Sardaar Gabbar Singh Af Somali

48
102933
Poster for the movie
© 2016 Eros International − All right reserved.

Sardaar Gabbar Singh

Comedy, Action

2016Duration unknown
Overview

Sardaar Gabbar Singh Af Somali In the former princely state of Rattanpur, Bhairon Singh (Sharad Kelkar), a feudal landlord, wreaks havoc on the lives of villagers when he decides to usurp their lands by brute force. Arshi (Kajal Aggarwal) is a lonesome princess, who wants to come to their rescue; however, she finds herself in a helpless situation. Amidst these circumstances, a new police inspector, Sardaar Gabbar Singh (Pawan Kalyan) takes charge of the Rattanpur Police Station and soon, he falls in love with Arshi and also, locks horns with Bhairon Singh to put an end to his atrocities.

Metadata
Runtime Duration unknown
Director K S Ravindra
Release Date 15 April 2016

COMING SOON
Bhoomi-4
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Poster for the movie “”
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
Poster for the movie “”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
28.599
Poster for the movie “Paayum Puli”
57.474

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

48 COMMENTS

  1. Thanks aqyaarta fanbroj aad iyo aad aya umahadsan tihiin filiman inbadan ayan radinayay madama aad hada noso galiseen ciyow noso daaya sidan udawano waxan idinkeyahay 1000 iyo 1 Mar ayan idin mahad celinaya mahasanidiin dhamaan aqyaarta fanbroj sidey uwada dhanyihiin thanks

    • Asxaabta ku xeran Fanproj idinka ma dhargeysaan miyaa hadii maanta filin la idiin soo deeyo kii kale ayaad soo carareysaan hadii midkaad usoo carateen markaan soo deyno midka xiga ayaad usoo carareysaan maku fikirteen in filimada ay u baahan yihiin howl fara badan oo anaga filimada dhan xageena diyaar ka eheen markaan soo diyaarino waan idiin soo dhigeynaa idinkana dulqaad lahaada waadna mahadsan thihiin

  2. Aqyaarta fanbroj waxan ugu so carareyno filimada fanbroj meel kawanagsan majirto ama sida aad wax u turjumeysaan didridinku gaarto malahan filimada aad sogalisaan mahan filimo yar waa filimo aan caadi eheen sidaa darteed ayey bulshada udhahayaan noso daaya filimada adinkana waxa uso mujiseen dadaal dheraad ah bulshada wadna ku mahadsan tihiin sida wanagsan aad no qanciseen hada waxeyba udhaan hano sodaayo filimkan markin ayanba umaleyna inow yahay filimkii ciida ahaa lakin malmahan American’s aya naga yareyseen see wax u jiraan hee no Sheega blz waxan rabna American inaad noso deysaan hindigaba wad sodeysan maxaad u deyseen American wadna yareyseen americanka thanks dhamaan aqyaarta fanbroj salaan sare ayan idin wada saaray shaqo wacan

  3. asc fanproj waxaan idin wey diinayaa lacagta ma ku shuban karaa iyadoo hal maalin iiga harsan tahay lacagti hore ee gold membership
    mahadsanid

  4. Asc asxaabta wad sal salamantiiin dhamantiin salan kadib asxaabay filinimanti amerikanka ahaa waad naga joojisena maxaa dhacay beri dhawayd wey shidneyd meeshiyow please guys nooso badiya aflamta cawana waaba ciide dhawr filin baan idinka sugeyna fadlan thanks

  5. Asc FANPROJ MAXA IDIN KU DHACAY MOVIE OF WEEK IDIN KA SUGEENAY AAWAY MAXA NOO GOOSEEN WAABA IDIN KA SUGEENAY
    MIDA KALE MOVEI OF WEEK SIDII HORE NOOGA SOO CELIYA SABTI INOOGA DHIGA AXAD MA RABNO

  6. asc dhamaan dadka ku xeran iyo turjumayaasha fanproj waad mahadsantihiin run ahaantii filimaantiina waan la dhacay marka asxaabeey yaana lisku dheelinee maalinta ciida maantee eheed marka biri bil asxaanag noo soo daaya filimkaan waad mahadsantihiin dhamaan iraaq jeekeey yackoo &all turjumayaasha.Eid wanaagsan ayaan idiin leeyaay sanadkaan sanadkiisa ne bash bash barwaaqo iyo cmfd allaha nagu wada gaarsiiyo insha allah.

  7. Asalamu Caleykum
    walaalaha Fanproj
    mudo ayaan ahay
    tageere khaaska ah
    waliba aniga oo naftayda ka dhaadhiciyay inaan ba ahay tageeraha kowaad ee fanproj waliba aniga oo jooga wadan asia ah kaligay na ka is ticmaalo member ka lacag ku shubashada ah marka fadlan filin kaan waxaad naga balan qadeen ciida inaad noo soo daynaysaan e fadlan filin ka noo soo daaya waa ini tugaynaa please nosoo daaya asxabeey sidoo kale waxaa jira filimaan aa horay noo soo tus teen walina nooma soo dayn

  8. fadlan filinkan ayan rabay ee gorme ayad so deyneysan bahda fanproj plz ishaga waa marki 2bad ad soo gelineysan misa neh an dawan karin see wax u jiran
    waa gormeh xiliga ad fasaxey saan codsi gar ah waye mahad sanidin

  9. #fanproj seen u dhargeena filimba fulimku kadaran yahay na tusaysiin xiiso dheerad ah nagalinesiin somali waba taqanaye wax mey sugan dulqadna warkiisaba daa mahadsanidiin # fanproj nosoo dadaala lee

  10. PLZ when is this movie coming out?¿
    I waited one year to watch Sardaar gabbar singh af Somali
    PLZ PLZ PLZ PLZ PLZ PLZ PLZ PLZ PLZ PLZ PLZ PLZ PLZ
    What is the time??????????????????¿¿¿¿¿¿¿¿¿¿¿¿¿¿¿¿¿¿

  11. All asxaabta ku xeran webka fanproj waxaan idin sheegayaa inuu filimka ku jiro aad daawan karto, login ku dhufo user kaaga iyo paswerkaaga geli ka dib filimka daawo.

  12. fadlan asxabta fanproj waxan inka codsana in ciraaq cilmi codeynta atooraha lagu soo celiyo wa haday macquul tahay thanks shaqafa noo haysaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here