Sandakozhi 2 Af Somali

11
120411
Poster for the movie

Sandakozhi 2

Family, Action, Romance

20182 h 29 min
Overview

Sandakozhi 2 Af Somali, and his father have to protect a young man from a woman who has sworn vengeance on his entire clan.

Metadata
Runtime 2 h 29 min
Director N. Linguswamy
Release Date 18 October 2018

COMING SOON
Poster for the movie “The Villain”
Poster for the movie “Namaste England”
Poster for the movie “Black Panther 2”
maxresdefault
Poster for the movie “Black Panther 2”

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Soldier”
44.491
Poster for the movie “Policegiri”
155.637

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...

11 COMMENTS

  1. Azxabta Fanprojka waan idin salamay dhamantiin salam Kal iyo laaba,
    Waad ku mahad Santihiin dhamantiin sida quruxda badanee aflamta nogu soo turjumtaan aad nooguna soo galisan webka Fanproj,
    Waxan idinka Codsanaya inaad Filmka layidhaahdo
    Saakshyam. Uu Actorka ka yahay Bellamkonda-Srinivas, inaad afsomali noga soo dhigtan Pleasa Please Please Fadlan Fadlan Fadlan
    Noo soo turjuma idinkoo mahadsan oo mudan
    Waxaan ka mid ahay taagerayashinaa sida qaaliga ah idiin jecel, I ❤️ Fanproj,
    Waa Codsi, Mahadsanidiin.

  2. Asc baHda Fanproj waan idin salaamay marka hore salaan kal iyo laab ah mxa ku dhacy ee aad noogu soo deyn waydeen labadan film ee cusub aad ban u sugayna labadan film ee kaLa aH luv shuv pyar war and sandakoshi 2 toban cisho ayaan sugaynaa kan jacaylkaa kan kalena lix cisHo ayaan sugaynay ee idinkoo mahadsan azHpta qaligay noo soo daaya labadaas filmba baahi baan u qabnaaye codkiini macaana wlhi shirkad idinka fiican inaanay jirine plz and plz

  3. Shirkada fanbroj sallaan qaaliyaan idiin wadaa (assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatu)sxibayal wllalaya ilmabtiya ilmadeeraya intaasoo dhan waxaan idinka jeeda filim dhan ayaan rabaa sxbyal haddi aad raali katihiin waad isoo jabi hadii kalena aad iyo aad iyo aad very and very and very umahadsantiin. Thanks

  4. ASC MARKA HORE DHAMAN BAHADA FANPROJ WAXAN IDINKA CODSANAYA INAAD FILIMKA CUSUB EE VINAYA VIDHEYA RAMA EE UU WADO ACTORKA RAM CHARAN NOO SOO TURJUMTAAN
    DHAMANTIN
    MAHADSANIDIN

  5. Waan idin salamay dhamaan bahda fanproj waxan sugayaa VINAYA VIDHEYA RAMA
    Turjumaga actor ka ciraaq my dear lovely fanproj

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here