Hamari Adhuri Kahani Afsomali

19
152883
Poster for the movie
Β© 2013 T-Series βˆ’ All right reserved.

Hamari Adhuri Kahani

Drama

20152 h 09 min
Overview

Hamari Adhuri Kahaani

Metadata
Runtime 2 h 09 min
Director Mohit Suri
Release Date 12 June 2015

COMING SOON
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Akhil: The Power of Jua”
18.264
Poster for the movie “Policegiri”
97.119

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

19 COMMENTS

  1. inaba caadi ma ahan waxaan u maleyna ashique 2 ka dib hamaari adhuri kahaani ayaa la dhacay maxaa noo xiga fanproj?
    filimada maala yacniga ee tamilka naga dhima iyo atoorayashaan jekey u eg hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  2. Waligeey maanan ark filimkaaan filim aaan lbar bardhigo wlh runtaaa wxy tahy fanproj qof aaan necbanaa in aaat ijcelisiseen tnx for your helping fanproj

  3. Ww inaba caadi maha
    Wxn badanaba arki jiray
    Filin ladarka dhimanayo
    Lkn hada aktarki ayaba dhimanayo
    Waliba jaceyl dartis…
    Mahadsinidiin dhaman bahda FANproduction……

  4. Fanproj sxbayaal waad mahadsantihiin lkn filimada taamilka iyo talugaba waa nacay waayo ruwaayadihii soomaliga ahaa baaba dhaama kuwaas xigmad iyo xaraaboba maleh iyo qisoba indhihii baaba nagu daalay

  5. Hamara Adhuri Kahani walle wa film iqanciyay thanx Fanproj filimadan cml noo tarjuma naga daaya kuwa beenta iyo maala yacniga ah

  6. our in complete love story… the best film aan sanadkan daawaday waaye wlh.. heart touching luv story..
    thank u so so so much FANPROJ for uploading this film.

    • mxa dhace qiso tan lamid ah miya hore kuso marte….. micnahyga waxn ladhace habka ad uGu riyaaqde filimkan …..Any way z just a joking siz . Thnk u

  7. waan ilmeeyay markay leedahay! “waligaa wax ma jeclaatay anu jacaly ayaan xagiisa ka helay kaalay idil” waa qiso aad u xanuun badan wlhi Thanx Fanprooj 20116/7 filinkaan ayaa kuleh

  8. Oh my gosh I love this movie so much oh my gosh this is my favorite movie ever πŸ’•πŸ’•πŸŒΈπŸŒΊπŸ’žπŸ’žπŸ’žπŸŒΊπŸŒΊπŸŒΊπŸ’žπŸŒΊπŸŒΊπŸŒΊπŸ’žπŸ’žπŸŒΊπŸŒΊπŸ’žπŸŒΊπŸ’žπŸŒΊπŸ˜˜πŸ˜˜πŸŒΈπŸŒΈπŸ˜πŸ˜πŸŒΊπŸ’žπŸ’–β€πŸ’žπŸŒΊβ€οΈπŸŒΈπŸŒΈβ€οΈπŸ’žπŸ’žπŸŒΊπŸŒΈπŸŒΈπŸŒΈπŸŒΊπŸ˜πŸŒΈπŸŒΈπŸŒΈπŸŒΈβ€οΈβ€οΈπŸŒΊπŸ’žβ€οΈβ€οΈπŸ˜πŸŒΈπŸŒΈπŸŒΈπŸŒΈπŸŒΈπŸŒΈπŸŒΈπŸŒΈπŸŒΈπŸ’•πŸ’•πŸ’•πŸ’•πŸ’•πŸ’•πŸ’•πŸ’•πŸ’•πŸ’•πŸ’•πŸ’•πŸŒΊπŸŒΊπŸŒΊπŸŒΊπŸŒΊπŸŒΊπŸŒΊπŸŒΊπŸŒΊ

  9. asc ramadan kariim dhaman bahda fanproj aad baan idiin salama waxa aan u bahna in aan filmada webka ku jira dawado nasiib xuma marka aan ku dul dhufto ee aan is idha daawo sawirka oo kaliya aay i soo baxa marka waxan u bahan in aad i caawisan hadii ay suurto galtahye
    waad mahadsaantihhin

  10. Yaaqeey flmkan inan daawado ayan rabaa plz igu caawiya aflamta kle we webka Ku jira wey ii shqenayan lkn asaga igu adkenayo wan Ku wareray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here