Rocky Handsome Af Somali

31
67574
Poster for the movie
© 2013 T-Series − All right reserved.

Rocky Handsome

Action, Thriller

20162 h 06 min
Overview

Rocky Handsome is a loose adaptation of the 2010 Korean film The Man from Nowhere. The film story revolves around John Abraham as Kabir Ahlawat/Rocky Handsome who sets out to take revenge against drug mafia after they kidnapped an eight-year old girl, with whom he shares a special bond. Shruti Haasan played the wife of Kabir Ahlawat as Rukshida.

Metadata
Runtime 2 h 06 min
Director Nishikant Kamat
Release Date 25 March 2016

COMING SOON
Poster for the movie “Jai lava kusa”
Poster for the movie “Theeran Adhigaram Ondru”
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

baaghi-new-poster
154.317
Poster for the movie “Billa II”
185.001

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

31 COMMENTS

  1. waa goorma filimkaan asxaabta fanproj aad iyo aad ayaad u mahadsantihhin maadaama aad isbuucaan labo fiim qatar aad noo soo geliaeen thanks asxaabta

  2. ASC bahda fanproj waxa idinka yabay filimanta cusub malinta sabtiga maxa logu xujeyay macamisha in losodeyo filimanta cusub mideda galo side ee tahay ma sodeysaan koleba hadal wu iga tagay in ley jwbidono ma modi

    • Wcs walal waxaa macquul ah in aad jadwalka si fiican ula socon, isbuuc walbana film kama baaqan dalabkiina ayaana idinkusoo gudbinaa filimaanta,
      Film cusub micnaheeda ma aha in uu 2016 kaliya uu yahay filimada shacabkeena ama macaamiisheena soo dalbada ayaa ku jiro 2010 – 2016 inta u dhaxeysa marki aan tarjuno filimadaas waxay ku cusub yihiin luqadeena afsomaliga balse wadanka India kama cusba filmka.

  3. Ascm ASXAABTA FANPROJ SI WACAN AYAAD NOOO RAALI GALISAAN INTA BADAN WAANU IDIINKA MAHADNAQAYNAA FILILMKAN HADAAD HOREY NOOGU SOO DAYSAAN

  4. aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin fanproj isbuucaan aad ayaad noo abaal mariseen jimcaha wax lagu mashquulo ayaa loo baahna mahadsanidin

  5. waxaan rabaa inaad iga cawisan sida qaybta kle ee lacag bixinta logu gudbo qaybtas ayaa igu adkatay fanparoj wad mahadsantihiin

  6. ASC mudanaayasha fanproj waxaan ka codsanayaa inay ii sheegaan waxaan rabaa inaan is diwaaan galiyo waxaanan joogaa somaliland hargiesa waanan taageeraa fadlan maxaan sameeyaa

    • Asc Axmed shimali marka hore is register gareey marka xiga lacag bixinta taawo kadib EVC taawo nambarka ku qoran ku dir Zaad ama Telesom waxaad heysato wuu qaadanayaa
      kadib webka soo gal Caddeyn taawo kadib EVC taawo foomka ku jiro soo buuxi soo dir saacadooynin kadib diyaar ayuu kuu noqonayaa
      macluumaad kale dheeraad ah ka daawo webka qeybta Help

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here