Ok Jaanu Af Somali

45
188095
Poster for the movie
© 2015 Sreshth Movies − All right reserved.

Ok Jaanu

Drama, Romance

20172 h 15 min
Overview

OK Jaanu is an upcoming Indian romantic drama film directed by Shaad Ali and produced by Karan Johar under his banner Dharma Productions. It is an official remake of Mani Ratnam's Tamil film OK Kanmani.

Metadata
Runtime 2 h 15 min
Director Shaad Ali
Release Date 13 January 2017

COMING SOON
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Poster for the movie “”
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Jodi No.1”
35.754
Poster for the movie “Welcome Back”
155.980

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

45 COMMENTS

  1. Filinkaan aad ayaan udaneynayaa inaan daawado waxaana rjeynayaa inaan mardhaw soo deyn doontaan fanproj aad baan idiinku mahadcelinayaa dhamaan shaqaalaha

  2. filmkan maxaa loossiidayn laayahay shirakadeena qaayaha iyo qiimaha leh eee fanproj wllhi the best baaad tihiin lkn filmkan noosiiidaya plz

  3. Dhaman shaqalaha fanproj wad ku mahadsan tihiin hoshad inoo haysan waxana jeclan laha inaa ino soo daasan filimkan idin ko mahadsan

  4. dhamaan asxaabta fanproj waan idinsalaamay salaan kadib waxaan idinkn codsanaa filimka dil vili pyar waadna mahadsantihiin

  5. marka hore mahadsanidiin TeamFanproj marka xigta triller da afsoomaliga film markuu soo baxaba adinkana qeebtiina Youtube ka soo galsha mida xigta ilaa uu HD kasoo baxaayo hasoo deeynina plz waa lasugi karaa thanks

  6. please fanproj is kudaya inad nosodaysan filka Ram charan or filka ok jaanu labadaas midka ayan iga codsanaya ee nosodaya waa codsigeyga labaad ee iga aqbal sababto ah codsi walba an soodhibtaa wax iga abala malhin marka codsigan iga aqbala please

    • Tahir codsi walbo oo macaamiisha soo gudbiyaan waan aqbalnaa lkn waa lakala horeeyaaa qof walbo codsi soo gudbistay deg deg malagu soo saari karo codsiyo kale ayaa ka horeeya maalin walbo codsi cusub ayaa imaado waana balan in codsigaaga la aqbalo wax yar noo dulqaado wey soo dhow dahay codsigaaga qof aan ilowno ma jiro qof walbo waala qoraa codsigiisa mahadsanid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here