Filimkaaan o dhamestiran wan la ahay waxan raba inan ku xirnado fanparoj ana joga Germany fadlan whats up kayga waka se ubixiya lacagta 004915210274091
Walaal lacagta waxaad ku bixin kartaa Bank International faahfaahin dheeraad ah iyo meelaha aad ku kala bixin karto waxaad ka heleysaa halkaan http://fanproj.com/lacag-bixinta/
Asc mustafa webka markaad gasho lacag bixinta taawo meesha ayaad ka heli kartaa inta nuuc aad u bixin kartid asagoo video ahna waxaad ka heli kartaa Help
Wcs abdi kareim
1. marka hore is register gareey
2. Lacag bixinta taawo
3. Evc ama zaad taawo
4. Nambarka meesha ku qoran kusoo dir
5. Message u dir nambarkaadi ku qor username ka aad sameysatay
6. Daqiiqadooyin gudjhiisa waa laguusoo furayaa.
Aniga waxaan rabaa in aan ka mid noqdo dad wenaha ku xeran fanparoj
Anniga xaata
Gabbar is back
Waa filim aad uxiisa badan waan ka helay
Asc mas uliyinta fanproj wandin salamay
Gold membar an ahay waqtigane ima dhawo manaa ifurmayo filimka maxa qaldan ?
Jawan wacay
Mahad sanidin
asc mau,uuliyinta fanproj wan idin wada salaamay waxan ubaahna filmka gabbar is back lkn ma hayo isagoo dhamaystiran maxaa iga khaldan
Filimkaaan o dhamestiran wan la ahay waxan raba inan ku xirnado fanparoj ana joga Germany fadlan whats up kayga waka se ubixiya lacagta 004915210274091
Mohamaud husen germany xarun ayaan ku leenahay webka gal Lacag bixinta taawo meesha ayaad ka heleysaa tel keena la xiriir wakiilka germany
Nice
sxpyal wxn joga finland lacagta saan ubixiyana ma kasaayo fadlan i caawiya
Walaal lacagta waxaad ku bixin kartaa Bank International faahfaahin dheeraad ah iyo meelaha aad ku kala bixin karto waxaad ka heleysaa halkaan http://fanproj.com/lacag-bixinta/
War sidaan lacag ubixiya waxan jooga maraykanka e
Asc mustafa webka markaad gasho lacag bixinta taawo meesha ayaad ka heli kartaa inta nuuc aad u bixin kartid asagoo video ahna waxaad ka heli kartaa Help
sodaya filmka
waa goormaa filmakan
Wll maxaad noosoo dhigtid gabbar oo dhamaystiran
abokorsiciid waa ku jiraa gabbar asagoo dhameystiran webka markaad gasho oo gabar aad ku dhifato midka kor fuulo waaa goos goos hoos u bax asagoo dhameystiran ayuu ku jiraa
Waaaaaaaaw
waan idin salaamay masuuliyiinta fanproj sideen lacagta kubixin karaa somaliland se intee bixinayaa lacagta
Wcs abdi kareim
1. marka hore is register gareey
2. Lacag bixinta taawo
3. Evc ama zaad taawo
4. Nambarka meesha ku qoran kusoo dir
5. Message u dir nambarkaadi ku qor username ka aad sameysatay
6. Daqiiqadooyin gudjhiisa waa laguusoo furayaa.
I liked this flim
If talk many Gabbar is comaing
I mean if you talk laaluus Gabbar is coming