Power Unlimited Afsomali

102
125646
Poster for the movie
© 2014 Rockline Entertainments − All right reserved.

Power

Romance, Action, Comedy

20142 h 27 min
Overview

Ravi Teja plays a young man desperate to become a police officer, who becomes embroiled in a plot to pose as his lookalike in order to re-capture an infamous thug from rogue cops. The film revolves around two similar looking people, Baldev Sahay - a corrupt ACP in Kolkata and Tirupathi - a person aspiring to become a police officer in Hyderabad. The home minister of Kolkata recruits Tirupathi to play as Baldev to catch a gangster rescued by Baldev. Rest of the story is all about why Baldev became a corrupt cop and how Tirupathi executed the unfinished mission of Baldev.

Metadata
Runtime 2 h 27 min
Director K S Ravindra
Release Date 12 September 2014

COMING SOON
Poster for the movie “Jai lava kusa”
Poster for the movie “Theeran Adhigaram Ondru”
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

sapoot-1996
13.345
Poster for the movie “Munna Michael”
71.181

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

102 COMMENTS

  1. fanproj filimada actor adi layaqanay noso turjuma sida sharukhan salman akshay kumar iyo ajay devgan inigo raliya thanks

  2. hey fanproj employment we need to see this movie I am not Somalian but I like to learn Somali and I can’t undersatand a lot odf Somali now by watching fanproj movies u guys are asome and I need u guys to unlock this movie today other wesite is are suck cuz I can’t understand how they talk mybe they transelate the movie by not using MIC

  3. As
    Sxbta fanproj waxan ka codsanaya film an magacisa hada anan xasuusan ilakin waxaa wado laba govinda laba qadarkhan iyo jekeybanda waa kunu iyo munu

  4. Aqyaarta fanproj a s c salan kadib walaal yaal waxaan ka mitnahay macaamiisha acountkeygana every 6 months ayaan active ka dhigtaa hada mardhow ayuu rabaa in aan mar labat cusbooneeyo in Sha Allah waxaana Ii harsan 20 days camal kadib in aan cusbooneeyo waaye in Sha Allah Lkn ula jeedadayda waxaa waaye waligaay hal filim ayaan cotsatay dhowr jeerna waat idinka codsaday 2 months ayaan idin ka cotsanayay xataa kaligaay maahan macaamiil ka loo idinku xiran xataa wey idinka cotsadeen filimkaan waana Brue Lee Ram charan, please codsigaan noo tix galiya waayo waa cotsi in badan soo jiitamaayay, thanks waligiin waa idin mahad celineynaa shaqada aat noo heysaan thanks, waxaan rajeynayaa in Sha Allah in aat Saturdays noo soo deysaan filmkaam Brue Lee ah thanks

    • Wcs shukri noore waa sax codsigaas marar badan ayaan aragnay ljn filinka Brus le ilaa iyo hada manasoo gaarin sababtoo ah qoladii filinkaasi dhigay dib ayey u celiyeen wali shacabka maloosoo bandhigin anaga filin xageena diyaar ka ah ma is heysano waan fasaxnaa xiligii loogu tala galay.

  5. Lacag lagu bixinayo xawaalad kadibna cadeyn keen ladhahaayo mafahmin ee sidee kale kubixiyaa visa card ayaa wataa sidee ku bixiyaa bal iifaahfaahiya fanproj

    • Walaal cadeyn waxaa laga wadaa rasiitka ama refrence numberka xawaaladda ku siineyso taas ayaa caddeyn kuu ah.
      Visa card si toos ah uguma bixin kartid balse Visa Card kaaga hadii uu Paypal ku xiran yahay waad bixin kartaa, faahfaahinta & meelaha aad lacagta ku wada bixin kartid waxaad ka heleysaa halkan http://fanproj.com/lacag-bixinta/

  6. Asc asxaapta aqyaarta iyo sharafta mudan horta anigu macmiil baan ahay marka marar badan ayaan wxaan codsaday flim la soo gasho marka asxaapta fanproj wxaan kadalban lahaa in codsiga maacaamiisha ay tigaliso idinkoo xumaan u arkayn filmka BRUCE lii Ram charan soo gasha Next Week haday maquul tahay THANKS FANPROJ

  7. Comment:
    sideen isku diiwaan galiyaa fakta hore
    inta aan isdiiwaan galina maxaa la’iiga baahanyay
    email ,Gmail ama website

    • Asc Abdulahi wax walbo ol lagaa baahan yahay asagoo faahfaahsan waxaad ka daawan kartaa asagoo video ah webka markaad gasho Help taawo.

