Jazbaa Afsomali

65
117991
Poster for the movie
© 2015 White Feather Films − All right reserved.

Jazbaa

Thriller, Action

20151 h 59 min
Overview

After her daughter is kidnapped, a lawyer is forced to defend a criminal in exchange for her daughter's freedom.

Metadata
Runtime 1 h 59 min
Director Sanjay Gupta
Release Date 9 October 2015

COMING SOON
Poster for the movie “Jai lava kusa”
Poster for the movie “Theeran Adhigaram Ondru”
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Badlapur”
188.487
Poster for the movie “Akhil: The Power of Jua”
31.172

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

65 COMMENTS

  1. SCHEDULE meesha ay ku qoran tahay ka fiiriya micnaheeda waa JADWAL yacnii xiliga filinka lasoo deynaayo ayuu kuu sheegaa adinkoo raali ah shaqaalaha kama mid ahi waa caawin oo keliya xumaan ha ii arkina FANPROJJJJJJJJJJ

  2. sabtiga laga dhigay somali maxamed maxa idinku dhacay wax ma akhrisan miyaa ogaysiiska ma arkin miyaa marka aad furitid pageka ku soo baxayo ey ku leeyihin bahda fanprroj waxa ey idin la socodsineysaa in filimkii jimcaha la soo deeyn jiray loo badalay sabtiga aniga sidaas aan arkay page ka musalsal kama dawado aflanta hindiga aan ka dawada jimcahane waa ey ka badalen sabtiga ey ka dhigeen ee suga waxne akhriya somali maxamed hadan wax akhrino aduunyada kama danbeyn leheen wax ……
    F.G : aniga ma ahi shaqalaha ee waxa ahay dadka pageka ku xiran waad mahadsantihin dhaman

  3. filimkaan jazbaa waa laisku adkeynaayaa aqyaareey see cml maa lasoo daayo
    isbuucii hore ayeey aheyd markii lasoo galiyay hadana dib loo dhigay hada maanta ayaa lasoo celiyay waana trailer kaliya ee please release the movie

  4. Fanproj maxaa dhacay 2mar ayaan mesha cilad bixinta fariin idinku sodiray ilaa hadanew wax jawaaba ah idinkama haayo maxa dhacay ma mesejkeyga idin so garin masei idinkaj jawaabta lasoo daahdan wax isheege

  5. Runtii filmka saaid ayan uga helay aniga waxaan ahay aishwarya rai fan waxaana ka sii helay qofta ufasireyda aishwarya wey cod qurux badantahay.hada kabacdi markaa aishwarya soodeyneysan ayada lee hano tarjumdo. Filimaanta aishwaryaa soo badiya hee reer fanproj

    • zaki osman filin aan deynay oo dadka dhan daawadeen sidee ku dheheysaa filinka malasoo deynin cilada ku heysata iska sax cilada anaga ma ahan

  6. Asxappta fanproj iyo macaamiisheedaba waan idin salaamay madaama aad soo galiseen filinkii la sugaayay codsi ayaan raabaa idinkoo xumaan u arkay hor jadwalkii horaa ayaa fiicnaa ee jimcaha ahaa middeeda kale waxaan rabay filmada aktarada
    hada soo baxay inaad soo galisaan codsi kalena waan wataa Sabtida dambe filmka BRuece lii noo galiya idoo koo xumaan uqaadanayn Waxaan hubaa
    100% in ayaa Igu raacsan yihiin asxaapta ku xiran Webka MAHADSANIDIN

  7. Fanproj wax iga qaldan malahan filmanta kale oo dhan wey ii shaqeynayan waa maxay sababta uu u shaqeyn la,yahay filmkaan bes cilada wa xagina fadlan dib iskugu naqda adinko mahadsan

    • Zaki.osman cinwaankaaga waa is block gareeyay sababtana waxaad kala xiriirtaa webka gal contacy
      T taawo qeybta cilad bixinta fariin u dir ayaga ayaad jawaab ka heleysaa

  8. Thanks a lot sxbayaal waa dedaalayaan Dhalinyaradii waxaa ka mashquuliseen Siyaasadii bilaa macnaha ahayd . Well done brother’s . Anigoo ku mashquulsan Shaqo maskaxiyan la daalayo hadana mararka qaar Fanproj ayaaan wakhtiga ku qaataa long trip ayaaan idin rajaynayaa
    Have good job

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here