Koi Kisise Kum Nahin Af Somali

39
43351

Koi Kisise Kum Nahin

Action, Romance, Drama

Overview

Four honest cops, who are also best friends, consider their duty to the nation above everything. They discovered that one of them is a traitor and has killed the Police Commissioner. The friendship between the four suddenly turns out to be sour. How will the friends find a traitor among them?

Metadata
Runtime
Director
Release Date 21 November 1997

COMING SOON
Poster for the movie “Samhaara”
MV5BYzAwM2JjMGUtNGM0Mi00YjhlLWE0YmItOGI2OWYxNzEyNzE3XkEyXkFqcGdeQXVyNjE1OTQ0NjA@._V1_SY1000_CR0,0,666,1000_AL_
Poster for the movie “Black Panther 2”
Poster for the movie “Dhairyam”
Poster for the movie “Black Panther 2”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
30.409
Poster for the movie “Janatha Garage”
142.813

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

39 COMMENTS

  1. asxbta horta hormarka aad ku talaabsaten waa wax fican lkn aad ayaa loogu wareeraya teeda kala wali waxa ma dhameystirna ayaan filaa oo wali tijaabo ayuu ku jira marka asxbta bal isku dayaa in aad sidii uu hore ahaa wax ka fican kkentaan balse ani ahaan sidi hore ayaaba ila ficaan oo wax kasta waa hagasanaayeen lkn hada waxaad modaa in ay isku dhex yaacsan yihin waa sida ay aniga ila tahay ee ma ahan sida ay tahay mahad sanidiin dhamaan howel wadeenada shirkada

  2. Sxb ayal wad fahmi duntan qabkan iyo qabkii hore qabkan cusub aya wanagsan inkastun markii hore anku wareeray imika lakin sifican ayan ula haystaa

  3. asc filim aan cod dhan laheen maxaa dadka oogu lugonesaan ma arki kartaan miyaa in uusan cod leheen dadka hausogalinina film codlaaan ah dawadana hadhihina filikan iyo Kartoos cod maleh

    • Ciladda waa dhankaaga filmka codkiisa waa Mono ama hal dhinac ayuu ka yeeraa hadba saad u taqaanid, hadii TV gaaga ama meesha aad ku daawaneysid uu Stereo yahay codka si caadi ah ayaad u maqleysaa sida comment yada kale aad ka arkeyso qof cilad kasoo sheegay ma jiro

  4. wali wax jawaab ah idinkama hayo aqyaarta fanproj jawaab ayaan idinka sugaayay
    oo ahayd filimada aan codsaday haday suuroobi waydo jawaab ayaan idinka sugaayay

  5. asc asxbey dhamaan waad salaamantihiin
    fanproj waa idin hambalyey na sida aad noogu fududeyseen helida aflaanta hindiga ee lagu tarjumaya luqada af somaliga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here