Son of Satyamurthy Af Somali

33
124795
Poster for the movie
Β© 2015 Sreshth Movies βˆ’ All right reserved.

Son of Satyamurthy

Drama, Action, Comedy

2015Duration unknown
Overview

S/O Satyamurthy (read as Son of Satyamurthy) is a Telugu family drama written and directed by Trivikram Srinivas and produced by S. Radha Krishna under the banner Haarika & Haasine Creations. It features an ensemble cast of Allu Arjun, Upendra, Samantha Ruth Prabhu, Sneha, Adah Sharma, Nithya Menen and Rajendra Prasad. Devi Sri Prasad is composing the music for the film. The film was launched officially on 10 April 2014 at Ramanaidu Studios in Hyderabad. The principal photography commenced on 22 September 2014 at Hyderabad. The film released worldwide on 9 April 2015.

Metadata
Runtime Duration unknown
Release Date 9 April 2015

COMING SOON
Poster for the movie “Mannar Vagaiyara”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

Poster for the movie “”
50.839
Poster for the movie “Force”
54.266

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

33 COMMENTS

  1. Asc asxabta fanpoj marka hore wan idiin salaamy maxa dhacay away hee waxan idiinka sugeenay ama filimadii weeka so ma ogidin anaga waxanu nahay asxabta fanproj ama kuwa ku tixan studeo fanproj ama taageero marka waxan idiinka cod sana sida ugu fudud inaa asxabtiina u qancisan plase thanks fanproj waqti kasta iyo sacat walbo okby

  2. Wow caadi ma ahan waa filim qiso macan idinka waa ku mahad san tihin dhaman shaqaala ha iyo maamulka studio fanproj sida wacan aad ugu xaqab tirtan filimo tayo leh asxabtiina ama macamiishina runtii waxa tihin dad u taba baran sidii waqti kasto ugu bahi tiri lahay asxab tooda filimo qiso iyo qaayo xubarsan in ee u so deyan wilibo si fiican lo fasiray waa cajiip runri mar kale anigo leh waa mahad san tihin dhaman.tiina iyo asxab teeda kale ku xiran studio fanproj wan idin salaamay sida aad u dhan tihin.asc

  3. fanproj run ahaantii Aad iyo
    Aad ayaad u mahad santihin
    Ma aqaano Waxaan idinku
    Tilmaamo waad Mahad
    Santihin xataa waad ka
    Wayn tihin Lakin soo daya
    filima da kale ee Telugu
    iyo Tamil ah Thanks

    • Adigaa mudan abdiaziz filimada kale waalasoo deynaa macaamiisha ayaa waxey leeyohiin telegu iyo tamil waanka dharaknay filimada kale soo daaya marka waan isku dheeli tireynaa idinkana dulqaad muujiya mahadsanidiin.

  4. Fanproj Atooraha Nithin
    Telugu Ah fanproj plz plz
    Plaese filiman tiisa 1 filim
    Xataa kasoo daaya filimka
    Aa a soo daaya plaese and
    Plaese and Plaese Thanks

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here