
Overview
For 20 years, intrepid police detective Vijay (Akshay Kumar) has believed the malicious Amar Singh (Sadashiv Amrapurkar) murdered Vijay's twin brother, Lallu. Vijay eventually dredges up enough evidence to put the crafty Amar in the slammer, but he walks on a technicality. Events take a surprising turn, however, when Lallu (also played by Kumar) suddenly shows up in director Umesh Mehra's action-packed film.
COMING SOON
OPEN
Fanoroj noo soo dayaa filimka waan sugii la ahay
Ok fanproj bartoole noo soo daya ok
asc fanproj film kaan hada heesin noo soo daya tuesday 01/03/2016
film Mr & Mrs Khiladi
Mr & Mrs Khiladi
Sodaya filimka fadlan
asc bahda fanproj fadlan filmkani goorma lasoo deynayaa
Caadi is ka dhiga Ascaabta filim kaan koleey waa lasoo denaa Marka iska suga oo kaliyah???????✌?️❤️?????
sodaye
Asc all asxapta waxaan rajaynayaa in asxaapta fanproj movie of the week kadhigidoonaan flim shidan sida power oo kale marka asxaapta fanproj niosoo gliya flimaanta cusub mahadsanidin
Fanproj waxan rabaa in aan lacag KU shubto waxa iga dhamaday lacagtii marka waxan jooga sweden marka sidee baan ku bixiya Waa markeykii labad marka sidii hore oo kale miyaan ku bixiya lacagta mise shirkada Waa la badalay ee si kale ayaan u bixiya mise sidii hore ayaan u bixiya i shega waxan rabaa in aan si dhaqsi ah lacagta ku shubto plz marka ii sheega
Wcs cumar lacag bixinta taawo kontada swedbank kusoo bixi kadib cadeynta sawir ka qaad webka gal cadeyn taawo meesha kusoo dir sawirka cadeynta foomkana soo buuxi oo meesha ku jiro kadib waa laguu furaa. Mahadsanid
asc marka hore waxaan rabaa inaad iga cawiaan qaabka aan lacagta ku bixin karo bishii
Wcs saadaq webka gal Help taawo meesha ka fiiri
Asc wll wxn rabay inaan sodajisto fanproj play waxan isticmala iphone marka maxan sameyaa
Wcs walal Iphone weli diyaar ma aha walal kaliya Android ayuu ku shaqeynayaa