Kaabil Af Somali

46
137227
Poster for the movie

Kaabil

Romance, Action, Drama

2017Duration unknown
Overview

A man (Hrithik) is avenging the murder of his girlfriend (Yami Gautam).

Metadata
Runtime Duration unknown
Director Sanjay Gupta
Release Date 26 January 2017

COMING SOON
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Akhil: The Power of Jua”
114.777
Poster for the movie “Do Knot Disturb”
181.425

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

46 COMMENTS

  1. filimkaan caadi ma aha fadlan markii u soo baxo horay inoogu soo turjuma,,,, waxaan u maleynaa in uu soo baxaayo 26 jan 2017 thanks fanproj

  2. fanproj intaad fiimada aan soo bixin soo dhigeysaan kuwa la dhigey ee aan la turjumin maxaa u soo dhigi weeydeen
    yaase filimaanta inii soo xula fanproj filimaanta codsiyada xagee laydin ku soo gudbinayaa

  3. wwwwwwwwwww fanproj+alfaghi inaba caadi ma ahan wlhi abdifataah alfaghi aabaha mutarjimka aflaanta asaga iyo fu aad iyo yackoo jekeyna waxaan u dooraney father of qosolka and sidee rabtaa caadi ma ahan libaaxyo ayaa ikugu yimid fanproj

  4. fadlan fanproj dadaalkiina meeshaas ka sii wada fanproj+alfaghi is mideysta waan hubnaa markaas in aad hormarkaan mid ka weyn in aad gaari doontiin

  5. Shirkada fanproj wad Ku majad santihiin madama and noso galisan filimada cusub hiritik wxn rabna cunuga hda fasiraayo in ufasiro atoraha fanproj San dehee
    Filimanta ufasiro aad ayan ogu xisne was mahadsantihiin

  6. een fanproj wxa iga sual ah filimkan masabtiga mise waa khamiista mideda kale telugu iyo tamil intaba hadaaad no so fasirtan runti wan idhinku farxi leheen.marka fadlan codsigeena nooyeela.wad mahadsantihiin….

  7. Fanproj wad mahd San tihin sida aad hormarka noku samaysan wax an ka wadaa filinkan sadax bari Mira ayaa nala so jeclatan mar labad mahdsanidin sida aad nota ha qanat tirten aflanta

    • Wcs, wuuku jiraa filmka waad na daawan kartaa xalay ayaa lasii deeyay, isku day marka hore si fiican in aad iskaga fiiriso walal waadna ka heleysaa.

  8. Waan idin slmy dhamaan bahada fanbroj was mid kamid asxtina Ku xiran filimada fanbroj waxaan wataa half codsi waa hadii LA ii tixgalinaayo kaa soon ah xaga turjumida aktarada in aad u deysaan axmed yackoo maxaa yelay was nin qibrad u leg lehna cod aad u MCN leh bees fcn sidaas daraadeed hadii ey macquul tahay siiya yackoo thanks for all fanbroj .wa sxb kiin jiga kalika shanaad somalida ethiopia iyo dhamaan koxda ku bada cagta fc fanbroj iyo mamulka kixda oo idin leh hormar wcn

  9. runtii way adag tahay sidaan coment kubixiyo lkn filimkaan waa mid aad ii xanuujiyey ax maxaa ka xanuun badan qof indhool ah oo lakufsaday hadana larabay in wado laga dhigto dumarku ma istaahilaan inladhibo waa in aan inagu dhowrno oo ixtiraamno waa laga yaabaa inay qisadani qof indhoole oo dumara oo dunidan kor keeda saaran kudhacday lkn illahay hanaga xijaabo

  10. Anigu Waxan Taagere U ahay Shah ruh khan Waxaan Doonayay Inaan Daawado RAEEES Lkn ANoon Daawan AYaan Waxa Daawaday Filmkan Waayo Codeeye ABDIFATAH-ALFAGHI Ayaa Turjumaya Sidaa Darted Gooruu Dhmady Man Ogayn PLZ PLZ PLZ!!!! NInkan qayb lipah ka siiya dhinaca codaynta hitkiinu isaga cirka mareeeeyey Guul Lipah

  11. filmaaan aan inaba caadi ahayn baaad soo bandhigtaaan aaad baaad umahadsantihiin shirkada fanproj waaan idinku faraxsanahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here