Raees Af Somali

32
94552
Poster for the movie
© 2015 Sreshth Movies − All right reserved.
Not rated yet!

Raees

Thriller, Action, Crime

20172 h 41 min
Overview

A cruel and clever bootlegger finds trouble when a brave cop starts chasing him.

Metadata
Runtime 2 h 41 min
Director Rahul Dholakia
Release Date 26 January 2017
Details
Movie Status
Movie Rating Not rated
Images
No images were imported for this movie.

Loading...
SHARE

32 COMMENTS

  1. Asxaabta ogaada filmkaan wali masoo bixin 25/01/2017 Ayaa Tiyaataada Hindiya laga daawana . Fanproj waxan ka codsanaya in si dhaqsi leh noogu soo turjunto Filmkan Raees Hadi ay helaan
    Fanproj waa number one mar waliba Guuleysta waligiin

  2. Saan u garty filmkaan wuxuu soo baxaya 25ta january.. wa film fiican qiso fiican ku socda saan haddaba Trailerka ka arkey, waxaan sugnaaba wa filmkaan oo lsoo turjumay
    Bahda fanproj aad ban idinkaga mahad celinaya sida aad mar walpa u jeceshihiin inaa tageerayashina qancisaan.

  3. asc fanproj filimada musalsalada 1kii qeby miyaa mise musalsalkoo dhan waaye lacagta meesha ku qoran fadlan ii sheega thanks

  4. Asc Azxpta fanproj waxan rabe laha inan waxyar iga cawe zid adigoo mahad zan.
    Fanprojplay waan ku soshobtay mobilka waxan hayztana honor hauwie 4X lakin woo dida yaa inaan galo fanproj😱. cilada aya jirta

  5. asxaab waa adinsaley salaan kadib fanproj waxaa idinka codsanaa media ama pleyer ka filimka laga firsanayo waad yareysen ee shaashada sidii hore ee weened ayaa ficneyd hada aad badasheen webka shaashada waa media ah flimka lugu dawanyo ka hadlayaa
    filim ka weyneeya lee hada awey yarthy indhaaha dad ku xanunnayo marka waa iga codsi fanproj WAANA MAHADSANTIHIN DHAMAN

  6. Wooow fanproj boqortoyo isbirsatay wayside kan 3 saano sitos ayn ugu xiirna xili uu kaficanyhy bishan markin wax qabadakina waladhacay hadiyad ayd muudqntiihin all the legends waini salamay #jekey said ayn utaagera sharukhanka somalida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here