Poojai Af Somali

32
100403
Poster for the movie
© 2014 Vishal Film Factory − All right reserved.

Poojai

Action, Drama, Family, Romance

20142 h 34 min
Overview

Poojai Af Somali Anna Thandavam, a big shot who arranges for contract killers, plans to murder Sivakkozhundhu, a cop. His plan goes bust after Vasu, a heroic young man, rescues the ADSP. Meanwhile, Thandavam also gets into problems with Vasu's family...

Metadata
Runtime 2 h 34 min
Director Hari
Release Date 22 October 2014

COMING SOON
Poster for the movie “Jai lava kusa”
Poster for the movie “Theeran Adhigaram Ondru”
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Akhil: The Power of Jua”
47.885
Poster for the movie “Policegiri”
46.606

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

32 COMMENTS

    • Wcs Mahad webka waa free uma baahnid register
      Hadii aad app ka fanprojplay isticmaalwyso register aad h baahan tahay daawo videoga afka hore saaran ee fanprojplay

  1. asc fanproj nimanyahaw bilahan shaqadiini waaa ka seexateen macaamiishii waa dayacdeen wax filim cusub mahayno sabti iyo axad kas waa soo booqdaa beejkan wax flim ah majiraan FADLAN

    IDINKOO MAHADSAN WAXAN AAD U XIISEEYA FILIMAANTA AFKA HOOYO KU TURJUMAN EE SOO GALIYA FILIMAAN

    THNKS A LOT

    • Zulayman Waxaan Moodaa Inaadba la socan beejka Sabti iyo Axad ayaad ka hadlaysaa Maalin walba Ayaa Beejka Filimo lasoo Dhigaa , Ma aqaan Hadaad ku Dhacday webabka Fanprojyada la baxay oo FAKEga ah Hadaba Webka Rasmiga waa FANPROJ.COM ku xirnaaw Qeybteena Facebooga si aad ula socoto Aflaamta Lasoo bandhigo

  2. Waa sax fanproj ninkan zulayman ah waxba lama socdo waxa lagu sodeya jimco sabdi axad arbaco ugu yaraan wiigi shan filim ama lix filim ayey sodayan fanproj ebelna sadax kaliya ayey sodey jireen hada marki filimada laso badiyay miya sidan u hadleysan war isku xishooda hana nagu dirina aqyarta fanproj oo hol wadasha ah weyna nodadaaleen waxan idin lenahay guul iyo gobanimo ayan idin ku ogahay fanproj jiro joga fanproj alle ii geeeya fanproj ale ii geeya cml

  3. Asxaabta qiimaha leh waxan rabay in layga caawiyo hal suaal jawaabted suaashasi waxay tahay aflaamti maraykan ka ahaa halkey ka baxen kuwad hore u turjunteen filimka ninja aad ayan urabay isago afsomaliya se hada macquul matahay in laga helay isla page ka mahadsanidiin

  4. asc waad salaaman tihiin dhamaan asxaabta fanproj salaan kadid fan waaalayaan iga caawiya sideen filimaanta fanprojseries ku jira u daawan karaa username waan samaystay markii aan furo musalsalo uunbaa iga soo baxaya filimaanta american ka ah maba ii soo baxayaan

  5. Marka hore salaan sare Fadlan fanproj waxaan niiga codsanaynaa in aad filmkan Dhruva (2016 film) – Wikipedia oo uu Xidiga Ram Charan noo soo daysaan awal filmada cusub markii lasoo turjumo hore ayaa ka soo dayn jirteen magaranaayo waxa niigu dhacay mar labaad iyo mar sadaxaad plz filankan hanaka iloobina noo soo daaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here