Action Jackson Afsomali

35
273163
Poster for the movie
© 2014 Eros International − All right reserved.

Action Jackson

Thriller, Action, Comedy, Drama, Romance

20142 h 24 min
Overview

An unlucky girl's fortunes change when she meets a pair of crooks.

Metadata
Runtime 2 h 24 min
Director Prabhudheva
Release Date 5 December 2014

COMING SOON
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
22.490
Poster for the movie “Policegiri”
150.223

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

35 COMMENTS

  1. asc asxbta fanparoj waxan ahay tagero kuxirnan jiray website kan arimo shaqo awkiis ayey iigu suurto gali weysay in aan ku sii xirnado lkn xiligan oo kalaan shaqo kasobaxaa markaas ayan ku qabsadaa dhankeygu sacada waa 3:08 am wad ku mahad santihin filimkaan wax badan aan sugayay asagoo af somaliya af hindi aan kudawaday waxaan ku dawada 75 AED dirham nice film

  2. Asxabta fanparoj aniga waxan ahay qof cusub ohada kuso birtay fanparoj waxan ubahanahay inad iga cawisan meshan lacagta idinkugu sohagajintaha aniga waxan joga finland markan galay qebta lacag bixinta kuma qorna akon lanbar waxa kuquran okaliya talefun lanabar o finland ah markan wacayna waba dansanyahay ee ilaso xarira asaxabey siyan uhelo maclumad dheriya oan lacagta kuso dirikaro

    • wcs Maria abukar Axmed wakiilka finland kontadiisa kuma qorna webka waa in lala xiriiraa oo kaliya lkn hadii aad dooneyso waxaad kuso diri kartaa Bank international mida ay ku qoran tahay kadib sawir kasoo qaad inaad soo dirtay webka gal Cadeyn taawo meesha kusoo diri cadeyntaada kadib waa laguu soo furayaa mahadsanid

      • asc bahda fanproj wan idin salamy waxan raba in an ka mid noqdo qeybta gold membership marka waxan raba qof muqdisho jogo in lacag iga boxiyo kadib an sidas ku furto aniga waxan joga dalka netherland marka ma samen kara arintas jwb

        • Wcs walaal Radak Moha, waad sameyn kartaa wuuna kaa bixin karaa lacagta qof Muqdisho jooga marki uu diro lacagta messege ahaan ha u qoro username kaaga.

  3. dhamaan asxaabta qaaliga ah aad ayaan idiin kugu mahad celinaa waxaa u baanahay hal fililm oo la dhaho Aitraaz
    sxb ciraaq aad ayaan u salaamayaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here