Nota Af Somali

48
109198
Poster for the movie

Nota

Action, Romance

20182 h 26 min
Overview

Nota Af Somali, Sitting Chief Minister Vinodhan, who is facing imprisonment in an illegal assets case, makes his son, Varun the temporary CM until his return. The disinterested young man gradually wakes up to the sorry state of affairs and tries to bring in a change.

Metadata
Runtime 2 h 26 min
Director Anand Shankar
Release Date 5 October 2018

COMING SOON
P_HO00005880
Poster for the movie “Black Panther 2”
dhairyam-et00059777-17-07-2017-12-43-46
Poster for the movie “Black Panther 2”
1535429769_amar-akbar-anthony-first-look-poster

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
24
Poster for the movie “Fan”
96.636

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

48 COMMENTS

  1. Fanproj filmada saad afka olaheshiin aa balaaya ah salaaanaaan idiin saaray saas kusii wada filmada hindiga dagalka ah soobadiya siiba jimcada mhadsanidiiiiin

  2. fanproj dhowr jeer ayaan idiin sheegay film aan diyaar ahayn ha soo gelinina lugooyo ayaad noqoteen reero dhibeed mudane yackoo

  3. Fanproj filmada 7 July tiyaatarada la saaray away filmka pantham iyo sakshyam iyo rave teje kan aad soo dhigten maha kii ka horeyey nio soo fasaxaaa

  4. Asc! Fanproj hadi aadan film ka aadan dhaqsi soo dey neynin fadlan xayeey siiska hana tusina ama noo balan qaada oo noo sheega xiliga la daawan karo. Markaas waa leesku haleen karaa si idinka nah aminaada aan idiin heyno ay u sii dheeraato. Waan idiinkaga mahad celi neynaa sida aad noo mada daalisaan iyo sida aqoonta iyo xirfada tayada leh ee aad noogu soo ban dhigtaan filimada.

  5. Umadeyda maxaa samirka nacsiiyey, adeer filim kastaa xasiis la’aan ma soo baxo ee haynu u dul qaadano.

    Midbaan fanproj ka codsaniya inay habeenkasto jimca ah ay filim cusub ino so daayaan iyo waa mid kalee inay filim walba xidigo u sameeyan ⭐⭐⭐⭐⭐ si ay dadku filim kasta ugu codeyn karaan si loo kala garto filimka macaan iyo ka xun

  6. fanproojey dacwaan ahay ilma aabow mxd horta uso turjumi wyden aflaamti akhshay kumar ee toilet ek prem katha iyo padman
    aaway zxpky yacko adigaa eedo dhan iska leh waayo waxd ka gaapisay shaqadadi ahyd zxpkaa akhshay

  7. wiilka markuu geemka dheelayo geemka gacanta lagu dheelo waa ayba damsab tahy. this film is got exposed by some litlle details

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here