Hate Story 3 Af somali

55
93865
Poster for the movie
© 2015 Super Cassettes Industries Limited (T-Series) − All right reserved.

Hate Story 3

Thriller

20152 h 06 min
Overview

The story is about Aditya and Siya Singh who control the family business after the sad demise of Aditya's elder brother Vikram. Suddenly, an unknown businessman named Saurav Singhania enters their lives. Saurav, who shows interest in Aditya's company, makes them an unbelievable offer. What follows is Aditya and Siya's struggle to to uncover Saurav's real intentions. The erotic revenge thriller takes the audience through relationships, love, hatred and vengeance.

Metadata
Runtime 2 h 06 min
Director Vishal Pandya
Release Date 11 December 2015

COMING SOON
Poster for the movie “Gunde Jaari Gallanthayyinde”
Poster for the movie “Meaghamann”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
75.629
Poster for the movie “King”
50.656

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

55 COMMENTS

  1. asc wr wbr asxbta filinkaan ma wanagsana webkinana bulsha badana ku xiran dhalinyara iyo carrurba mamoyin iyo carrur intaba filimadan cml xoga ka weecda waayo wax ladawan kara ma ahan waa igatala wayo tartiib tartiib beey bahasha idiinla tagi donta no xuman just ra’yigeyga

    • khaalid mohomed rayigaaga wuu fiican yahay maasha allah waana la socanaa filinan in caruurta aysan u fiicneen lkn waxaan sameynay wax walbo oo anshax xuno ah waalaga saray inta nadiifka oo kaliya ayaa laga daawan doonaa waan la socanaa macaamiil badan ainey ku xeran yihiin oo isku juira dhalin yar, caruur iyo dad waalidkeena oo kale marka waxaan ku dadaalnaa wixii aan u rooneen caruurta inaan ka ilaalino, caruurta waalidiintooda la joogana waxaan kula talin leheen hadii filmadaqaar ay wax ka dareemaan in xaruurta ay ka ilaakiyaan mahadsanidiin

      • masha allah allayacisag fanproj waara waligin insha allah waadna mahad santehiin sida wacan ee aad iguso jawabten thank u a lot

  2. masha allah wan jeclahay page ka tagero neh wan u ahaylkn dhibka jira waxo yahay flimka page ka lasosaro madawankari ani marka maxa sababay seena udawankara marka ifahamsi adiko rali
    ah

    • Adc Ibraahim waxaa keeni karo 2 arin.
      1. Inaad cinwaan aad ku gasho aad leheen.
      2. Inaad leedahay cinwaan oo lacagta ka dhamaatay labadaasi ayaa sababi karo inaad u fiirsan weysay marka iska hubi labadaan ari mahadsanid.

  3. masha allah allayacisag fanproj waara waligin insha allah waadna mahad santehiin sida wacan ee aad iguso jawabten thank u a lot

    • Ibraahim filimada oo sabti walbo lasoo dhigo waa lacag hadii aad dooneyso qaabka loo isticmaalo inaad webka dhankaaga midig oo dhaxda ah waxaa ku qoean HELP meesha taawo video ayaa ku jiro daawo wax walbo meesha ayaad ka tux raaci kartaa

  4. bahda fanproj hala keeno qof ku fasiro afka maay maay ga waayo waan jecelnahay intaa keli ah ayaa ka dhiman

  5. bahda fanproj filimkaan aad ayaan uga heley walaahi inaba caadi ma ahan waxba yaana laga jarin ee sidiisa noogu soo daaya hadii kale filimka waa celis

  6. fanproj dhalil habenka sabtida ah ayan shaqada ka joga hadana film jaceyl ah ma soo deysan blz dhinaca is tunka yareya dhinaca qisada badiya thankx

    • Walaal shacabkeena 80% in ka badan Action ayay ka helaan halki mar jaceyl ama comedy aan soo deyno dad badan ayaa soo cabaadayo balse waan isla wadnaa codsiyada shacabkeena/customerkeena Insha allah waan ku dadaaleynaa mar walbo saan ku qancin leheen taageeraheena & shacabkeena Somaliyeed
      WE LOVE YOU

