Bruce Lee – The Fighter Af somali

70
140729
Poster for the movie

Bruce Lee - The Fighter

Romance, Action, Drama

20152 h 31 min
Overview

When a stuntman is mistaken for a police officer, he begins fighting crime.

Metadata
Runtime 2 h 31 min
Director Sreenu Vaitla
Release Date 16 October 2015

COMING SOON
Poster for the movie “Badhaai Ho Badhaai”
Poster for the movie “Sanju”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Happy New Year”
57.886
Poster for the movie “Don 2”
42.885

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

70 COMMENTS

  1. asc aqarta fanproj aad aya idin salama wana ku mahad santiin filimada aad so galisana inaba caadi maha,,,,, gorme lasodeyna flinkan

  2. Thanks my dear fanproj, filkaan dalabkiisa dhowr jeer ayaan idin soo gutbiyay mantana waa noo aqbasheen Marka fanproj jir oo joog ayaan idin leeyahay dhamantiin waana idin wada salamaya dhaman shaqalaha bahda fanproj Iyo macamishtooda thanks

  3. fanprooooj aad baaaad uu mahad sn thn filimkan inbadan baan sugaynay thanks thanks fanprooj
    aad baan idinku mahad naqayna

  4. Asc Asxbta: Bacda salan waxaan idinka codsan laha in aad WEBKA Soo gelisaan Gabar-Singh
    cast by: Pawan kalyan and Shrutti hassan IN 2013 INDUSTERY MOVIE

    • Wcs walaal, filmka aad soo codsatay waa Copy Dabangg waa isku sheeko marka sidaa dartiis film la xiiseynayo ma noqonayo maadama Salman Khan uu sameyay filmkaas markiisa hore.

  5. tnx fanproj … lkn ACTORKA lagu magacaabo pawan kalyan aad ban u xiiseeynaa … filimkiisa camera man ganga tho ram papu wa filim aad loogu hely marka filimkiisa noo soo codeeya !!!!!!!!!!1

  6. Asxaapta maxaa ku dhacay sabtida ayayba balantu ahayde maxaa jira maad soo galin fadlan waan sugi kari la ahaye please

  7. Fanproj maxaqaldan filimka aan maanta sugeyne maxaa kudhacay maba noo furmaayo mise waxaa jirto cilad farsamo oo xagiine ah.

    • Maria abukar Axmed cilad ma jirto hadii mobile aad ka isticmaaleysid filinka korkisa qoraal ayaan kusoo qornay qoraalkaasi aqri kadib programkaasi mobile kaaga kusoo dagso kadib wuu kuu furmayaa

  8. Asc fanproj wan sodagsaday ebaad ayaan ka isticmalaa blasé ima shaqenayo ee pls naga hagajiya musa ayaan sugayey filnkan

  9. asc fanproj aad aya umahad santihi shaqda aad qabatan. aniga suasheda waxa eey tahay zen player smart tv laguma daginkaro marka sideen ku firsan karaa filmkan thanks

    • Hussen Hassan smart ilaa iyo hada diyaar kama aha waalasoo hagaajin doonaa dhanka smartiga marka laptopkaaga ama computerkaaga ku xiriirso smart

  10. Fanproj saaxiibayal bishaan sadexdeeda waxaan soo diray lacag Evc plus welina wax jawaab ah mahelin marka dhowr jeer cadeynta waan soo diray welina user kayga la iima furin

  11. Fanproj filim aad umacaan ayaad soo galiseen filimaanta tollywoidka ayaa shidan noosoo daa duyaa waad mahad san tihiin

  12. Waad ku mahadsantihiin Filimkaan oo aan sugaynay muddada dheer Runtii howsha aad bulshaweynta soomaliyeed u haysaan ayaan idinku taageera , waa film aad u macaan laganaa shaqeeyay waxaan idinku darayaaa Horay. U Socda waxaad tihiin wadadll horumarka Tarjumida aflaamta

  13. Asc aqyaarta fanproj waxaan idinka cudsanayaa in aad filimkan inoo suu turjuntaan anigana waxaan kamid ahay gold meprka kun iyo 1jeer waa iga cudsi
    Son of Sardaar 2 South Hindi Dubbed Movies 2016 | Allu Arjun, Prakash Raj, Mukesh Rishi, Raghu Babu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here