Dear Zindagi Af Somali

35
86030
Poster for the movie
© 2013 T-Series − All right reserved.

Dear Zindagi

Drama, Romance

20162 h 29 min
Overview

An unconventional thinker (Shah Rukh Khan) helps a budding cinematographer (Alia Bhatt) gain a new perspective on life.

Metadata
Runtime 2 h 29 min
Director Gauri Shinde
Release Date 24 November 2016

COMING SOON
Poster for the movie “Mannar Vagaiyara”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
45.943
Poster for the movie “”
14.965

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

35 COMMENTS

  1. asc asxaabta rer fanproj waxad balan qaaden in aad free ka dhigaysan filmda . wixi ka bilowda 01.01.2017. maxa dhacay oo aad iso dayn wayden filmda cusub mise balan been ah baad ka qaaden bulshada idinku xiran xili walba fadlan soo daaya filimada cusub oo idin xiran

    • Sidaan balanta u qaadnay waaye balan ka bax ma naqaan filimada waa free lkn filin walbo waqti lagusoo daayo ayuu leeyahay waqtigiisa ayaa lasoo deynayaa waxaa mar walbo soo horeeya kaartada filinka matka nala fahma nidaamka uu ku socdo http://www.fanproj.com

  2. Asc asxbta fanproj waxaad ku mahad santihiin hosha aad u heesan dadweeynaha kadib hadan abaro nuxurka aan usocdo s3maloo sameeyay ama ma furteen

    • wcs samiir horta filn walbo oo daaho sabab ayuu la daahaa filinka Sarrainodu waxa uu u daahay ilaa hada mala haayo asagoo af hindi ku hadlayo marka sidaas dartiis waa inan sugnaa

  3. wooooooow waa best film thanks fanproj inbadan fu aad waaa shahrukhan ka somalia nin weyn filimada qisooyinka macaan sidaan noogu soo turjuma sida kapoor and sons,queen,tannu weds manu retutns,piku,dangal,

  4. Fanproj waa dad bulshadeena habeen iyo maalin usoo jeeda marka dhibka haalaga daayo dulqaadna hala muujiyo
    Filinkasto mcna inaan daawano way nala rabaan.
    Aad iyo aadbad umahadsantihin jiro jooga.wiilkayga dhalan raba faanprojban ubixin rabaa.

  5. Xaqiidi wxn dhaho ma aqaan. kaliya waad ku mahadsan tihiin dadaalkiina filmkan bil ama 2 bil ka hor ayuu soo baxay waanad soo turjunteen waliba soo dayseen wow …. bravo Thanks a lot FANPROJ

  6. asc asxaabta fanproj suaaal aaaan qabaaaa waxaaan idin waydinayaaa appka ma waxaad ugu talo gasheen somsung mise iphone waayo dadka haysta iphone sidee ku heli karaaaaan google play bes maad usamayseeeen

    • App ka hada wuxuu ku shaqeynaa Android oo kaliya dadka iphone heysto howshooda waa lagu jiraa markaan diyaarino ayaan webka iyo facebook kusoo qori doonaa

  7. Fanproj Waad Ku Mahadsantihiin Filmskina Badana Nuxurka Xanbarsan Aad Nooso Xusha, Hal Midban Idinka codsan Laha Codka Actorska Isku Dheeli Tira, Sida Imika SRK oo Kale Cod Kii Loogu Talagalay Aya Hayay, Balse Hadii Aad Dhawii U Dhiibtan Anba Lee Love, 😂 Malayacni Ayu Noqonaya Actorka Codkiisu Sido Kale Gabdhaha Isku Dheeli Tira codkoda Ma Xumayn Codki Hayay,Balse Atariishoyinka Hablaga Rayi Ahan waxa Ila Fiicn Atarishada Xabeebta Leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here