Airlift Af somali

58
75609
Poster for the movie
© 2016 T-Series − All right reserved.

Airlift

Drama, History, Thriller

20162 h 02 min
Overview

Airlift is an uplifting and entertaining edge-of-the-seat thriller and is the story of the biggest ever human evacuation in the history of mankind

Metadata
Runtime 2 h 02 min
Director Raja Menon
Release Date 22 January 2016

COMING SOON
Poster for the movie “Jai lava kusa”
Poster for the movie “Theeran Adhigaram Ondru”
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Singh is Bling”
141.494
Poster for the movie “Chori Chori”
49.963

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

58 COMMENTS

    • FILMKAN AYAAN SOO DEYN RABNAA WALAL IDINKOO RAALI AH JAZBAA DIB AYUU U DHACAY BALSE SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN AYAAN KUSOO DEYNEYNAA KANA RAALI NOQDA

      • asc dhamaan hawl wadeenada shirkada fanproj maanta waxanu sugaynay filmkii JAZBAA Oo haddana la badalay maxaa dhacay ma cilad dhanka farsamada ah ayaa jirta fadlan waa naga codsi filmkaasi dib hanaloogu soo celiyo bulshadana ha loo sheega maalinta lasoo galin doono aad baad umahad santihiin

  1. wlhi ilahay qulubtayda ayuu arkaayay markan arkay filmkii jazbaa ayaan niyada ka idhi jimcahan film la aan ayaa dhanta sababto ah actor ka matalaya ayanan jeclayn af lamtiisa irfan khan waxa aan jeclaan laha filmkan quurada badan ee airlift noo soo daya wa film aan cadi ahayn oo taarikh weyn ka dhigay india
    thnks all Fanproj

  2. asxaabta Fanproj waan idin salamay marka hore wanad nala shaqaynaysaan wanan idinka mahad celinaya thnks all lkn waxa aan ka jeclaan laha in aad wiig walba aad ka dhigtan dhawr film halka imaka hal film laga soo daayo wiigii insha allah sida aan filaayo wax weyn ayaad ka badali doontan sanadkan
    fikir ayaan idin ku darsan laha hadiii ay caqli gal tahay waxa aad samayn lahayd qayb saddexaad oo ah wiigi ilaa 3-4 film oo ad lacagtana aad kordhisan qaybtan 1 film wiigina aad sideeda ku daysan waayo waxa jira dad aan awoodin sida dadka wadanka gudihiisa ku nool saddex qaybood oo kala ah qayb free ah sida imaka iyo qayb 1 film ah oo wiigi ah iyo qayb 3-4 film ah oo iyaduuna ka lacag badan qaybta 1 film ah

    thnks all

  3. wad ku mahadsan tihiin sida hagar la anta ah ed marwalba noogu so daysan aflaanta filimkana waan ka helay aad ayan idiin salamaya dhamaan asxabra fanproj

  4. aqyaarey jazbaa dib hadduu u dhacey filimka papa akshey bey soo daayeen fanproj..
    waan iska dul qaadanaynaa fanproj maadaama aad noo hysaan hawlo badan

  5. asc asxaabta kuxiran fanproj iyo dadihiyasha walal maxaan dawanaa maba furmayee siden udawaa filimadi hore wey ii fuurmayaa lkn kani iima furmayo blz

    • Asc mohamed.hassa.2 makuu furmi karo waxaad ka booday shuruucdii u daganaa webka waad dhowri weysay nidaamka webka waxaadna noo soo dirtay email aan hadalka ku habooneen sidaas darteeda cinwaankaaga waa Block

  6. ASC , Asxaabta Fanproj waxaan rabaa in aan is diiwaan geliyo gaar ahaan qaybta GoldMembership marka wallo qaankeee ugu soo biiiri kara aan uga mid noqon karaa Gold membership -ka

    • Asc MUXTARIM webka gal Help taawo waxaa ku jiro video oo kuu sharaxayo qaabka aad isku rajistareyneysid iyo qaabka aad lacagta u bixineysi intaba kuwaas daawo wuu ku caawinayaa

    • ok mohamed.hassa.2 marka hore passwordkaaga badalo kadib ii so osheeg waan kuu soo furayaa qaabka loo badalo waxaad ka heleysaa asagoo video ah webka qeybtiisa Help

  7. walalo waxaa iga lumay passwordkaaga Hotmail shaqalahan waa u shagay in uu iga lumay maxaan sameyaa mr oo xal ah jawab

    • mohamed.hassa.2 marka hore cinwaankaaga gal kadib meesha magacaaga uu kuso oqormaayo taawo kadib profile taawo meesha ay ku qoran tahay new password meesha ku qor password cusub mar labaad ku celi emailka meesha kugu qorana ka badal email kuu shaqeynaaayo ku qoro kadib save dheh

  8. Asc fanproj wle maxa nigu dhacay ani video ima sobaxayo wa la block gareyey bu leyahay ee maxan sameyay ani mudan macamiil nila ahaye

  9. Fanproj waxan rabaa in aan kamid noqdo macaamisha sideen isku diwan galiyaa oo an unoqda qof ka mid ah member gold sideen se u helikaraaa information kiina fadlan iso jawaaba thanks

    • Walaal waxaa ku diyaarsan webka video oo kuu sharxayo step yada u mareyso oo dhan Fadlan HELP taawo kadib ayaad arkeysaa midki aad click ku siiso muuqaalkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here