FanprojPlay

56
25017

FanprojPlay

Overview

A cop named DCP Rudra is transferred to a new police station. As the city is riddled with crime and corruption, he decides to bring law and order back for which he has to go against Nagori Subramaniyam, the local mafia. He does not believe in the system of going by the book and instead fights fire with fire.

Actors
Starring: —
Metadata
Runtime
Director
Release Date 15 October 2016

Poster for the movie ""

Aarzoo Af Somali

Poster for the movie "Race 2"

Race 2 Af Somali

Loading...
SHARE

56 COMMENTS

    • abdiqani
      15.10.2016 wixii ka bilaabdo waad soo dagsan kartaa Play store ka oo Andriod gal kadib fanprojplay ku qor meesha kasoo daji

  1. Asxabta fanproj Wan idin salamay salan ka dib waxan isticmalaa Samsung Galaxy S4 marka Oct 15th manta ayay ahayd marka appkina ma arko marka maxaa jira mise Wali miyaa Asxabta fanproj

    • Dib u dhac yar ayaa nasoo wajahay App ka waa diyaar waxaan Jawab ka sugeyna Google play inay ku darto Liisaska Appka ka raali noqda

  2. Asc dhamaan saa u dhantiin waan idiin salaamay.. Fanprojplay saa ugu qoraayay Google Play Store waan daalay ee waqti saxan oo laga heli karo app ka ha liisheego asxaabta ku xeranoow iyo shaqaalayaasha fanproj oo 24h garabkeena taagan alle dartiis baan idiin ijeclahay ee App ka naga soo fududeeya xoogaa waa nagu soo daahiseen idinkoo raali ah ❤❤❤❤❤ Jeekey see rabtaa filimaantiisa soo badi iyo leeleefoow 😂

    • Liibaan waankaa qaadnay salaanta waxaan aad ugu xunahay anaga oo ku tala galnay 15ka inuu diyaar noqdo hadana suurta gali weysay kaas cilada xageena ma aha ee waa google oo wali xageeda shaqo ka socda dhanka hawada galintiisa marka anaga xataa ma sheegi karno xiliga saxda ah ok google laga heli karo insha allah markey diyaar noqoto fariin ayaan kusoo qori doonaa webka Mahadaanidiin

  3. Waad Mahadsantihiin Fantastic Project Team, Appkan waxaad ugu talo gasheen dadka Android deviceska isticmaala kaliya ee maxaa xal u ah macaamiishiina isticmaasha IOS deviceska sida Ipod, Ipad iyo Iphineska???????

    • Asc Heybe wax walbo tartiib ayaa lagu gaaraa app ka hada aan sameynay markii uu suurta galo oo macaamiishana ay ku qancaan kadib IOS ayaa kusoo xigi doona maadaama hada dadka badigood Android ay u badan yihiin

    • Jay appka wali diyaar ma aha howl kale ayaa laga haayaa xiliga aan rajeyneynay wey suurta gali weysay markey diyaar noqoto anaga ayaa idiini soo sheegi doono

  4. Comment: waan idiin wada salaamay Asxaabta Fanproj . waxaa tihiin hooygeena hadii aan murugeesan nahay waxaan soo booqanaa page kiina waxaana nagu kalifay inaa filimaantiina daawano waa sida HD qualtity cod fasiix ah Turjumayaal lawada yaqaano Caan ah taas ne aad ayaan idiin kaaga mahad celinayaa waxaana kasoo booqdaa Page kiina (Switzerland). waxaana rabay inaa idiin weey diiyo Appkaan maliska dhaafay mise sanadka cusub aa noosoo deeyn rabtiin?? Google Play Store saa ugu raadinaayay waan daalay wixii jiro dadka e mail aa loogu soodiraa mise Web kaa lasoo dhigaa sidee u qancaan… hada ugu dambeeyntiin goormee idiin ka heleeynaa app ka waana mahadsantiin. Asc

    • Liibaan cabdiraxmaan xasan wcs app ka wali malaga tala bixin howl kale ayaa laga haayaa maadaama waxaan bilaab ay tahay qaldaad ayaa iska imaanayo marka waxaas ayaa la saxayaa waxaan rajeynenynaa sanadka cusub ka hor in la soxo aan soo daayno insha allah

  5. eed ii eedaa ing mahadsingsiing, sithy feyly oo ising iniis kasteenoo ing suupitheeng FANPROJPLAY App.
    lkn walii siing lahaa mobile ky key mey ka dhiyi maapy weelaapy hee …. markii an is eroopy ha diidee laa ma oshi … mey daari?
    Mobile ky keyna walii waa (LP E5plus).
    amangtii any is eroopy kolky felayaa furpy …. leypy ha diithee… so now can you plz helps (I meant … dadky wathathaang Mobile any wathathy oo kale)

  6. thnks marka hore illahay ayaa mahaf leh marlabaadkana idinka ayaan idinka mahad naqayaa samaynta app shankan lkn ilaa hada dhib ayaa i haysa waxaytahay markaan is idhaahdo soo download gareyso ee an soo diro wuu is istaagayaa asxaabtay markaa ciladani maxay noqon kartaa idinkoo raaliya sida kale app kan waa uu u fiican yahay

    • Wcs Amiin waxaan fahmin filinka maakaa i istaagayo mise app ka dhan ayaa is xerayo intaas ii kalasoo cadeey kadib cilada ayaan raadineynaa.

  7. Aqayaarta fanproj waa idin salaamay salaan kadib waxan rabaa lamid inaa ogaado mida
    1- samsung s3 kuma shaqeynayo applicationkan mida
    2- sidee laptop uga dagsankara filmanta fan oo HD ga ah jwb wacan please

  8. Asxbta waad ku mhd santhn filimada aad noso daysan balse isku dayaa in’aad iphone aad ku so dartaan si an uso dajisano mhdsanidin……

  9. Asc fanproj wxn hesta iPhone 8plus mana ku shaqenayo fanproj play ee maxaa qaldan
    Wxn idinka codsanenaa in aad adegan nogu so dartan iPhone uusan ku ekaan Samsung bis thanks

  10. Asc fanproj mxa appka asago iPhone 6 plus lama heelayo sida u sugenaya wan dalnay mxa mesha waxbo maso socdan miya mise iPhone dhan wad iska dhaften nah please do faster cml please

  11. Lkn mxd ugu samayn waydeen Apple store kana ilayn dad bdn oo shirakada Apple isticmaala ayaa jiree fadlan apple kana usoo sameeya thanks bahda fanproj

  12. Asc asxpta fanproj waxaa nii shega in telka iPhone lagu dajin Karin hado jiro appkas iso dira magacisa hado jirina hanola sameyo

  13. Ace asxaabta fanbroj waan idin salaamay salaan kadib een waan soo degsaday fanproj lkn iima shaqeynayo mobilkeyga waa Samsung duos Galaxy Grand prime+ kaas waayey Malagu isticmaali ķaraaa jawaab xaggiina

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here