Shivaay Af Somali

70
132881
Poster for the movie
Β© 2013 T-Series βˆ’ All right reserved.

Shivaay

Romance, Action

2016Duration unknown
Overview

Shivaay is a Bollywood Film directed by and starring Ajay Devgn and Sayesha Saigal in the lead roles. The film is set for release on Diwali 2016. Shivaay is a high octane action drama movie .

Metadata
Runtime Duration unknown
Director Ajay Devgan
Release Date 28 October 2016

COMING SOON
Poster for the movie “Spyder”
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

RAMADAN
7.734
Poster for the movie “Once Upon A Time In Mumbai Dobaara!”
226.919

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

70 COMMENTS

    • malaay12 ma taqaanaa wixii laga wado trailer waa filin goos goos ah oo wali india aan kasoo bixin marka sidee kuso odeynaa filin wali soo bixin trailerka waxey cadeyneysaa oo kaliya in filinkan oo soo wado Ajay maalintii uu soo boxo ayaad arko doontaa dhameystirkiisa iska dulqaado anaga dadka bilaash lacag ma ugu qaadno hashiiska lacagta waa isbuucii 1 filin inaa ku dawato waadna ku daawataa

  1. Ok lkn fanproj waxa niga cud sanaa in aad isbuuci filin aaan soo galineysiin o shegtina wayo waxa nahay dadka aad ku dagero oo lacagta bixiyo marka habenka aa soo gal in rabtaa na oged siiyo trailer ahaan usoo diyo kadib quraal soo raciyo saan u ogaano thnks asxaabta fanproj dhamaan waad mahadsan santihiin

  2. asxaabta maxaa waaye calaan calka aad wadaa iskuuc kasta waa nila qanciya ahadane waa niila qancinaa ee iimaanka kiyaawo ku dhuuq sada
    asxaaba mahad sanidiin

  3. Aqiyaarta fanproj fout aan sameyey lacagti waan bixiyey lkn waxaan ilaway usirnaam ka kega la ii fasaxayo in aa idin soo qoro A.Abubakar rekinin kisa ayan ku diray 4.00 € rekening kega waxaa ugu danbeso 318 naam ka neh waa A Abulle Hassan plz jawaab niga suga thanks aqiyaarta fanproj.

    • roda rasmi abdirahman
      webka gal registger taawo cinwaan sameyso
      kadib lacag bixinta taawo meeshii kugu fudud kusoo dir kontada meesha ayaad ka heleysaa
      kadib caddeyn taawo foomka ku jor soo uuxi sidaas ayaad ugu mid noqoneysaa

  4. Asxaabey fanproj filimka shivaay waa uu soo baxay afhindigiisa Meela badan laga daawday ee xaa ku dhacay afsoomaaligiisa fanprojπŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸ½πŸ‘ˆπŸ½βœοΈβœοΈβœοΈβœοΈ Waa Nagu soo daahdeen mugaan

  5. wll qaliga ahaw dadkani lama socdan inuu hada laga dawanayo shivay hindiya qarkamida dadka unbaa ini fahmi kara iska dulqaata dadku isku wada mid ma aha qaarna aqli gooda ayay isticmalan qaarna aqli goda ma isticmalaan dulqata

  6. Please waxaan idinka codsanaya filimkaan markii uu sobaxo HD inaad nosodeysan hada waxbo lagama arkaayo anaa maxayelay cinemo ayaan kadaawaday waa action ee ma ahan filim drama ah marka HD ayuu kuficanyahay ee ee waa codsi hada hanoosodeynina

  7. Waad ku Mahadsan tihiin soo tebinta filimkan Cusub waan ku qanacnay daawashadiisa maadaama aad Freee noogu soo Tebiseen noolaada Fanproj waan idin Taageernaaa

  8. Fanproj waad ku mahad santiin inaad noo soo daysan film kan laakiin xaga quality ayaa ah mid aan ahayn HD markaa please HD ka soo dhiga idinkoo mahad San thanks

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here