Dhruva Af Somali

88
185355
Poster for the movie
© 2016 Geetha Arts − All right reserved.

Dhruva

Crime, Thriller, Action

20162 h 45 min
Overview

A committed police officer is on a very dangerous mission to destroy the most corrupt person in the country, Siddharth Abhimanyu.

Metadata
Runtime 2 h 45 min
Director Surender Reddy
Release Date 7 October 2016

COMING SOON
Poster for the movie “”
Poster for the movie “”
Poster for the movie “”
Poster for the movie “”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
11.235
Poster for the movie “Force”
49.230

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

88 COMMENTS

  1. Plz Fanproj Studio waxaan si sharaf leh idin ka codsanaynaa hadaanu nahay dadka ku xidhan fanproj inaad filmkan aad noogu dadaashaan sidii aanu u daawan lahayn ee noo soo geliya……..

    Thank you to Fanproj Studio Muqdisho

    • Filin walbo aan daahino sabab ayuu la daahaa micnaheeda ma aha in la iloobay ama leyska daayay filimada maku xerna kanaa horeeyay iyo kanaa dambeeyay system kale anaga noo gaar ah ayey ku xeran tahay waan soo deyn doonaa xiligiisa.

  2. asxaabta filmkan lama haayo isagoo dhameestiran ee iska dulqaata markii la helo ayaa la soo turjumaa aniga isagoo afkala ah xitaa waa waayay

  3. fanproj aad ayaad u mahadsantihiin waxaa tihiin dad daacad ugu adeego shacbigooda sa id ayaan idin jecelnahaya jira oo jooga dad jiro ayaa tihiina waxaa noo fiicnaan laheyd inaan helo dowlad sidiina camal shacbigeeda u jecel thanks walaalha fanproj

  4. Asc asxabta fanproj marka hore wan idiin salaamay marka xiga talo waxaa jiro filimo badan oo borsa miitadiisa so ban dhigten misena adan dhamestirin waxa nasiib xumo ah idinkow wili ma caamiisha adan u so deenin in meel kale ama chanal kale so deeyo misena sixun u fasira maxa yeelay shaqadiina ayaa ka kawisen chanalada kale ayaa jaanis siisen anagu hatii aanu nahay ma caamiisha waxan idiin dooraney hormuudka chanalada manta jiro waxa idiin ku mahad celinaa sida hufan ama sida wacan aad inoo qancisan waqti kasto iyo sacat walbo midaas ne waad ku mahad san tihiin ok mida kale waxan idiin ka cod saneena hatii anuna nahay ma caamisha shaqo hagar la,an iyo wax qabat la taaban karo iskana ilaaliya kuwa cadow idiinku ah waxbo jaanis hasiinina plase ka feejig naada waxee raban magaciina in ee ku ciyaaran lkn anagu ma ogalan toono hatii anuna nahay ma caamisha fanproj ok waa mahad san tihiin dhaman asxabta fanproj asc

  5. [email protected]

    filimkaan xayiiysiintiisa ayaa la dhacay eefadlan soo dadajiya

    • Scm fanproj dacwo ayaab qabaa waxayna tahay
      Filimaanta oo dhan markaan doono inaan daawado ama dejisto videwgii ayaan soo baxayn ramadaantii siday usoo gashay ilaa hatan please wax iga sheegaa ciladaas aqyarta qaaligaga ah
      Thankz all of You

  6. waa idin salaamay dhamaan aqyaarta fanproj iyo dadweynaha sharafta mudan waxan rabnaa filmkaan inee noo soo daayaan fanproj waad na mahadsantihiin

  7. what is wrong in this film?????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????/???????????????????????????????????????????????????????

  8. Xeey ka walax tahay labadaan filimaan oo hal laadar misana isku xayeeysiin ah THANI ORUVAN & DHRUVA haday isku mid yihiin dhruva inoo soosiidaaya

  9. Asxaabta fanproj filmka maad soo daaysaan 2016kii ayaa balanqaadeen ilaaa hadane wax aad soo saarteen majirto ee naga soo saara filim kan waa sugi la nahay

  10. Asc asxabta fanproj eid wanagsan waa goormee filimkan wax badan ayaan sugenay inoo soo daaya ciida aan ku cidesanee

  11. Rer fanproj waxan idhen waye dini film kan maad ilodhe nosodaya please waan dalne isdhaan usugeyne please🙏🙏🙏🙏🙏

  12. Fanproj thanks inbadan ram charan oo ciraaq u turjumaayo filin oo ku banaan yahay. Codka ciraaq markaan maqlay horay aaba comment kasoo qoray waa labo isku fcn ciraaq iyo ram charan.

  13. Bahda Fanbro sxbiyaal maxaa qaldan filimaanti hore xataa iima furmayan yacni markan dhaho play dheh iimaba soo sarayo muuqalka filimka kaartada filimka lee kujirta waxan kahadlaya filimanta aad horay usoo geliseen xataa ma idinkaa xiray..? ____MAHADSANIDIIN___

  14. waan aragnay fanproj waad mahadsanthin
    waliba rag turjumayo filinka aan arkey oo mar hore igu danbesay
    sida iraq abdi waan tageera ninkas adinkana sidokle

  15. Fanproj dhib ahaa i haysta mrkan is idhaa daawo film maba helayo meel aan play ka dhaho beryahan ba ciladaa ayaa haysata fadlan caawiya xitaa ciwaan gmail ah wan geliyay.
    Fadlan i caawiya
    Fadlan hore igu soo jawaaba
    Thanks Fanproj.

  16. fanproj mxaa khaldan mrkan is idhaa filmka daawo maba ii soo bxyso meel aan ka play greeyo fadlan i caaawiya mxaa khaldan
    dhibaatadaa ayaa baryahanba i haysata fadlan hore uso jawaaba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here