Om Jai Jagadish Af Somali

17
28202
Poster for the movie
© − All right reserved.

Om Jai Jagadish

Foreign

20022 h 52 min
Overview

Widowed Mrs. Saraswati Batra (Waheeda Rehman) has brought up three sons with a lot of care and love. Her eldest son Om (Anil Kapoor) is very honest and diligent; her two other sons Jai (Fardeen Khan), and Jagdish (Abhishek Bachchan) also live in the same house. this is their story

Metadata
Runtime 2 h 52 min
Director Anupam Kher
Release Date 8 July 2002

COMING SOON
Poster for the movie “Gunde Jaari Gallanthayyinde”
Poster for the movie “Meaghamann”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “No Entry”
24.908
Poster for the movie “Pardes”
32.530

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

17 COMMENTS

  1. Asc waxan aad iyo aad salaan diiran usalamaya bahda fanproj ee markasta ku heelen sidey uqancinlahayeen macmiishooda marlabad ayaan leeyahey thanks guys filinkana waa filin aan aad iyo aad uxiiseyow waxan sugnaba waa goortad nosodeyneysan

  2. Hi, fanproj. Weli accountkeyga mashaqeey naayo fadlan ii xagaajiya. Xataa filimanta hore marka an ku dhufto waxuu leeyahay this movie can only watch gold membership. Filimanta sida dhammu, Samar iyo kuwa kale.

    • Asad cinwaankaaga wax cilad ah ma qabo filinka markij uuu qoraalkaasi soo qorayo adiga login ma tihid ee taawo login kadib gali username kaaga iyo passwordkaaga kadib tijaawi kuna tijaawi filimada lasoo daayay waxaa jiro filimo qaar aan wali lasoo daaynin

  3. waxaan joogaa mareekanka waxaana igu adag isdiiwaangalinta ama in aan sing up dhaho maxan sameeyaa waxaanrabaa in aan xubinkanaqdo

  4. Asc fanproj members, mano si gilin kartin filimasha hore sida Akahay kumar, (Mr bond), dharmendra (Loha movie) iyo filimo bdn like mitum filimihisa? Thanks

    • Halkaan Ayaad Si FREE ugu Daawan kartaa Walaal Waxaad u baahan tahay Daawashada username iyo paswordka filimada kuu furaayo waana sida hoos ku qoran
      usernameka waa. fanproj.com
      paswordka waa. galdaawo
      dhamaan qoraalka waa wada far yar yar
      faahfaahin dheeraad nagala soo xiriir facebook messege https://www.facebook.com/fanproj/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here