Dookudu Af Somali

50
97119
Poster for the movie
© 2013 T-Series − All right reserved.

Dookudu

Action, Drama, Comedy

20112 h 54 min
Overview

A young policeman hunts down the men who caused the accident that put his politician father into a coma.

Metadata
Runtime 2 h 54 min
Director Srinu Vytla
Release Date 23 September 2011

COMING SOON
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
36.237
faqir & Tajir
7.960

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

50 COMMENTS

  1. Sideen ku bixiya lacagta waan fahmi waaye meesha lacagta markaan tago mise waxan ku qoraa numberka finland inkasto aanu shaqeyneyn numberkaasi

  2. Asc fanproj asxaabta qiimaha iyo qadarinta mudan saln ka dib asxaabay waxan idinka codsanaynaa inaad noo badisaan fasirida filimada south india ee la yiraa Telagu waliba aktarka dabka ah ee NTR IYO ALLU ARJUN MAHESH ABU REVI TEVA PRABAHS DEV asxaabay aktaradaa filmkooda ayaan idinka dalban lahaa adinkoo mahadsna

  3. Fanproj adinkoo mahadsan waxaad ii sheegtan lacagta aan ku dowload karesan karo filamada aan u bahanahay adinkoo mahadsan wax war bixin kama haysto iyo waliba halkaan lacagtas ku shubi lahaa mahadsanidiin

    • WcsBashir caate webka markaad gasho lacag bixinta raawo waxaad ka heleysaa inta nuuc oo lacagta loo bixin karo midii adiga kuu fudud kusoo bixi kadib caddeyn taawo foomka soo buuxi soo dir.
      Wixii macluumaad intaan dheer webka qeybta Help gal videoga ku jiro daawo meesha ayaad wax walbo ka fahmi kartaa
      Hadii suaal kale dheeraad ah aad qabto webka qrybta contact taawo kadib suaal fariinta meesha noogusoo gudbi

  4. Asxabta fanparoj wadinsalamay salan kadib fadlan ishega waqtigey lacagta iga goyso siyan isla waqtigas tankale usodiro mahadsanidin

  5. papapapapapapappa waqti badan ayaan sugaayay aflaamta tollywoodka lkn hdda ayaad so dayseen … this weeks aflaamta tollywoodka aya soconaayo siday ila tahy ….. tnx fanproj

  6. Asxaabta fanproj aad iyo aad ayaad umahadsantihiin howsha fiican ood noheysan su asheyda ayaa waxa aytahay ahaan israjestar gareyay ayaan rabaa inaan bixiyo lacagta waxana jogaa aostria marka xawalada somalida sideen idin kugu sogud biyaa mahadsanidiin

    • Ali abdalla colaad waxaa ugu fudu paypal inaad kusoo dirto ama konto qaabka aad usoo mareysid asagoo faahfaahsan waxaad ka heleysaa webka qeybta Help

    • abdirisaak lacag bixinta taawo inta wadan aan wakiilo ku leenahay ayaad ka arkeysaa hadii intaas wadan meel ka duwan aad joogto kontadeena Bank international ama paypal kusoo dir

  7. Comment:waxaan rabaa inaan kamid noqdo membarada sidey wax walbo inaan daawado iigu suura gasho ee sideebaan kunoqon karayaa oo aan kudaawadaa filimada aan rabo yaah aqyaarteyda commentga ayaana weydiinayaa sida ugu dhaqsiyaha badan iigu soo dir jwabahaaga

    • Walaal dhamaan filimada ku jiro hadii aad xiiseyneyso in aad daawato marka hore waa in aad is diiwaan galisaa (Register) sameysataa username & password aad ku galeyso webka kadib inta bilood aad rabto aad bixisaa lacagta qiimooyinka & meelaha aad ku kala bixin karto waxaad ka heleysaa:
      http://fanproj.com/lacag-bixinta/

  8. filimkan maxa cawada ma aheen miyaa ima furmaayo sidee wax u jiraan fanprpj miyad ka badasheen waqtiga ma jimcada dambaa i fah fahiya filimka dhagan ee dookudu waa korma fadlan

  9. asc asxpta fanproj waxn rabey in aa iisheegtaan lacagta sida loogu shubayo iyo sida loo isticmalayo iyo inta lacagtu leeg tahay mhadsanidin

  10. Asc saxibayal Internet ficaan ma haysano mobile ayaa Kasi firsana istag ayuu nagu dilay qab fudeed looga dhigi karo ma jiraa istag ayuu nafta iga qaaday

    • khalid yare filinka meesha play ga aad ka taawaneyso dhankiisa midig waxaa ku yaalo meel ay ku qoran tahy HD meeshaas taawo cabirka ugu yr ku akeey

  11. Fanproj waad ku mahadsabtihiin filmkan oo aad noosoo siidayseen tanxx dhamaan asxbta fanproj oo u u horeeyo gudoomiyaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here