Kabali Af Somali

51
105847
Poster for the movie
© 2013 T-Series − All right reserved.

Kabali

Action, Crime, Drama

20162 h 30 min
Overview

Kabali Af Somali An aged don gets out of prison hoping to settle a few scores and learn about the fate of his family.

Metadata
Runtime 2 h 30 min
Director Pa. Ranjith
Release Date 22 July 2016

COMING SOON
Poster for the movie “”
Poster for the movie “”
Poster for the movie “”
Poster for the movie “”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Karz: The Burden of Truth”
25.273
Poster for the movie “”
13.091

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

51 COMMENTS

  1. Acm fanporoj maxd kaga dhagantihiin filimkina sooday
    Wanu daalanay saan usugaynay
    Mida kale mad badasheen filimadii axad laha ahaa

    • Abdi’Rahman macaamiisha u qeylinaya filimada maad soo deysiin maka war heysiin miyaa in isbuucii 1 filin oo lasoo deeyo oona ah axada hadii filinii axada la idiin soo daayay waa inaad sugtiin axada kale waadna mahadsan tihiin

  2. aqyaarta fanproj filimada Amerikanga ah maxaa ku dhacay maba shaqenayaan hoos waxaa soo dhigteen kaliib yar oo qof haduu ciwaan laheen hasameesto ah lkn ani waxa ka mid ahay macamiisha kuna xiran wabseedkaan mana shaqenaayo sida filimkaan oo kale ninja maba ii shaqenaayo ani waa in aad i sheegtaan waxa heesto ama ku dhagan sxb halkii filim oo axada ah midaas waan lasocdaa waana ogahay ani lkn filimada amerikanga ah ayaa ani iga haleesan dhamaan maaha waa 2 filim ugu dambeeysa jawaab

    • wcs mohamed_ali filimada lasoo galiyo http://www.xpressfilms.net waxaad u baahan tahay cinwaan cusub inaad mesha kas sameysato cinwaankana waa FREE cinwaankaaga oo fanproj aad ku gasho maku shaqeynayo marka hal mar clip ka daawo waad fahmeysaa sida aad u isticmaali leheed mahadsanid

  3. marka hore dhaman shaqalaha fanproj wad mahadsan tihin sida aad ula shaqaynaysa macamiisha mahad ka dib waxa aan idinka codsan lahaa in aad soo daysan filimka KABALI oo aad so dhigtan trailer ama hordhicii bil ka hor webs kale ayaa soo dhigay xitaa ee maxaad la qabanaysaan idinku

  4. Mulkiilayaasha iyo shaqaalaha fanproj aad ayaan u salaamayaa .

    Salaan kadib fanproj waxaan ka codsanayaa hadii ay suurogal tahay in ay noo soo daayaan filimkan toddobaadka ay u suuro gasho isaga oo ah free waa iga codsi hadii aad ii tix gelisaan abaal aad u weyn ayaan idiin hayaa

    • Macaamiisha waxaa idinka maqan fahanka webka wali makala fahmin wixii trailer ah iyo wixii lasoo galiyay iyo kuwii xernaan jiray
      Wixii xern waxaa saaran quful.
      Wixii trailer ah waa goos goos wali hekey manoo soo tarjumin.
      Wixii afka hore dib usoo koro waa diyaar waalasoo galiyay sidaas u kala fahma

  5. Filimanta Afkeena hooyo ayaad noga dhigtan wilibo adinko wax lacag ah naga qaadaneynin , meel ama wadan laga helana ma jirto taas walibo taas waxaa sii dheer filimadina dhan waa filimanta bishan shalemooyinka ka shidan, wallahi aad iyo aad ayaan idinkaga mahadcelinaya wax qabadkina, thanks alot Fanproj!!!!!!

  6. Sidaan filinkaan u sugaaye oo mar walbo sida dad soo deyn rabo aad usoo kormarineyseen filimaanta waadba i nacsiiseen waana iska dhaafay ee filimaanta kale aad soo deyn doontaan lee hana nacsiinina. Hadaad filinka soo deyneysiin goortaad rabtaan soo daaya lkn mar walbo inta soo kormarisaan hana dhihina coming soon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here