Baby Af Somali

20
78541
Poster for the movie
© 2015 − All right reserved.

Baby

Thriller, Action, Crime, Mystery

20152 h 40 min
Overview

An elite counter-intelligence unit learns of a plot, masterminded by a maniacal madman. With the clock ticking, it's up to them to track the terrorists' international tentacles and prevent them from striking at the heart of India.

Metadata
Runtime 2 h 40 min
Director Neeraj Pandey
Release Date 23 January 2015

COMING SOON
Poster for the movie “Mudinja Ivana Pudi”
Poster for the movie “Sanju”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Policegiri”
62.671
Poster for the movie “Dhoom”
24.846

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

20 COMMENTS

  1. war wllaha fanproj idin ka ayaan idin ku haysta ee bro miyaad film kann iska siiid aysaan laba daqiiqo intaad naga saartaan ee xayay siis ka film ka mar horaad so galiseene iska siidaya

  2. film wala sii daayay dadka ayaga ma iska hadlan fanproj wey naga haqab tiree…baahida aan u qabno filimanta ..tnxs all of ..shaqalaha fanproj

  3. Aniga waan la yabaa dadka qaar marka aan arko waa markii iigu horeysay oo aan comment aan so dhiibo ..waxaana igu kalifay dadka..iska hadlaayo ..war fanproj baahida filimada aan u qabno wey naga haqab tireen ..marka waxaan i din dhihi lahaa adinko iska hadlin .marka hore wax hubsada ..

  4. mustaf bro waxaa jiro qabab badan oo lagu bixin karo lacagta marka…info …oo buuxo waxaad kala xirireeysa ..dabcan fanproj , lacag bixinta mesha ey ku qoran tahay kor ayey ku talaaa..waxaan ku rajeyna memberka fanproj in aad ka mid noqon doonto

  5. Azxaabta sharafta qiimaha qadarinta mudan waan idin salaamay waadna ku mahad san tihiin sida aad filimada noogu soo bandhigteen
    Waxaana idinka cadsan lahaa inaad
    Noo so daysan laba filin oo kala ah #lingaa iyo #robet waa codsi ka yimi dadwaynaha

  6. boby iyo robot waa hore baa lasoo daayay asxabey wxaa ku dhufataan shearch kadibna filimkaa doneysid magacisa ku qor amase hadi aadan aqonin filimka magacisa karaadi qeybta filimada aqon la,aanta waa dhib hadii idan aqonin dadka idiin dhaw oo yaqano weydiya filimada aad shegeysan waa filimo waa hore mesha lasoo galiyay

  7. boby iyo robot waa hore baa lasoo daayay asxabey wxaa ku dhufataan shearch kadibna filimkaa doneysid magacisa ku qor amase hadi aadan aqonin filimka magacisa karaadi qeybta filimada aqon la,aanta waa dhib hadii idan aqonin dadka idiin dhaw oo yaqano weydiya filimada aad shegeysan waa filimo waa hore mesha lasoo galiyay

  8. fanproj asxaabay maba fiirsa karo aflanta dhan muqaalka ma iso baxayo filin walbo wa isaga maqnana mxa jiro bror yal dhankina miyaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here