Ramadan Mubarak

26
7488

Ramadan Mubarak

Overview

Asc. Macaamiisha ku xeran Webka FANPROJ sida ay u wada dhan yihiin FANPROJ oo isku duuwan waxey idiin leeyihiin RAMADAAN KARIIM, KULU CAAM WA ANTUM BIKHEYR. Fanproj waxey idinka codsaneysaa haddii ay jiraan wax xumaan xageena ka yimid in aad naga cafisaan, Idinka xagiinana wax xumaan ah idin ma qabno aan is wada cafino. Waxaa la galay bishii kheyrka badnaa ee Ramadaan waxaana wanaagsan in qof walboo muslim ah ay is wada cafiyaan Mahadsanidiin.

Actors
Starring: —
Metadata
Runtime
Director
Release Date 28 June 2017


Loading...
SHARE

26 COMMENTS

  1. Ramadaan kareem Dhammaan asxaabta ku xeran webka fanproj iyo shaqaalaha Fanproj aniga kow ka ah waxaan idin leeyahay sami ku sooma , Dadkii soonkooda la aqbalo Alle hanaga dhigo . Aamiin yaa rabbi

  2. Ramalanulkariin fanproj mamulka dhamantin cafis lkn
    halfikir ayaa qabaa oah in dhisha barakesan ad ino hakisan sidii awal ahan jiray oo an ku ogaa maxayelay waa
    bil cimado badan waa bilqerbadan marka hakad inogalisiin sidii hore an idinku aqanay
    lkn wax walbo mamulka sharafta leh ayey ka godaa lkn aniga waxi fakir ah wan soo gudbinee
    mahad sanidin
    RAMALANULKARIIM MAMULKA FANPROJ MARLABAD AYAA IDINLEYAHAY

  3. asc.w.w dhamaan bahda fanproj waxaan idin lee yahay ramadaan kareen cafis iyo musaamax shaqadiina meesha kasocda markaan afurno aayaan fiir sanenaa wixii musalsal aan ula soconay iyo wixii dheeraad
    ah mahadsanidiin

  4. ASc ramadan karim kulu caam waa antun BIKHEYR.
    dhaman dadka ku xiirin caafis walalyal fanproj caafis waalalyal aniga waaxna idin ma qaabo insha allah ramadan karim mar labad Asc

  5. ๐ŸŒ’Ramadaan kariin bahweeynta fanproj mazuul iyo shaqaleba cafis iyo masaamax dhamaanteen howshana meeshedii halaga wado tnxs ๐Ÿ’–๐Ÿ‘

  6. Scm aqyaarta fanproj waad salaamntihiin
    Maxaa helay webka filimka markaan ku dul dhufto videowga ma soo saarayo ciladani xagay iniga haysataa
    Weliba filim qudha maaha waa all films
    MHdSaniDiiN

  7. asc asxabta fanproj.com waan idin salaamay dhamaantiin aqyaarta sharafta leh salaan kadib baryahaan maxaa dhacay filimadii miyaad hakiseen inta bisha ramadaan lagu jiro mise aniga aya web qaldan booqda baryahan waxba ma arko fadlan hadii ciladu dhankayga tahay oo filimaan lasoo galiyo ii shega si aan waxa iga qaldan isaga saxo waad mahadsan tihiin dhamaan

  8. Ramadan Mubarak fanproj iyo asxbta ku xiran dhamman mela kasto ada jogatan ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here