
Overview
Set against the backdrop of 1971 Indo-Pak war, the movie is inspired by real incidents and the protagonists are inspired by Param Vir Chakra recipients. The movie shows what consequences of war are on the lives of soldiers on either side of the border.
COMING SOON
TOP 5
RELATED ACTORS
YOU MAY ALSO LIKE
Loading...
fadlan noo soo daaya
soo daaya filinkaan
Masuliyinta iyo shaqalaha fanprojo waad mahadsantihiin sida wangsan ee aad nogu shaqesaan anago dibada jogno ayaad wehel no noqoteen marka fadlan filinkaan ino so dayaa waxaan kalo idinka codsanenaa in aad no so badisaan filimada marekanka hadii codsigena aad aqbali kartaan mahadsanidiin dhamantina inta ka shaqeso fanprojo
runti wan kula qaba moduuc ficana ka hadashay annagoo dalka joogin hadane wax madhaamno kuwa dalka joga waaaw hormar wacan fanproj
Hal sano ka badan ayaan isku dayay inaan film ka fiirsado fanproj ilaa hada hal film ii daarmo waan la ahay
Filimada Daawashadiisa waxaad mar walba u baahan tahay cinwaankan iyo furahaan waana albaabka daawashada
cinwaanka waa. fanproj.com
furaha waa. galdaawo
Dhamaan Qoraalka ku qor far yar ama small letters
Faahfaahin dheeraad nagala soo xiriir facebook.com/fanproj
Fanproj maxaa haysta filimka wali miyuusan soo bixin.
Fiimkan waad daahiseen maxaa jira dhawr film ayaa yaal mar walba waan fiiriyaa IN lasoo turjumo iyo IN kle soo daya malinta axad ah waa codsi kayimid taagerihiina idin jecel hadda tihin koxda fanproj waliba fiimka 1971 beyond soo turjuma
Plz filimkan nosodayah dee
Nice
Filimkan maso baxay
FADLAN film an bad an noosodaya
waan ka helna sidan camal
Hei
Walal poswerka Maxa Waaye laki kalo filimka Ma daawan karno
GALDAAWO
shebo my=ikamtan