadala aan idinku haysano aan wax kororsi idinka darsano thanks

  2. 1080 HD ka dhiga filimaanta websetkana dib u habeyn ku sameeya sanadkii labaad ayuu u sii socdaa wax cusub ku soo kordhiya mida kale kaartada filimaanta ama sawirada waa haaf marka lagu dhufto hindi af somali soo dhameystira
    thanks hamza gudoomiyaha fanproj

  3. ASC WRW, Bahda Fanproj Waan Idin Salaame Rag&Dumarba Inta U howlan Pagekan 100%100 Waad Mahad Santihiin Aflaanta Ad Noso Galisaana Inta Badan Waa Filimanti An Idinka Sugeyne Waxad Umalaysa In Aad Lasocotan Rabtankena Mahad Sanidin Asc Wrw

  4. Dhalinyaro aniga ahaan dib kuma qabo fiirsashad filimada siwanag san ayaa u fiirsada well done shaqad no heesin wala socona in ee dhib baadantahay oo rafad laga marayo tujimada filamada anag no dulqada dadga ma wad wanagsano qar dhil ayey wada aniga ahan waa ku qanac sanahay szb competar ayaaka dawada

  5. 2da wn ku isticmaaala lkn marmarka qaar wa culays oo internet ayaaaba go’ayo mrka dhankaas aya wx yar jiraan ma ahne inta kale Top ayad ka tihin๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ

  6. Magaceyga waa Djnajmo waxa jogaa wadanka swedhan waa fiirsadaa fanproj saacad walba waana ku farxsanahay Ina helo web lacag laan ah OO ka helo wax walbo i i qanciyo ๐Ÿ˜๐Ÿ˜ lkn Filinmante turkishka nii soo fasira iyo musasalka axdi iyo amar waalid ino so badiya plz asigo af hindi ah fiirsday lkn af somali ku fiicanyahay tnx mar kale ANd good lucky

  7. Waaku mahadsantihin dadaalka aad ku jirtan
    Waxaa idiin rajeynaa position wanagsan

    Waxaa idinka codsaneynaa in aa inoo soo tarjumtiin
    Gachini 2 iyo doom 4

  8. Asc bahwaynta fanproj waxan idinka nabad celinaa sida noga hagar baxdeen filimaanta Lkn waxan idinka codsanaya in Axdi iyo Amar Walid aad noo soo badisiiin week 5ta qeeb mawada helno thnks โœŒ๏ธ๏ธ๐Ÿ’ฏ in badan

  9. Waan idin salaamay reer fanproj saa utihiin salaan kadib ninka layiraahdo jeekeey wixiisa fasiraad wey dhaafeen sida filimka NINJA marka oo uhadlaayo dadka chineska waxa uu sheegaayo ma fahmeesid intaas oo kaliya aan dhaliil idinkaga haayaa waadna mahadsantihiin

  10. fanproj waxa niga codsanaa in aad inoo soo badisaan filimka waa intaas iga codsi aqyaarta wana idin salaamay

  11. Asc aqyaarta fanbroj waa sax inaad sameysan in filimada si fudeed ah lagu daawado dad waxa jiro ey dhib ku rahay dawashada ani waxan joga wadanka germany filimada waxan ku dawada labtoob iyo mobile intaba wax iga culus majiraan wayo wifi xoog leh ayan heesta waxna dhib ah kuma qabo lakin hal cilad ayan ku arkaa oo ah marki bilawga aan fanbroj furaayo fikumdada marki aan ku dhifto wow isa so celunaya bilawgii taasna wad ka baa bi in kartiin waxan idinka rabna adinko mahadsan wepka inaad cusbeneysan wayo inbadan ayan kadananeyna fanbroj ku dhawaan labo sano wax ka badala wepka Thankz fanbroj aqyaarta Dhamaan salaan sare

  12. sxb aniga wax dhib ehmaqawo inta badan waan shaqeyaa lakiin aqiyarey phonkeega hadii aan lacala kafiresan lahaa waxn kabaqaya in oo labetokeega oo on kayahay marek shariciyad noo qafifiy aan kudaresan lahaa ninkaan madelo iyo south africa hanaloo turjimo dhahayo aqiyarey ugoya marabno madel iyo south african oo dhan hadii aan arok qofoka ug horey oo idinka guur aan noqon donaa thanks fror ever thing we love you the wey you wrok fanproj by good lake

  13. Asc Shaqalaha Fanproj markahore waad salamantihiin dhamantina Ani websitekina waankuxeranahay had iyo jeer waadna kumahadsantihiin sida aad nooqanciseen Thank you 100% kaliya waxad Asxaan Noogusameesan musalsalkan Aad Hada turjumadisa kujirtaan markad websiteka sogalisan lamadawankaro walibo qebta 133 hada inan daawado Ayan rabay wuuna igadiiday Qeebta 132maqribka maran rabay inaa dawado wuu igadiiday hada ayan dawaday lkn qebta 133 wuuyara diidanyhy Fadlan Asxaan Noogusamesan markale Markad Filinka websiteka sogalisan Hubiya in uu kujiro iyo inkale Markale Ayan idin leeyahay waadkumahadsantihin Qanciskiina Hore usocod wanagsan Wish you all the best?

