sxbow heedhe aadad u fican tahiin kow dheh mida kale si wcnaad u shaqaysanaysane
mid ban idunki dari laha sxbow luqadaha kale marka lagu turjumaayo hindiga midbay inagaga yara fican yihiin heesaha xata waa micneeyan idinkuna isku daya inaad heesta oo micnaysan subtitle ahaan ama lyrics ahaan aad ugu so qortan halka hoose ee shaashada waa soo jedin haday macquul tahay inagu dara sxbayaal.
aad bad u mahadsan tihiin
I like
I Love It!

Aad ayaaan ugu helaay
u r doin fantastic task bt it could have been marvelous if u add subtitle to da song…PLEASE CONSIDER MY REQUEST…..
5 STAR FANPROJ
asal
aaad buu ufiican yahay lkn dhib yr baa jirta
GUYS YOUR doing great job