Anjaan Afsomali

67
90531
Poster for the movie
© 2014 UTV Motion Pictures − All right reserved.

Anjaan

Thriller, Romance, Action

20142 h 50 min
Overview

Krishna (Suriya) comes to Mumbai in search of his brother Raju Bhai (Suriya), an underworld don. Through Raju Bhai's gangster friends, his past life is revealed. What happened to Raju Bhai? Will Krishna find him?

Metadata
Runtime 2 h 50 min
Director N. Linguswamy
Release Date 15 August 2014

COMING SOON
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
66.437
Poster for the movie “Policegiri”
105.588

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

67 COMMENTS

  1. asw fanproj waxaan idinka codsanaaya filinkii bruce lee in aad kadhigtaan hd waayo sifican looma dawaan waa iiga codsi

  2. asxaabey waan idin salaamay marka hore marka xiga aniga waxaan ku noolahay norway waxxan ka mid ahay macamiisha fanproj nin norway idin fadhiya 24hours telkiisa oo dansan yhy teeda kle maanta u diray lacag waxaana udura cadeynta telkiisana oo dansan yhy marka wax aan sameeyo waan garan weliba waxaan u duraysadex bil lacafdiisa

    • Asc yarec tel ha isku dhibin hadii online ahaan aad usoo dirto ayaa fudud muhiimada waa lacagta aad soo direyso cadeyntiisa sawir kasoo qaad kadib webka gal caddeyn taawo meesha kusoo dir mahadsanid

  3. Asxabey waxan rabaa indhaqso laso fasaxo ciwaankeyga madaama aaan buuxiyay sharudihii la igarabay odhan fanproj wanahelay messejkiini emailka lakiin delay ayuu sheegaa mana fahmi cilata 3 bilood ayaana shubay evecega cabas abubakar tnxs fanproj

  4. akhyaarta fanproj marka hore wan idin slmy marka xigta ayaan taan wan idinku caajis nay wlhi asbuuc dhan ayaan hal filim idinka sugey naa asxan 3 ama 2 nooga dhiga hadaa awoodaan wayo anaga page kaan waa wahel keena wlhi hadaa rabtaan lacagta kor dhiya lkn sidaan naga badala dad wan arkay web kale filimaan u doonta lkn aniga iyo asxaab kale oo badan fanproj hadaanan ka daawan waxba maba aa naan daawan ayaan taaga nahay marka blz and blz sida noo dhaama

    • fahmiina filimada cusub ayaa 1 filin ah lkn isbuucii 3 filin iyo 5 xalqo oo musalsal ah ayaad fiirsataa filimada cusub isbuucii 1 xabo ka badan ma noqon karto ma sahlana tarjumaada ku xisaabtan waadna ku mahadsan tahay rayigaaga

  5. asc asxaabta sharaftaleh wa idin salaamay marka xigto waxan raba fikirkeega in an ka dhibto fanproj shaqadiina wa in aat badosaan lacagtana badisaan ma hadsaniidiin shaqo wacan iyo filiiman badan

  6. fanproj marka hore oo shidnaa hada bulshada markee baratay isbuucii hal flim lee lugu soo deenaa plz 2 xabo dhoogadhiga isbuuca

  7. silva4u1 adiga ma fiirisay emailkaaga in jawaab ay kuu taalo iyo inkiale
    webka wixii cadeyn lagu soo diro hadii wax ay ka dhiman yihiin jawaabtiisa email ayaad ku haleysaa marka iska fiiri emailkaaga

  8. Asxbta fanproj aniga waxaa joga america marka lacagta la soo dirayo waa imisa mida kale xawalade lagu soo diraya yana la diraya pls answer mida kale lacagta doller ahaan igu sheeg because i dont know Norway lacagta laga isticmalo thanks

    • Ali suaalaha aad soo weydisay waxaad ka heleysa webka qerybta lacag bixinta
      wadadaad usoo mari leheedna asagoo vido ah waxaad ka heleysaa webka qeybta Help

  9. Dedkan ra yigooda qadariya hal flim aan ku
    Xisaabtana kuwa kale Waa wax aan daawaney
    Iyo wax la mida marka asxaabta sharafta leh
    Fanproj sida noo dhaama 2 flim xitaa
    Nooga dhiga adinko mahad san lacagta
    Kordhista hada rabtaane ra yiga
    Dadweynaha Waa muhiim ………..?

