
Overview
S3 (Singam III/ Singam 3) is an upcoming Indian Tamil action film directed by Hari.[1] A sequel to the 2013 film Singam II, the film stars Suriya, Anushka Shetty and Shruti Hassan in the lead roles. Devi Sri Prasad was replaced by Harris Jayaraj as the music director for the film.
COMING SOON
OPEN
abdirahman abdirkick
Fanproj waxan rabaa in aad iga cawisaan waxa aan samen laha. Webka fanprojplay waan soo degsaday mana ii shaqeenayo cinwanka aan ku furtay
Cumar filinka sharaxaada daawo meesha ka tix raac
Reer fanproj maaad soo daaysaaan filkaan singham3
sxbyaal filmkaan goormee la soo deeyna
noo soo daaya plz plz plz plz plz plz plz plz plz plz
Filinka singham 3 soo daaya plz fanproj
Filinka singham 3 soo daaya plz fanproj <3
asc asxabta sharafta leh e fanproj plz noso daya
Shime lasodenaya aqayarta
asxabta sharafta leh e fanproj plz plz plz plz plz plz plz plz noso daya
Waxaan igacaawisina. Sidan. Idilaaxaririlahe
Ok
Fanproj maa no so daysaan please 😍
I like this movie and I want to wash this movie
Reer fanproj macaamiisha maaad u soo jawaabtaaan see camal
filmkan maxaad u haysataan soo daaya plz
Sxbta wn saleenaya
faanbaroj
Filinka singham 3 soo daaya plz fanproj waam idin tuugaynaa
soo daaya filimka fadlan
plz so daya
Plz noosokeliya filimkaan
Filimkaan gorma laso galinaa
Goorma laso fasaxaa
aqiyarta wali filim kam kama soo bixin hindiya waa xayeeysiin kaliye ee dulqaata
waad nagu raajiseen waxaana codsanayaa inaad ka reebtaan wixii dhaqankeena ceeb ku ah fadlan ka jara
Asxabey filinkaan Aawey
please filimkan sodaya inbadan ayan sugaynee
sxb yaal waxaan rabaa in aan ka mid noqdo macamiisha fanproj
asxbta fanproj filmkan oo dhamestiren guur me so day hesaan please
asxta see idinka noqotay filimkan waxa tiyaatarada lasaraa 26 bishaan marka see kusoo deenayaan marka aan wada sugno
Asxaabta filimkan
Huray u soo daaya
asxbta filinkan soodaa ya noo
Asxbta noo soon daaye please filinkan
Fanproj filim kan yaaan la soo deen waayo xaas keeyga ayaan u shegay hadii fiirsato in aan guriga ka sarayo marka waan idin barya yaaan la soo deen singam 3
asclkm fanproj ma leedihiin bayj laga daawan karo filimada cusub oo per month payment ah
asc walaaha qiimahabadan aan kuxiranahoow waxaa idinka codsanaa idinkoo tigilinaayo taageerayaasha Fnproj inaa nosodeysaan Filinkaan mahasanidiin
Asc wan iidinsalamay dhamantiinbaa. Filmkaan goormaydun soo daynaysaan
fanproj flmkan maad ilowdeen maad soo daaysaan isagoo dhamaystiran waxa na dishay comingsoon tee do u can u, we have a lot thnks
Fanproj film kan soo daaya plz
Plz noosoo deeya filmkaan wax bdn aa sugeenee Tnxs
asxaabay soo daayadee flimka imbadan ayaad hayasateene
walaalayaloow waxaan idinka cosanayaa inaad noo soodeysaan filimkaan waxaan sugeeynay mudo kabadan 6 bil wanaa illaa liyaa maalin kasto inaad sideeysaan iyo inkale MAHADSANADIIN
FANPROJ
FILIM KAN AXADA WAA DAWAN DOONTAA SINGAM 3 WAXA IDIN BALAN QADAY WAA INSAAN91 26 /3/207 MALINTA AXADA DAWASHO WACAN
isaan seed ku ogatay ina la soodayna axada
TAHIR SXB FILIMKA AWAL MA UUSAN SOO GARIN FANPRIJ.COM LAKIIN HADA WAA LA SOO TURJUMAY WAA INOO AXADA MAHAD SANIDIIN DHAMAN INTA DAWASHADA SUGEYSAY
love you all the time fanproj thanks for everything
thanks fanproj
nice film waaka helay waad mahadsantihiiin waxaa ku jiraa dadka sabarka leh oo idin suga goortaat noosoo daaysaan waana idinka mahadceliyaa marwalba dalaalkaaad noooheeysaan saxibada Fanproj <3
Thanks fanproj
aaaad iyo aaaaad ayaa uu mahad santihiin fanproj
Walaalayaalow aad iyo aad ayaan idiin taageersanahay fadlan noo soodaaya singham 3 pleas
Asc fanproj
wow i love the music
what amazing movie singham <3 thanks asxbta fanproj dhamantiin
Tnx fanproj