Cameraman Ganga Tho Rambabu Af Somali

43
101774
Poster for the movie
© 2013 T-Series − All right reserved.

Cameraman Ganga Tho Rambabu

Foreign, Drama

20122 h 20 min
Overview

As for the film, Cameraman Ganga Tho Rambabu is another story of corrupt Indian politics brought to its knees by a single man, in this case Pawan Kalyan's Rambabu. When Rambabu is spotted defusing a potential riot he becomes something of a folk hero in Andhra Pradesh, and Cameraman Ganga (Tamannah), a newswoman eager to climb the corporate ladder, decides to take advantage of his new celebrity by bringing him on as an investigative reporter of sorts at her TV station. There is tension, suspense, a love triangle, murder, and numerous fights and songs, and it all adds up to what seems to be an above average masala film, and a return to form for director Puri Jagannadh.

Metadata
Runtime 2 h 20 min
Director Puri Jagannath
Release Date 17 October 2012

COMING SOON
Poster for the movie “Bank Chor”
Poster for the movie “”
Poster for the movie “”
Poster for the movie “Baadshaho”
Poster for the movie “A Gentleman”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

baaghi-new-poster
151.249
Poster for the movie “Policegiri”
83.332

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

43 COMMENTS

  1. Asxaabeey Temper baaba turjumane pawan kalyan maxad nagala doonteen ama aad jimcaha danbe uga dhigi weydeen temper
    xayeysiintiisa mar hore aad soo galiseen waxayna u badan tahay inuu diyaarsan yahay maadama maalin hore aad muuqaal kooban
    kaso bandhigteen ee fadlan jimcadan hadadan ka dhigi kari jimcada danbe yaan la dhaafin fadlan

  2. Fanproj filimka B………….m noo soo fasira waana filim aad u macaan waxaana wadaan N.T. Rama Rao jr, Kajal Aggarwal iyo Samantha iyo weliba waxaa ku jira ninka aad funny u ah magaciisuna yahay leeleefow ama isku dhuuq waa codsi

  3. Asc wr wrb
    Salaan gadin fanproj waxaa u sheegi lahaaa inaa maalmahan danbe soo xumaateen sababtoo ah 1 bil lasoo dhaafay wax film fiican maanan daawan.
    Isbuucii hadii aan hal film fiiican daawano waa u qabnaa lkn ina filimaan xayeysiiin ah meesha noo soo galisaan ma fiicna oo waxaas waa waqti dhumis

    • Wcs, waxaan ka xun nahay in aad adiga jadwalka la socon, balanteenana weli hal jeer meysan baaqanin sidi aan jadwalka u bilownay isbuuc walbana film cusub la tarjuay ayaan soo deynaa hadii aad araktay film horo 2012 ama 2013 ah waa dalab cusub shacabka nagu xiran ka yimaaday in loo soo tarjumo sida Rab Ne Bana Di Jodi.
      Xayeysiin walboo arkeysana filmkiisa waan soo deynaa filimaan aan weli wadanka India kasoo bixin ayaa jiro oo xayeysiintiisa idin soo bandhigno micnaheeduna ma aha xayeysiinti aan soo bandhigno in filmkiisana isla markaa aan soo bandhigi karno.

        • In lasoo deynayo shaki kuma jiro, balse liska sida ay u kala horeeyaan waa in aan usoo deynaa sidaa darteed Temper waxa ka horeyay filmkan, Dulqaad wacan.

  4. Asc asxaabta fanproj aniga waxaan idin ahay taageero webkiina ku xirN
    Waxaan doonayaa filimkaan goormee ayaad soodeyneeysA waan sugi la ahay pls

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here