24 Af Somali

39
67676
Poster for the movie
© 2016 Studio Green − All right reserved.
Not rated yet!

24

Action, Science Fiction, Thriller

20162 h 44 min
Overview

A scientist invents a time machine but his evil twin brother is after it and will go to any lengths to get the device in his hands.

Metadata
Runtime 2 h 44 min
Director Vikram Kumar
Release Date 5 May 2016
Details
Movie Status
Movie Rating Not rated
Images
No images were imported for this movie.

Related Actors

Loading...
SHARE

39 COMMENTS

  1. Waad ku mahadsan tihiin asxaabta waxaan idinka codsaneynaa turjumida actors ka inaad badanaa yackoo u dhiibtaan waayo qamarjinimo iyo shactaro labada waa jilli karyaa mida kale fuaad waa fcn yahay lkn waa duqowyey hadana reera shactaro ma ahan Fanproj hajirto 👍👍👍

  2. abdihakeem sxb filim uunan fu aad ku jirin wlhi filim jira ma ahan asaga iyo jekey waa labada kaliya ee kala wada filimaanta yackoo asagan waa libaax kale ooo xaga turjumida qosolka iyo actionka ku caan baxey marka sxp qofka waa laga yabaa in uu daqoowbo balse fu aad ayaa daqooow wax aan kaa yeeleyno ma hana musasalka cusub ee axdi iyo amar waalid daawo hadii aad ilinta aad cel celin weydo fu aad wuu daqoowey

  3. Fuad shiiq ayaa ku leh actarka szb fuad ha lo shiibo viva faud aya ku leh yacko lada riiinta ayu ku fecan yahay yacko qof walbo mesha ku ha boon halabkeeyo

  4. flimka Jannatha gagera Jr NTR cudkii lasaaray yaa iska lehActionka Qufkaas ayaa ku fiican plz mar wal ba hala saaro qufkaas cud kiisa Aad ayuu Umacaan yahay waad na mahad santihin

  5. fanproj waad mahadsantihiin sidaa mar walbo u jaceshihiin inaad na qancisaan wana ognahy inay dib badntahy waxan idin ka cosnaa inaad no soo daysan filmkan iyo kii shalay aad soo saartaan si aan fasxa ugu jirno ugu faaidaysano mahdsanidiin dhaan shaqalaha iyo mamulaha fanproj

  6. Fuad maaha nin sahlan qof ku cad Anna majiro somali aflaan turjunto nin ka cod fcn ma jiro hal nin ayaa jire asna cod kiisa shidna wuxuna ahaa cumar cisman mayo asna London aade dhanka qosol kana waxaa aad ugu qatar sana nin la dhih jire jeeri cadi maaha dhanka ladarka waxa ku ficna awal salax dheere inkasto hada cod kiisa yard xumaade Lkn cumar cisman mayo cod kiisa cml waxaa iska leh nin ladhoho ciraaq asna meeelo kabexe waaba la waaye fanproj awal utur jumi jire lkn hada wuxu uwareg sade uma lenta somfilms kuwaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here