Sanam Teri Kasam Af Somali

59
95270
Poster for the movie
© 2016 Eros International − All right reserved.

Sanam Teri Kasam

Drama, Romance

20162 h 34 min
Overview

A musical romantic movie exploring the journey that ensues when the blue blooded boy Inder, "Who wanted to love no one" crosses paths with Saru, "Whom no one wanted to love". All their lives they were waiting to meet, but they just didn't know it . A musical tale of love , longing and loss. Sanam Teri Kasam - A Love story sealed with a Curse.

Actors
Starring: Harshvardhan Rane, Mawra Hocane
Metadata
Runtime 2 h 34 min
Release Date 5 February 2016

COMING SOON
Poster for the movie “Jai lava kusa”
Poster for the movie “Theeran Adhigaram Ondru”
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
30.454
Poster for the movie “Policegiri”
153.431

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

59 COMMENTS

  1. asxaabta dhamaan waan idin salamaaay
    salan ka dib waxaan idinka codsanayaaa filimada sohil khan meesha ku ma arag please
    filmantaas sooo galiyaa wixii macluumad ee lagu dawan karo ii sheeg films ka mahad sanidiin dhamaaan

  2. asc fanproj wax a Nga balan qaadeen filimka baaghi a rebel for love sida horay noogu sheeg teen in aad so galiney saan 29 bishaan waxa sugno ba waa filim ka iyo Asxabata o fanproj ona kala reeybey nin all thanks

    • Asc zakarye123 cida aan doono Blcok ma saarno lkn qofkii cinwaankiisa ka adkaan waayo oo shuruucda webka u dagan jabiya ayaan Block saarnaa

        • fanproj waad fiicnaan jirteen lakiin waxa qaldan magaranaayo. waxaan u heystay keligay dad badan aya cabaadaadyo fadlan userkeega iishaqeeysiiya ama ii sheeqa waxa qaldan shalay ilaa maanta qaab aan filinkaan ama flin gold ahba ku daawado ayaan garan la ahay. ilaa hadana wax jawaab sax ah mi diinka haayo. marka sideen wax ku daawanaa haddaan lacag bixino xitaa wax ma daawan karno.

  3. Haaa Fanproj waan ka Helaa Cadaalada aad ku dhaqantaan Halagu Adkeeyo Dadka Cinwaanadooda u kala gudbiya saaxibadooda . Waadna ku mahadsantihiin Howshiina waana idinlku Taageernaa

  4. fanproj plz filimkaan quality ga HD # 720 plz nooga soo dhiga 360 madaawan karo internet badan ayuu rabaa FADLAN AQIYAARTA THNKS

    • Filmka 360, 540 & 720 intaba wuuku diyaarsan yahay, hadii qadkaaga uu xamili karin 720 waad badali kartaa waxaadna taabaneysaa Player ka meesha ay ku qoran tahay HD kadib waxaad sii taabaneysaa 360p
      Hadii aad fahmi weyso waad nala soo xiriiri kartaa, Mahadsanid

  5. Masha alaah aqyarta fanproj ad ayaa idinkugu mahad celinayaa sxbayaal sidaa dad uqancinesan lkn su;aal ayaa qaba waxa halbil kadib bilaban dono bishi barakesned ee ramadanka marka sidey xadada ahed so bishaa gadal inoga dari meysiino?

    • idiris abdule hasan waan ku salaamay, waa suaal aad u wanaagsan balse jawaabta waan idiin soo siin doonaa waxaan la tashaneynaa shaqaalaha tarjumaada qaabka ay u shaqeynayaan kadib wixii goaan ah waan idiin soo sheegi doonaa insha allah

  6. so daya plzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz

  7. Woooow eshcalaa film waa intaan filin
    Ka daawanayay Fanproj waa Filinkii ugu
    Macaanaa ee aan ka daawaday gaar ahaan
    Waxaan u mahadcelinayaa gabadha
    U turjumaysa Atirashada

  8. asc dhamaan dadka meesha iga muqda salaan kadib waxan mar labaad salaamayaa fanproj.com oo aad iyo aad loogu nastay filimadana si kaler ah noogu soo daaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here