    • Armaan sida aad la socato musalsalka maalintii 1 qeyb ayuu soo galaa caawa qeybta soo galaayay waxey eheed 132 waadna daawatay 133 waa kii beri soo gali lahaa hadii aad ku tixan tahay musalsalka waadka war heysaa qeybta uu maraayay marka maalintii waa 1 qeyb sidaas ula soco

  14. Ha fANPROJ GROUP Hal qilada aa jirto wa xaga xayeesinta page marka so galo xayesin oo le yhay thanks

  15. cods adinko rally ah fanproj manor soo gezin karton filmkaan jodidar ladhaha plzz asoo afhindi ah wuu kujira youtube base aso afsomali ah mala hela maagd sanidin

  16. thanks aqayaarta fanproj aad ayaa ugu maxad santihiin sida quruxada badan oo aad happy noo ga dhigteen mar labaad thanks

  17. Comment:asc dhaman waxan salamaya torju
    mada fanproj waxan idinka codsanaya inad noso macbaysan filmada intayna turjumin wapsityada kale ee ku ciyara tur jumada mahadsanidin

  18. dhib ayaan kuqabaa
    sababtoo ah
    dadka aan lacagta udiri jiray ayaa telka iga qabala mudo 5 bilod ilaa hada mafiirsado

    • Nuur webka in online laga dhigay maka war haysid miyaa oo adiga aad is maamuli kartid oo u baahneyn wax tel ah ama qof aad la hadasho. Webka gal taawo maku caawiyaa videoga ku jiro daawo meesha ka tix raac ee is maamul mahadsanid

  19. Waa mahadsantihiin marka hore marka xiga waxaan idiin sheegayaaa in uu aad u culees badanyahay qadka marka ladaawanayo filimada marka waxaan idinka codsanayaa in loo sameyo quality sida YouTube ka ookale siloogu daawado marwalba iyo qadka munaasabka Ku ah I.Allah. jawaab fadlan

  20. Asc

    Marka hore waxaan halkan ka salaamaya dhamaan bahda Fanproj oo ah bahda ku caan baxday turjumida aflaanta hindiga mar kale ayaad ku mahad santihiin intaasi waa mahad celintii

    Talo

    Fanproj waxaan ku la talin lahaa in aad naga daysaan actorada aan la aqoon aflamtooda waayo khaar waxaa ku jira aflaamtooda aadan dhinac aad u raacdo lahayn sidaa daraadeed fadllan noo soo turjuma actorada caanka ama actorkan cusub ee NTR

    Mahad sanidiin

  21. asc oga horeyntii wad mahadsantiihin illahey ka si kow aad Fanproj aad sameyseyn, Fanproj waxan ka dabta kunbitarka said, TVga telugu marmar ah ku xaririya TVga markan waqtii an leyahay, laakins wu is istaga xaaga internetka, filimanta Telugu oo kali ah ayan dabta soo badiya please.

  22. Asc asxaabta faanproj waan idin salaamay dhamaan inta ka howl gasha fanproj qaas ahaan waxaan ka loo si gaar ah uga salamayaa shaqsiga isku soo tax luujiyay inuu bulshadiisa ufududeeyo filimada iyo musalsalada ey ka daawan jireen shaleemooyinka iyo goobaha ey mar kaas ka heli karaan waxaan ka sheega fanproj malaha oo waxey iga mudan tahay amaan waa horumar ey gaar siisay dad keeda iyo dalkeeda soomaaliyeed intaas ayaa ii guul ah waana ku farax sanahay waana taageeri doonaa waligeyna waan taageeri doonaaa waxaan idin leeh asxaabta fanproj guul guul guul iyo gobanimo ku taag naada waligiinba

  23. fanproj aad ayaad u mahad san tihiin sida aad nugo soo fasir taan filimada mahad sanidiin dhamaan shaqaalaha

  24. fanproj asc markaan aan rabo inaan flim fiirsado ma ii weyneys maaayo maxa way mida kale mararka qaar flimk MARKA AAN XOOGA FIIRSADO WUU GOAA MANA DHAMEESTIRMAAYO

