Baaghi A Rebel for Love Af Somali

110
163011

Baaghi: A Rebel for Love

Action, Comedy, Romance

Overview

Baaghi is an upcoming Hindi film directed by Sabbir Khan and produced by Sajid Nadiadwala. The film is scheduled for a worldwide release on 29 April 2016.

Metadata
Runtime
Director N. Linguswamy
Release Date 29 April 2016

COMING SOON
Poster for the movie “”
Poster for the movie “Naa Peru Surya – Naa Illu India”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Mukunda”
63.016
Poster for the movie “Dilwale”
76.663

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

110 COMMENTS

  1. plz fanproj filimkaan mudaan rabay inaan idiin weydiiyo cunugaan jackia shrof waan ka danbeyaa soo dayaa biri oo sabdi ah kan nosoodaaya kuwa kale naga dhaaf

  2. Asxaapta fanproj waxaan rabay flimkan in lasoo galiyo sababta oo ah caadi maah waa isoo jiitay asxaapta flimkan soo gasha asxaapta idinkoo xumaan u arkay sabtida soo socta wax kale soi maayo asxaapta

  3. asxabta wan idin salamay cawa iiku horeyso qoralka waxana u soqoray haben walba hindi ayan firsanaa lkn kormee ayan fiirsana filmada somaliga kuwa aan firsano waa hindi lkn waxa lo bahan yahay in an kor u qaadno aktarka somaliga ah marka waa in mar mar somaliga lasogaliya hadiba codkaas liigu raaco best somali films ayan tagersanahay waa anaga datka loo bahan yahay in kor qadaan filmada somaliga

  4. asxabey maxaa iskudhibeysan filmkan xata tiyatarada india lamsosarin waxaa lasoo saridon 29 April 2016. qiyaas markas kadib lee asxabta qalika ee fanproj weydiya

    Baaghi is an upcoming Hindi film directed by Sabbir Khan and produced by Sajid Nadiadwala. The film is scheduled for a worldwide release on 29 April 2016.

  5. 29 ka bisha afaraad uu soo baxaaaa asxaabta caadi iska dhiga filinkaan waxaa sugnaabo waa bisha shanaaad bilaawgeeda dulqaadka badiya marka

  6. ha wallhy filinkaan waan ka helay marka waxa aan doonaya in sabatida laso galiyo adinkoo mahadsan wallo mcn

  7. waa ni barya so daya filimkan wa sugi la ahay plz so daya aniga xubinta dadka lacagta dhibo a ka midahay marka no so daya lacagta wan baxiyaye

  8. Sidaan Fanproj ugu haaye waan daalan Bal waqtiga ey filimkaan soo daayaan iska sugeynaa schedule Ka kuma jiro Fanproj waa idin sugeynaa

  9. kkkkkkkkk marka hore waan idin salamay asxabta fanprij teeda xikta asxabeey side wali filin aan sobixin loohelayaa iaat inyar fikirtaan isku daya ileen dadka lama xasdeyee

  10. asc asxbta fanproj ku xiran iyo inta ka shaqaysaba salaan ka dib waxaa aan idinka codsanaynaa inaa qadarin siisaan dadka membershibka ah iyo kuwa kale oo isku daydaan suaalaha ay qabaan inaa ka qancisaan oo si adeeg hufan ah ugu shaqaysaan taas oo macnaheedu tahay ilaa laga soo bilaabo 17march ilaa caawada oo ah 27 march dadka waxaa ay idin waydiinayaan waqtiga filinka la soo daynaayo igamana aha dhaliil ee waa rajo aan ka qabo website kani inuu sii jiro una yeesho maacaamiil wacan oo jecel kana hela adeega ay uu u qabto mahadsanidiin

    • Walaal Booramaawi & macaamiisha kaleba filimada qaar Trailerkooda waxaan soo deynaa filmka inta uusan wadanka India kasoo bixin si aan idinku soo gudbino filimadaqaar aan idinla jeclaano xiliga filmka wadanka India uuka soo baxaayo wuxuu ku qoran yahay Tailerka ama Boorsamindada fiiri marki uu marayoo 1 daqiiqo iyo 13second ayaa ku qoran xiliga India laga bixinayo filmka anagana markaa kadib ayaan idin tarjumi karnaa oo aan idin soo gudbin karnaa.
      Shacabkeena & macaamiisheena sharafta leh waxaan isku daynaa waxyaabaha qaar oo videoga ama webka ku cad ama ku sharaxan in ay iyaga shaqsi ahaantooda fahmaan qofki wa yaabo qaar fahmi waayo HELP meesha ku qoran ayaan muuqaalo ku diyaarinay fahansiinayo waxa ka dhiman.
      Waxaa kaloo jiro meesha ay ku qoran tahay SUAALO & JAWAABO asna wax yaalo badan webka ku saabsan ayaa laga fahmi karaa.
      MAHADSANIDIIN DHAMAAN.

