Commando 2 HD Af Somali

39
109766

Commando 2: The Black Money Trail

Action

20172 h 03 min
Overview

India's most wanted Black Money agent, Vicky Chaddha, gets arrested in Malaysia and is kept in a safe house by the Malaysian authorities, along with his wife. A team of four is being sent to Malaysia to bring them to India. Apart from the growth of inter-personal relationships, the mission has quite a few twists and turns on its way. The story follows Karan as he uses his brain and brawn to recover all of the laundered black money.

Metadata
Runtime 2 h 03 min
Director Deven Bhojani
Release Date 2 March 2017

COMING SOON
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Policegiri”
40.111
dvdh022
40.318

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

39 COMMENTS

  1. Asxabta fanproj waad salaman tihiin maal mahan filimantii action ka lahayd waad naga daahiseen please idinkoo raaliya filimaanta macaan noosoo daaya
    labada maalin ee sabtida iyo axad ayaanu fasax nahay markaa please waan idin jecel nahee filimaan cusub todobaad yadan idinkama hayno
    please qaybta freega ah hadaad awodaan nosoo daaya waan noog nee thanks for fanproj

  2. marka hore waan idin salamay dhamaan akhyaarta fanproj marka xigta salan ka dib waxaan rabnaa idinkoo raaliya filmkan cimmando 2 inaad no soo daysaan mahadsanidiin

  3. Walahi fanpr gacan ba utagay waa landheere ilove u fanpr hindi markuu aaa uga so baxo wan dawanaa marka waa in aan umahad celinaa viva

  4. Asxaabta Fanproj Jeekeey, Faarax Akshey iyo dhaaman wad mahadsantihin Asxaapta marka Hore Salan Kadip Waxan idin dhihi Laha Fanproj Waxa joga rag codeynta Ku dheeraya o aad xarifiin u ah Sida ajakis iyo Jeekey Imika aflaamtan dampe waxa jira waxanu waynay Hal Cod O Qosol ah Halkaas Codna waxa waaye Codka Qawdhan
    Asxaapta fanproj hadanu nahay tageryashina welipa anigu Eevry day wan boqda page kan fanproj waxanu idinka codsanyna inaad Kuso dartan filimanta Codka Xidiga weyn e Qawdhan ..
    Allae Mahad Leh Wad mahadsantihin idinkuna Fanporj One Love

  5. Wad ku mahadsan tihiin bahda fanproj production howshaad haysan Qaasatan aniga aad ayaan idin kugu qanacsanahy asxabta waxan idin ka codsanaya flimka OK JAANU ina free iga soo dhigtan idin koo mahadsan guulesta

    • Abshir Caagane waad mahadsan tahay teda kale yaa kugu yiray ok jaanu aa lacag ah filimada dhan waa wada free sanadkan janaayo ayaa laga wada dhigay free lkn anaga ayaa wali soo deynin ok jaanu iska sug waan soo wadnaa goor dhaw

  6. asc bahda fanproj, aad ayaa u mahadsantihiin sida wacan oo bulshada wax uku qabtaan, hal codsi ayaan rabaa hadey macquultahay, iskudaya inaa filmada caruurta soo badisaan sida cartoonada waliba ayadoo cod ilmaha laku fasiraayo ilmahane bulshada ayay ka midyihiin halala shiqeeyo mahadsanidiin walikiin jira

    • cinwaanka waa. fanproj.com
      furaha waa. galdaawo
      dhamaan qoraalka waa wada far yar yar
      hadii faahfaahin dheerad rabto facebook messege nagala soo xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here