  25. Fanproj khadka dhib nagama haysato lkn. Waxaan Ku arkay ciladbaa ah in markaad filin daawanaysid mat ba uu kaa kala goayo is jirayo

  26. mudanayaal iyo marwoyin aad ayaad ugu mahadsantihiin waxqabadkina
    waxaan aad uxisaynaynaa filimaanta shirkada fanproj
    thanks

  27. Dhamaan waada mahad santihiin balse week gan gudihiisa shan films lkn ma la sii dayin ee maad filmad naga sii dayisaan waanu idin taageernaa filimkiinan xiise wayinbuu nagu hayaa pls pls pls sii daaya filimada

  28. Asc. wad salaamantihiin asxaabta sida aad u wada dhantihiin hoosha aad wadaana wad ku mahadsantihiin aad baan idin taagersanahay mida waxan ku isticmaalaa LAPTOP masha allah waye waxan idinka codsanaa filmanta aan HDga eheyn ee cad cadka ah ha soo saarina pageka wan sugeynaa intey hd ey ka noqonayaan wan ogahay websat kale iney jiraan ey soo saaraan cad cad idin ma gaarayaan ee idinkana ha is dhibina anagana filimka macaan tiisa aan ku daawano insha allah waxan kalo idinka rabbaa EKLAVYA oo mar hore trailakiisa soo dhigteen wad ka gaabiseen maxaa dhacay ?

  29. asc walalo yal maxa kudhacay filimada wayo terela oo kaliya ayan arka full move ma helo fadlan iso jawaba wadna kumahad santihin

    • Filinka full kiisa waxaad heleysaa magaca Trailler markii meesha uu ka boxo kaartadana uusoo koro meesha ugu horeeyo oo hada saaran kaartda vddalam

  30. Marka hore wan idin salamay marka xigta waxaan idiinka mahad celinayaa filimaanta aad HD noogu soo turjunteen mar labaad mahadsanidin
    waxaan idinka codsanayaa filmka Har Dil Jo Pyar Karega
    Mahadsanidin

  31. Marka hore salan mudane yaal iyo marwoyin salan kadib waxan ka mid ahay dadk ku tixan web kan fanproj ilaa bilawgi wax qabadkinu ma yaraa waadna ku mahad santihin lakin mid ayaad dhalil ku leedihin taas o ah filmanta aan gadanay ee an ku dawanahay lacagta wexey ehed in ey baaqi ino hadan marki lacagtu naga dhamato si aan malmaha aad jeebka wax uga so dhacan usi dawano mids kale somalidu waa re guura malinba wadan ayey aadan sida adinka sharucdina ku jirtane hadanka aan ka furtay xata hadi an holiday u aado wadan daris la ah kuma enjoyed garey kato filmadine tan 3-aad waa in aadan turjuminaha filmada tariiqiga ah ah sida long walk to freedom nelson mandela ama kuso intaas kasi badan madadala aan idinku haysano aan wax kororsi idinka darsano thanks

  32. Wan Idin Salmay Dhamaan FANPROJ.COM,
    Een Marka Xikta waxan ka mid ahay Asxaabta ku xiran Web-ka FANPROJ een ilaa iyo hada waan la’ahay Balanqadkinii ahaa 01/01/2017 inuu Web-ka Aflamtiisu Bilaash noqonaya (FREE) umana jeedo wax Bilaash ah ee maxa qaldan Dhabar Kataabsho miya Sheekada Asxaabey????? Ummmmmm

    • Waankaa qaadnay walaal, webka filimada ku jira waa FREE waxaa macquul ah in ay kasoo bixi karaa 1 ama 2 hadii aad araktaan waad nasoo war gelin kartaan si aan u fasaxno Free ugu dhigno kuwaasi.

  33. Wad mahad san tihin :: Walahi Aniga Dhib kuma qabo ee faaido aya ku qabaa :: Waa na u bogay :Dhan walba Waa faseex codka iyo muuqalka ..lkn hal SUaal ayaa qabaa ::sodaginta soo fudideeya :: mar mar ayaa qadka halabi karaa qadkayga:: waxan raba — apps ka waxan raba in aan so dagsado Phone ka iyo epadka

  34. Asc Walaalaha fanproj magacay gu Waa
    Abdiaziz Waxaan jooga dalka Swedan
    Waxaan ka daawada macluumad ka
    Fanproj Mobail iyo Computer Waxaan
    idin ka cud sanaynaa inaad noo soo
    filimada Koonfur hindiya Telugu iyo
    Tamil Maxaa yeelay filim mada
    Telugu iyo Tamli Aad ayay u yar yihiin
    Bollywood bas ayaa ku jira Thanks

Comments are closed.