  8. salaaam bahda fanproj … runtii waxa ad wapside yada kale ku dhaafteen waxa ka mid ah aflaamta tollywoodka ayaad codaysaaan tnx

  9. Asaxabta reer fanproj anigo gold membership ayaan dawan karin filinka power unlimited raviteja oo hogamiyaha kayahay ugasayal maxa sababay?

  10. Fanproj aad ayaad ugu mahdsantihiin mandama aad noo soo dayseen 🙋🙌👌 to be honest I’m really love this movies best film 💃💃💃💃💃💃

  11. asc fan proj waxan u bahanaahy cinwaan cusub marka sidee ugu fudud oo an kuheli kara iyo qabka u fudud ee lcgta loo bixiyo
    midkale kenya xarun makuleedhiin

  12. codsi suaal waxan waydiinaya fanproj flim ka jimcaha aad soo deyn jirteen oo aad ubadasheen sabti ilaa hada masoo deyn marka
    sabtiga saacada aad soo galineysaan noo sheega sabti kasta wax walba dunida waqti ayey leeyihiin

  13. Fanproj Filimka kaligey ayaan umaleynaayey dhoor qof ayaa ila qabto ilaa hada wax filin ah mesha kuma jiraan fadlan hadey cilad jirto noo sheega mahadsanidiin

  14. Saaxibayaal Fanproj aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin Runtii filimaantaan oo kale ayaan u baahanahay waa filim aan aad ula dhacay waadna ku mahadsan tihiin fasiraadiina iyo filimka sida uu ifaayo, Waxaan la yaaba oo aan isweydiiyaa websideyada kale filimaanta hindiga tarjumo ama soo daayo maxay horumarkiina oo kale u u samayn waayeen , Cod fasiix ah loogu heli waayay ama Sawiro Qurxoon. Aniga iyo Saaxibadeey ayaan isweydiinay su aashaas,

  15. @kuusow ninka kuusanoow Isla fikradaas ayaan kula qabaa marar badane waxaan coment ku qoray webabka soo daaya filimada hindiga ama kuwa tarjumaba oo aan xiisaha lahayn in la fiirsado ama la maqlo codadka ay saarayaan oo maanta dhan guuxaya mikrafoonadooda , Waxaan kula talin lahaa inay Tayadooda kor u qaadan oo ay helaan macaamil fiican , sida Webkaan Fanproj oo kale oo Aduunka si sahlan ku kasbaday, Thanks shaqaalaha Fanproj sida aad u wada dhan tihiin

  16. asc fanproj wan salamaya filimada kuwan sharbaha leh waxna ma matalaane dadkii la garanyayey ee akhyaartaa ahaa soo daaya kuwani sikastoo oo ay u yihiin filin actoin hadan dhadhan maleh sorry guys filimaan shidan baanu rabnaa xitaa habadii maheyno thanks

  17. asc dhaman shaqalaaha fanproj and macaamisha sharafta bdn
    waxaan fanproj wedinaa waxa ee thy hadaan lacagta baxsho filim shaqsi ahaan miyaa u degsan karaa download mise kaliya inaa user name kega liiso dhax dhigo waaye or only waxaa waye inaa regester sameyaa kadib aan online ahan ku fiirsadaa waxaanu bahan nahay fahan guuud
    ………………………………………………………… thnks #fanparoj

  18. waad mahadsan tihiin bahda fanproj aad baanan idinkugu mahad celinayaa sida sharafta leh oo aad nooga haqab tirteen filimaanta…

    waxa aan rabo waxaa weeye waxaan rabaa inaan dajisto ama download gareeysto marka qaab noocee ah ayaan u download gareysan karaa waad mahadsan tihiin …

    • Fadlan HELP click garey kadib waxaa ku diyaar ah muuqaalo kuu sharaxayo sida aad ugu mid noqon leheyd iyo wadada aad u mari leheyd intaba, Mahadsanid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here