Baahubali 2: The Conclusion Af Somali

91
186224
Poster for the movie
Β© 2015 Sreshth Movies βˆ’ All right reserved.

Baahubali 2: The Conclusion

Action, Adventure, War

20172 h 41 min
Overview

Baahubali: The Conclusion (English: The One With Strong Arms), is the upcoming sequel to the 2015 Indian Telugu and Tamil film Baahubali: The Beginning. This film was directed by S.S. Rajamouli and features Prabhas, Rana, Anushka Shetty and Tamannaah in the lead roles. The film is scheduled to release in 2016

Metadata
Runtime 2 h 41 min
Director S.S. Rajamouli
Release Date 28 April 2017

COMING SOON
Poster for the movie “”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

07106708dd2d090ea8f4635b9dc3dc15_pt_xl
36.621
Poster for the movie “Policegiri”
166.476

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

91 COMMENTS

  1. war kuwaan ilahay ha xafido maxaa abaalkooda ku godnaa ilhaay il idima tuso waxaan rabaa filimkaan in aan dawadi ciida soo socota inshallah
    viva fanproj guul

  2. Wallhi san filinkan usugayey markan ogadey qeybtisa labad inlasameyn ila hadan sugin pls hasanan hameynkasta kafirinayey inad sogalisan iyo inkale ee nogu dadala filmkan

  3. filimkaan 28 april ayaan tiyaatarada caalamka lasaaraa marka hala sugo anaga ayeey inoo maqanyihiin asogoon lasaarin tiyaatarada caalamka fanproj masoo dayn karto

  4. ASC, ASXAABTA FANPROJ WAXAAN IDINKA CODSANAYNAA IN MARKA AAD TURJUMAYSAAN FILIMAANTA AAD SI TAXADAR LE U TURJUMTAAN OO HADALKA SI LO FAHMO FUDUDEEYA SIIBA JEEKEY MARKA UU DUQOOSHINKA KU TURJUMAAYO CIYAAL CIYAAL CAMAL UU U HADLAA MARKA SI MIISAAMAN U TURJUMA. AADNA WAAD U MAHADSANTIHIN HAWL AAN ABAALKEEDA LA IDIN GUDI KARIN AYAAD UMMADA U QABATAAN.

  5. Waaaaaaaw waaa filinkii aan sugaayey sanadka dhan waaaw faanproj waad ku mahadsantihiin soo daynta filinkan ILAA GOORMA AYAA LAGA YAABA INUU DIYAAR NOQDO FILINKANI II JAWAABA FADLAN. MAHADSANIDIN VIVA FANPROJ

  6. fanproj waxaan ka codsanayna in ay no so dayan bahubali 2 maxaa yeelay waxaan sugaynaynay mudo aad u dheer
    fadlan fanprog waad mahadsanatihin
    waana idin salaamay

  7. no soo daayo fadlan fanproj filimkan caadi ma ahan markii igu horey waxaan ku daawaday af hind waxaan rabaa inaad ku daawo af somaali fadlan tix.

  8. Comment:qoto qoto camal miyaaa walaaalo waaan raagsanay filmkan dkaygiiyow fanproj allay laheee waaan idinku faanaye waa goorma soo dayntiisu

  9. Comment:asc asxabta sharafta leh waxan salamaya dhamam reer fanproj waadku mahadsan tiheen shaqada wanagsan aa nooqobaten malmahan jakey mala maqlo mxa dhacay

  10. No so daayaπŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜ƒπŸ˜ƒπŸ˜ƒπŸ˜ƒπŸ˜ƒπŸ˜ƒπŸ˜ƒπŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€

  11. kkkkk
    asxbey filimkaan 28 ka April cinema da Hindiya iyo .. ayaa la saaraayay
    xiliga Fanproj uu soo gaaraayo lama oga ee iska suga ..

  12. Waaaaaw filinkani waa filin in muda ah aan wada sugeyney dhalin yaro waxaan idin sheegayaa yaanan la dagdagin si aynu u daawano isogoo muqaalkiisa iyo cudkiisaba. Si wanaagsan ilaa bari isniinta Dag daga ha la joojiyo

  13. fanproj ma codka dhagaystaad na tidhaah deen sxb fanproj muuqalku ma muuqdo ee dib marka HD Laga dhigo u soo cusbaynysiiya

    • Muuqaalka inuu muuqdo waxaa sababay in macaamiisha ay dulqaadkooda aaad u yar tahay oo ay noo soo jeediyeen codsiyo fara badan in ay de deg ku helaan iyo in taariikhda trailerka ku qorneed ay u maleeyeen taariikhda anaga aan balan qaadnay sidaas darteed ayaan ugu soo deynay in ay qancaan in aysan jirin filin walbo cusub oo soo baxa in muuqaalkiisa uu xun yahay oo HD ga dib usoo bixi doono.

  14. Aad iyo aad ayad umahadsanthn dhamaaan asxaapta fanproj production aflaanta cusub noo Soo dadajiyo akhyaarey film dhuruva afsoomali ram charan aan aad iyo aad ugu baahnaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here