Sarrainodu Af Somali

62
109204
Poster for the movie
© 2013 T-Series − All right reserved.

Sarrainodu

Drama, Action

20162 h 42 min
Overview

Sarrainodu Af Somali Only one man can stop a villain who, backed by his father, brutally murders anyone who gets in the way of his unscrupulous real estate deals.

Metadata
Runtime 2 h 42 min
Director Boyapati Srinu
Release Date 8 April 2016

COMING SOON
Poster for the movie “”
Poster for the movie “Ittefaq”
Poster for the movie “Irumbu Kuthirai”
Poster for the movie “Jai lava kusa”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

a-flying-jatt
86.713
Poster for the movie “Akhil: The Power of Jua”
101.476

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

62 COMMENTS

  1. asxaabeey naga yareeya filimda koonfurta hindia sawabtoo ah maahin kuwa caaliami ah waxaa lagutalagalay gawalkooda xataa hindia oo dhan lagama daawado

  2. Hadaba Sarrainodu waa filimadii lagu yaqaanay koonfur Hindiya madaama uu leeyahay wax walbo oo ku tilmaami karo filimkan (Masala Film). Waayo Sarrainodu wuxuu leeyahay Action cajiib badan, heeso shidan, Alli Arjun oo xarakeeenayo, atoore aan awood ahaan loo dhawaan karin, shactiro cusbadeeda wadato iyo dareen aargudasho oo qiiro badan waana xeerka lagu yaqaan filimka South India sameeyaan.

  3. marka hore halkan waxan kasalaamaya
    shirkada fanproj
    runti waxaaan aad ugu faraxsanahay manta afkeena hooyo aan ku daawanayno
    waxaan ka codsanayna Sarrainodu Af Somali in ay no soo dhamaystiran fadlan
    waad mahadsantihin

  4. Wakhti badan ayaan sugaynaa maxaa dhacay
    youTube ka isagoo full ah ayuu kujiraa lakina
    af somali ma aha plz waan idin bar yay naa
    Noo soo daaya please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  5. asxaabta shirkada fanproj aad ayaan idiiin salaamay salaan kadib waxaan aad idin ka cod sanayaa inaad filinkan noo sooo dhamaystirtaaan inbadan ayaan sugaynaaa waad mahad santihiiin

  6. asc fanproj waxa jira filmo badan oo trailer kaliya ka haysan lkn la soo fasaxay filmada macmiishuna ku daashay suguda filmada plz filmada noogusoo dhakhsada thankz

  7. Mudo labo asbuuc ah Waxaa cilad iga haysata daawashada aflaanta kuwii hore iyo kuwii dhexeba sababtuna magaranayo fadlan jawaab
    Filimkaan furaba video iima soo baxayo magaranayo ciladda waxaana is ticmaalaa iPhone 7puls plz sida ugu macquulsan iyo jawaab waafiya

    • Webka gal waxaad taaataa meesha ku qoran GAL CINWAANKA
      kadib godka ay ku qoran tahay cinwaanka ku qor
      fanproj.com
      Godka xiga ee ku qoran FURAHA ku qor
      galdaawo
      Kadib waad daawan kartaa filimada

  8. waxaan lahadlayaa kuwa fanprojka zxpayaal filimaada soo dhiga siloo daawado dadku aad bay idiin taageeraane macalaa anigu waliba filinka sarrinodu aan gabi ahaanba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here