      • 80 % iney action jecelyihiiin lama hubo ee walbo codeyn hala keeno markaas ayaa lakala baxaa.
        90 % comedy ayey ka helaan iyo drama

  7. Hamza bro aniga waxaan ku heystaa musasalka cusub oo aad ka dhigteyn free ga hadii aad bulshada aad uga dhigteyn free ma xuma lakiin aniga oo u hadlaya afhayeeynka inta username ka leh oo ku xiran websetkaan fanproj in aan idinka codsano sabtida iyo axadana in aad noogu dartaan si aan musasalka aan Ula socono week walba waayo 3 mint waa xayasiinta 20 mint na waa musasalka intuu socdo 3 waa fanproj xaysiinteeda marka 20 mint waan ku daalney wlhi ee musasalka waa iga codsi week walba ka dhiga labada maalmood oo aan fasaxa naheyna noogu dara fadlan

  8. Ninka soo codeeyey musasalkaan wuu ka baxsadey wlhi ee ninkaas musasalada marwalba hanoo soo codeeyo fadlan

  9. Fanproj aad baad ugu mahadsantihiin inaad filmka ka reebtaan qaybtii anshax xumada ahayd waxad tihiin dad shacabkooga jecel oo xuma ka dhowra mahadsanidiin mar labad

  10. fanproj asxan sameyaa filimkan ha nagu so deynin wayo jacel kuma hasto anigaa acta ayan xiseyaa macsalama

  11. fadlan filmka yaan wax laga jarin wayo waa filin muhiim no ah hal qof raigisa in looga jaro mahan wax kala dhiman ma donayno ee wax dhamayis tiran ban donaynaa

  12. asw fanproj waxaa laidinku bartey filimaan dhameytiran oo hd ah waxaan idinkacodsanayaa filinkabari yaa wax laga jarin haladhameystiro fanproj waa iigacodsi

  13. Asxappta lacagtii caawaan soo diray iyo cadeyntii wax jawaab ma helin Fadlan asxaapta sharahta hel lacagtii waan soo diray oo massegkiinii cadeynaayay inaan cusboonaysiiya wuu isoo gararay lakiin layma fasixin

    • jabraan moha cadeynta aad soo dirtay ma ahan cadeyntii lacagta aad ku bixisay waxaan rabnaa cadeynta aad lacagta ku bixisay teeda kale lacagta aad soo sheegtay wali manasoo gaarin nambarkaaad kasoo dirtayna waa noo soo qortay nambarkaasi wax lacag ah manooga baahna fadlan noo soo dir cadeynta ad kusoo dirtay lacagta

  14. Fanproj waxay ku caan baxday Faafreebka iyo waxyaalaha aan indhaha u rooneyn inay sii faafinin Waana ku Mahadsan tihiin bahda u istaagtay Qancinta Qarankooda . Mar labaad waad ku Mahadsantuhiin Sida aad ugu Shaqayseen Hate Story 3.

  15. fanproj waxan idan ka codsanaayaa xaga turjumaada inaad kusoo dartaan nikii ALFAGHI ka mid ahaa ee JEERI la odhan jiray ..waanu u xiisnay..FANPROJ fadlan jawaabtiina waan sugaya

    • Walaal Jeeri xili hore ayuu iska daayay dhanka Tarjumidda iyo jilliinka intaba, sidaas dartiis ayuunan ugu jirin ugana soo dari karin walaal

  16. thanks fanproj waan idin tageersanahay lkn filmaan badan uu leeyahay ayaa jira ninka layiraahdo Krish NTR ninkaa filmantiisa fadlan nosoo turjuma actarka tageero wayn ayaan u nahay sxbayaal markale ayaan idin ka codsananaynaa actarkaa/

    Mahadsanidiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here