  10. Wadmahadsan tihiin fanproj aadbaan uladhacay shaqadiina llkn asxabeey fadlan illa soo xiriira waayo 2 days ayaan sugayaa intii aan lacagta baxshay cadeyntiina wangudbiyay waxkasta hda waxbaa qaldan 10.5 oo 3 bilooda ayaan u gudbiyay cabbas abuubakar 12 bishaan marka adinko mahadsan tellkiina veberka isiiya ama imo all si aad iga jahilbixisaan waxa qaldan tnxs fanproj prode

    • Ali.mahungu jawaabtaada emailka ayaan jugusoo dirnay cinwaankaaga 2 maalin ka hor ayaa laguu furay adiga xagaaga iska hubi inaad login tahay

  11. Asc axsabta fanproj waan idin salamay dhamaan tin sanlan kadib waxan rabaa in Aan lacagta soo diro waxana u baahan ahay 6 bil lacagteyda in Aan soondiro wacana Ku suganahay Dubai qiimaha lixda bilood waa imisa si Aan usoo diro waadna mahad San tihiin jawab ayaan idinka rabaa qiimaha 6 bil

  12. Howl Wacan Ayaan idin Rajaynayaa Shaqada aad umada Soomaaliyeed u Haysaan Weli ma arag daaciadnimada iyo degdegsiimada aad Howsha u kala wadaan Weli ma arag shirkad Soomaaliyeed oo Maacaamiisheda sidaan u qancinaysa lana degdegeysa Jawaabta ay sugayaan Inkastoo Suaalaha la idin soo weydiiyo ay yihiin kuwo isku wada mid ah ayna ka heli karaan webkiina hadana kama daashaan inaad u Jawaabtaan waxaad tihiin Dad u soo Istaagay inay Shaqaystaan . Waan idin Jecelnahay dhamaan Shaqaalaha FANPROJ min Madax Sare ilaa Shaqaalo hoose waana idin salaamaynaa Horey u socda.

    • Asc Dhagey aad ayaad u mahadsan tahay sida wacan aad noosoo anaantay waxaan rajeyneynaa mar walbo inaan macaamiisha qancino.

  13. Dhagey waan kugu raacsanahay Amaanta way Muteysteen Fanproj Waadna Mahadsan Tihiin Shaqaalaha u istaagay Qancinta Shacabkooda kana Haqabtiray Filimada iyo Musalsalaadka Viva Fanproj Jira oo Jooga

  14. Wiilka ku magacaaban Mahamed hasan farhan Dadka aad balanta been ku sheegeyso Hadda Fanproj Ma ahan Maalintay dhahaan Filimkaan waa maalintaas way soo geliyaan ee ka daa Ragga Marmarsiiyada beenta ah Anaga Hadaan Somali nahay Marnaba Ma Qanacno Walaalka kalena oo howsha noo haayana ma niraahno Mahadsanid
    SAAXIBADA FANPROJ ISKA DUL QAATA WAADNA KU MAHADSAN TIHIIN HOWSHA CULUS AAD HEYSAAN

    • asc Saed abdifatah lacagta waxaad ku bixin kartaa Zaad waxaad usoo direysaa EVC Muqdisho nambarka aad kusoo diri leheed waxaad ka heleysaa webka qeybta lacg bixinta

  15. Asc walalyan awey shaqalaha fanproj
    Wan sameysaytay ciwanka wana bixiyey lacagta wana cadeyey ee ma la iso jaawapo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here