Ghayal Once Again Af somali

59
84201
Poster for the movie
© 2016 Vijayta Films Pvt. Ltd. − All right reserved.

Ghayal Once Again

20162 h 07 min
Overview

Ajay Mehra (from previous Ghayal-1990), after finishing off his life sentence, starts a newspaper called Satyakam. Still dealing with the haunting trauma of losing his loved ones, Ajay manages to make a credible name for himself in investigative journalism. Working with a strange team of RTI activists, ex-criminals and ilk; and even stranger ways of unearthing and presenting truth, Ajay Mehra has earned quite a fan following among the youths, who finds his fearless and unforgiving approach in dealing with all kinds of sociopaths very inspiring.

Metadata
Runtime 2 h 07 min
Director Sunny Deol
Release Date 5 February 2016

COMING SOON
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Sultan”
21.731
Poster for the movie “”
51.453

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

59 COMMENTS

  1. wlhi fanproj aadban ugu faraxsanahy filimkaan inaad noo soo galisaan..
    aadbad umahadsantihiin fanproj jira weligiin fanproj…

    guulaystaa

  2. WD mahadsantihiin bahda fanbroj dhamaan thanks filimkan inmudaa ayan sugayay hadana wad noso galiseen aad iyo aad ayad umahadsantihiin

  3. Sxb qaboowe ani waxan kugu cawinkara register meshey ku qoran tahay taabo kadib halbil ama labo bil waxa rabto kadib sign up ku dhifo kadib first name kadib last name kadib wadanka jogto geli emelkada geli hadana ku celi emelkada kadib username sameyso iyo basuweer kadibna ku deli basuwerka ad galisay kiiro cml kadibna accept our terms & conditions mesha ey ku qoran tahay falar Saar kadibna register dheh mahadsanid waa intaas bro qaboowe wax sidaas uween mahan sxb registerka dhan waa intaas kadib thank you calashan macamisha aya kamid noqotay cml thanks bro

  4. Asc aqayarta fanproj waxa inka codsana filmka Bruce lee oo wado ram charam oo mar hore triller uso galiseen no so daayo pls wax badan an sugaayay waad mahad santihiin Thanks

  5. waad ku mahadsantihiin extra movie ga aad noo soo deyseen sido kale movie of the week oo aad sabtida u badasheen berito aan idinka sugeynaa inshaaAllah thanks Fanproj

  6. xidigahaha aflaanta hindga ah fanproj waan idin salaamey salaaan kabacdi waad ku mahadsan tihiin filimkaan filmkii sabtidana waan idinka sugeynaa insha allah thanks

  7. asc asxaabta fanproj
    salaam kadib waad ku mahadsantihiin maa daama aad filimka free nooga dhigteen
    filimka wuu go go aayaa maqaano waxa ku dhacay

  8. akhyarta fanproj waxaan idinka codsanaynaa inaad soo daysiin filmkan inbadan na wanu lasoconayaya bage ka fanbroj hase ahaateee khyaray idin dhankiina ayaan idin ka fadhinaaa inaan ku raxaysano filmkaa aaad ayaad umahad san tihiin

    • Walaal Filmkan xili hore ayaan soo deynay wuu ku jiraa asoo dhameytiran isku day in aad ilaa hoos aad fiiriso waad arkeysaa filmka oo dhameystiran Mahadsanid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here