Rab Ne Bana Di Jodi Af Somali

58
93190
Poster for the movie
© 2008 Yash Raj Films − All right reserved.

Rab Ne Bana Di Jodi

Comedy, Drama, Romance

20082 h 47 min
Overview

A lonely 40-ish man, likely to remain a bachelor, has a chance to find the love of his life when he falls for a vivacious young woman.

Metadata
Runtime 2 h 47 min
Director Aditya Chopra
Release Date 12 December 2008

COMING SOON
Poster for the movie “Mudinja Ivana Pudi”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “China Gate”
13.881
Poster for the movie “24”
89.358

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

58 COMMENTS

  1. fu aad iyo fanproj wwwwwwwww waa actarka weyn ama mutarjimka weyn ee fu aad fanproj hormar ayaa gaadheyn wlhi thnaks hada jackoo jekey iyo fuaad waa hormar aad u weyn xidigahaha mutarjumiinta dhan ayaa xagiina ah waxaan hilmaamey iraaaq iyo maxamed soo jeedoow

  2. fartuun baajuuni maalmahaan ma haayo boqorada codka wlhi iyo fu aad filim ey turjumeyn waan ooyneynaa waa in aan tiishka aan ilinta aan iskaga tiri lahaa sii diyaarsadaa hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh lolz

  3. walaalaha fanproj hamza abbas and ceydaruus waxaan idin su aalayaa boqorka codka fu aad ma siduu ugu soo biireybaana fanproj mise filimkaan oo kaliya ayaa ku casunteyn mise waxuu kamid noqdey xidigaha fanproj

  4. filimkan waxa ku qoran 6 janaury ma waqtigii lasoo galiyay baa mise waa waqtiga lasoo dayn rabo bal ifamsiiya waan sgi la,ahay filimkan

  5. goormee weeyi fuaad waan kala raagnay waan sugi kari laayahay waan ini baryaynaa jimcaha ka hor noosii daaya oohnta aan si fiican isaga tirnee xidigaha fanproj oo is helay waa loo wada joogi wacdaraha ay dhigaan waad mahadsantihiin asxaabta fanproj 100 kiiba 1000

  6. Waaaw the one and only fuaad maxamed xaaji shiiqey masuul sare wellcom back kabo filim aadan actor u hadleen nuur malahaaaa liibaax labo maaha
    actor loo hadlaayo labo qof udaa
    1 fuaad
    2 cumaar cismaan maye
    Waa labada kaliyaaa filimka cusbo u yeshaa
    Hadi cumaar cismaan laa waaye fuaad ayaa ku filin balse shaqalahaa fanbroj fuaad masuulka mesha ha lagaa dhiigo niinkas marnaba yusan idiinka tagiin waayo hadu joogo kastamarka ayaa sii badanaayo
    Filimka dilwaale sharukhan marku fuaad u hadlaayo waa ok balse codkale marku u hadlaayo sid iraaq waa berta
    Akshey kumar
    Sharu khan
    Salman khan
    Mithun
    Sunny doel
    Sunil shety
    Intasba waxaa kuso baxaayo fuaal kaliyaa marka hol wacan
    Marba hada so qabaten fuaad howshu waa ok
    Balse
    Salax dheer hadusan ladarka u hadleen waa ebar asnaa qaa muhiim aja asnaa waa dhanka shactarada
    Marka shaqalaha fanbroj filimada yaa lagu dheliin raaga lahaa turjumaniimada halo dhiibo

    1 fuaad
    2 yacko
    3 jekey
    4 salax
    5 maxamed doli
    6 ajakis
    7 fartun bajun
    8 nimca hebe
    Intas waa dad culus hala kenoo thnks all off u

  7. Wooooow WellCome Back masuul Fu’ad Mohamed Haji flimanta cusub dhan ma dawado wayo kuna raxeysto flim usan Fu’ad ama Cumar Cisman maye Actor-ka u hadlayn Fanproj Big step guys thanks for bring back the king of Voice #Fu’ad ?????

  8. raadiya cumar cismaan maye intaas ayaa idinka dhiman dibna u milicsada aflaanta Akshey Khanna iyo Arshad Warsi amaba Govinda aqayaareey ninkaas online xataa haku soo fasiro wixii qarash ahna halayla soo xiriiro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here