  11. fanproj wxn idin weydiyey gorma filinkan lasoo deynaya mxa yelay walii wala dubaya yacni wala sameynaya wxn filaya in aanu dhaweyn filinkan

  12. Fanproj horta aad ayaad uu mahad santihiin dhamaantiin waxaan jooga germany marka xage lacagta kuso shubaa

    • ugaska dhalinta reeryurub Germany wakiil ayaa noo joogo webka gal lacag bixin taawo Bank germany taawo meesha ayaad ka heleysaa macluumaadka

  13. Kkkkk wlhi yaab waaye filin aan weli soo bixiin oo cajaladihiisa addunka loo qebiin side fanproj ku soo dayaan

    Asxabta filinkan weli ma soo bixiin xita reer hindia oo dhan ayaa sugayaan filin aan soo bixiin maa la soo dayaa

    Filinka marki uu soo baxo 29 April oo fanproj soo fasiran ayaa la soo daynaa insha allah dulqaatka

  14. Kkkkkkkkkkkk somalida maxa kaqaldan waloshega mabamalayan hadalba waxey kadhigten sodaya no walahi wankayabay

  15. aad baan idiin slmyaa dhmaan fanproj wxn idin weydinyaa idikoo mahdsan filmka baaghi wuu soo bxy ilaa hatana wxa laga jooga 3maalmood mrkaa gorma ayaa turjumadiisa dhameyneysaan plz

    • Yuusuf waa sax wuu soo baxay lkn ku xisaabtan in tarjumaad u baahan yahay oo tarjumaadana waqti u baahan yahay marka howshiisa waa lagu jiraa dulqaad lahaada waan soo deyneynaa

  16. Asc asxapta wan idinsalamaya waanadku mahadsan tihiin raligalintiina waxaan marlabaad codsaneynaa filinkan baaghi idinkoo mahadsan

  17. Asxabta fanproj ad ayaado u mahadsantihiin filin aan xiseynaye ayaa soo galiseen thnks fanproj ad iyo ad

  18. SΓ₯nt i walbo filim cusub ayaa naga balan qaten ee aaway manta flim ka cusub oo Γ€n sugey nay

  19. Filimka Baaghi wuu kujiraa laakiin sidii aflaantii hore ma ahan waxbaa ka qaldan toos looma daawan karo maxaa ku dhacay

    • Hadii mobile ka aad ka daawaneysaan waxaad u baahan tihiin App ka oo Zenplayer inaad soo dagsataan
      Hadii computerka aad ka daawaneysaan wax app ah looma baahna

    • Axmed Ahmedzz hadii alcag aad soo dirtay cadeynta sawir kasoo qaad kadib webka gal Caddeyn taawo meesha kuso odir

    • sadiik omar Zenplayer ka markaad soo dajiso webka ka bax dib usoo gal kadib filinka ku dhifo wax yar hoos u bax waxaa meesha kugu qoran
      Click To Open With APP
      kaasi ku dhifo kadib wuu shaqeynayaa

  20. asc fanproj marka hore waxaan idin leeyahey waxa wanaagsanan laheyd inaad macmiisha gancisaan ilaa shaley ayaan masej idiin soo direynaa mananooga soo jawaabeysaan maxaa dhaceyne

    • Warda asc wixii suaal ah ama cilad ah webka qeybta contact ayaan ku diyaarinay in nagalasoo xiriiro jawaabtana emailka ayaan kusoo dirnaa lkn hadii comment lagusoo qoro oo jawaabtana shaqsi ay quseyso dhanka comments ka makasoo jawaabno marka hadii suaal ama cilad ay jirto webka dhanka contact nagalasoo xuriir mahadsanid

  21. Axsan movie tnxs fanproj πŸ’”πŸ’“πŸ’œπŸ’–πŸ’•πŸ’”πŸ’“πŸ’œπŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘

    • Sadaq-s Cabdi cinwaankaaga wali ma furna hadii alcag aad soo dirtay cadeynta sawir kasoo qaad kadib webka qeybta caddeyn kusoo dir

  22. ASC AZXPT DHAMAN FANPROJ IYO AQAYARTA KALE E ILA MID KA AH….. SU’AL AYAN QABA AFLAANTA XAMARIKA AH MAD NOSO DESAN KUWA HINDIIGA IYO A
    MARE KAN KA WAN KA DHARAGNAY IN BADAN CAASI O KALE CALAF JEEKEY WAN TAGERA WLH XAMARIGA U KU JIRO WAA QOSOL IYO QISO
    HAA LAA TIJABIYO RER FANPROJ

  23. hhhhhh alleelahe waxbaa kadhacay maxaa calaacal baxaya meshan akhyaareey qaska kadaaya wepsiteka —bahda fanproj way dadalayan ee u dulqata
    film iska soo daa ma aha waa in waxtar laga hela micnaha faa,ido waa inoo soo celiyaa qaska kadaya ciyarta

    • mahadbuule fiinkan waa ku jiraa cinwaankaaga waa inuu gold ahaadaa hada cinwaankaaga wuu dhacsan yahay dib u cusboneysiiso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here