Temper Af Somali

102
138009
Poster for the movie
© 2015 Parameswara Art Productions − All right reserved.

Temper

Action

20152 h 27 min
Overview

Daya, a corrupt police officer, is transferred to Vizag and becomes involved with Walter Vasu, a local crook. When Walter kidnaps Daya's girlfriend, Daya goes to war with Water's criminal empire.

Metadata
Runtime 2 h 27 min
Director Puri Jagannath
Release Date 13 February 2015

COMING SOON
Poster for the movie “Mr. Chandramouli”
Poster for the movie “Arjun Reddy”
Poster for the movie “Raghuveer”
Poster for the movie “Sanju”
telugu-new-movies-telugu-movies-2017-best
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

C6yBR4NW0AAwG1u
76.899
Poster for the movie “Run”
19.148

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

102 COMMENTS

    • wcs maria webka gal kadib Help taawo video yaal ayaa ku jiro oo aad ku fahmi kartid sida aad ugu mid noqon kartid daawo kuwaas mahadsanid

  1. Filinkaan beeri talaadada ah waaye in Sha Allah thanks fanproj, I really appropriate the work you guy have for us, thanks marlabaat asxaabta sharafta leh fanproj iyo kuwa ku xiran intaba waan idin wada salaamaya ASC…

  2. Fanproj waa ku mahadsantihiin filimkii dadka oo dhan sugaayen hadaa soo sii dheyn rabtaan hada waxa noo hareyna waa jazbaa iyo bruc lee. Waliba ani ahaan waxaan sugayaa jazbaa ilen waxan ahay big fan of aishwarya rai marka noo soo sii daaya idinkoo mahadsan

  3. asc al asxaabta page ama wepka fanproj frist waan idiin salaamay sidaan u dhantihiin oo idil walaal flimkaan goormaa ayaa la soo daynayaa ?

    • hadii america aad joogitd waad ka bixin kartaaa somalia ama waxaad ka bixin kartaa Mpesa waxaad booqataa webka qeybtiisa lacag bixinta

    • asc ahmed mohamed wax walbo oo macluumaad ah webka ayey ku qoran tahay Help tawo meesha ayaad ka hel kartaa hadii nambar aad dooneysana Lacag bixinta taawo

  4. Asc aqyaarta fanbroj dhaman wn idin salaamay bulshada halkan ku xeran dhaman Sido tembar wad noso galiseen fanbroj Mahadsanidiin hal mid aya idinka codsanaya filimka jazbaaa eey wado ashawariyaa noso daaya blz jwb adinko mahadsan thanks fanbroj

  5. filikan xiliga la soodeynaayo illaahada lama sheegn saan u su alynay waanuku daalnay fanproj plz macaamiisha ayaanu ka mid nahay see wax lowadaa haduu kujirana halkee kaga jiraaa waan ka waayee ?

    • saalim filinka xiliga lasoo deynaayo sheegis uma baahna meesha yey ku qoran tahay ma arkin miyaa bro qeybta ay ka saaran tahay fiiri waxa ku qoran ama schedule fiiri waad arkeysa kadib

  6. Asc inta fanbroj ku xeran waxba yaa lawareerin aqyaarta fanbroj weyno dadashaa har iyo habeen ayey nodadashaa tember filimkan waa 22 bishaan oo ku so adan jimcaha adinka sabar iyo dulqaad yeesha schedule waxa ku qoran tember 22 bisha aya daawan kartaan intaas iyo wixi kabadan wad kaheleysan bahda fanbroj iyo filiman kale oo ku xiiso galiyo lakin bulshooy sabar iyo dulqaad sameeya ok thanks dhamaan fanbroj iyo bulshada ku xeran

  7. Asc inta ku xeran fanbroj bulshooy fanbroj wey nodashaa har iyo habeen hada tember wala sogaliyay wana jimcaha sida mesha ku qoran wana sax wixii kalo dhiman waa niigala haqabtira ee dulqaad iyo samir yeesha bulsho ok thanks dhamaan habeenku hadiin wacnaado ok

  8. Sxb ibrahimking tember waa jimcaha schedule kafiiri waqtigo yahay waxana ku qoran 22 bisha wana jimcaha lasoco anibo wn sugoya adi oo kale ayan ahay ee sabar yeelo barito aya kaa xigto insha allah ale nagaarsii wn dawaneena insha allaah thanks dhamaan

  9. Hada bukshooy tember waxanba sugnaa weyno sodadakeen bahda fanbroj weyna ku mahadsan yihiin hada kadibna waxad kaheleysaan filiman idin xiiso galiyo aad ku wanacdaan hada wad arakteen inta filim oo laso galiyay isbuucan waa filiman aad iyo aad loga daba dhacay marwalbana sidaas ayad kaheli dontaan tember waa jimcaha insha allaah aqyaarta fanbroj ani tixgalin gaara ayey iga mudan yihiin aqyaarta inolada ani macamisha ayan katirsanahay [email protected] iyo kamaal12 labaadanbo ku isticmala fanbroj waxan kamid ahay tagerayasha tageero 1 wan ayan ahay fanbroj inolada waligiin thanks dhamaan

  10. A s c bahda fanproj waan idin salaamaya salan ugu qaalisan tan dadka islaamka ah aay isi salaamaan salan kadib, waat ku mahadsantihiin hoosha aat noo haysaan waliba bulshadeena waana ku fanaa in aan macaamisha fanproj katirsanaado, waana kasii tirsanan doonaa in Sha Allah, Lkn fanproj halmit ayaan idin weydiinayaa dhowr jeer horena waan idin kacotsaday filimkaan Ram charan ee Brue Lee ah maanoo soo deysaan please waa cotsigii iigu horeeyay oo aan filim idinka cotsado waayo temper waat soo deyneysiin jimcadaan, marka jimcada kale in Sha Allah please waa idinka cotsanayaa in aat Brue Lee noo soo deysaan idinkoo mahatsan waana idinka sugaynaa in Sha Allah fanproj iyo asxaabta ku xiran hanoolaadaan a s c ……..

    • Wcs Shukri filmkaas weli lama tarjumin sababtana waa shinemoyinka India marki laga deeyay kadib way xareysteen filmka mala suuq geyn taas darted ayaanan weli u tarjumin balse xili allaale xiligi lasoo bandhigo wan idiin soo tarjumi doonaa idinkana dulqaata, wixi ka horeeyana sidi ay barnaamijkeena ahaan jirtay mar walbo waan idin soo gudbin doonaa film.

  11. Asc dhamaan horta filimkaas bruce lee waa filim aan caadi eheen wn wada sugeynaa gos giskisa ayan arkay wn ladhacay run ahantii lakin waqtiga etahay ama oo kaso dhamanayo mala sheegi karo hadi ow sobaxo wn arkeyna aan udulqadano bulshooy qeer ayan udin dhaafay fanbroj sido thanks dhamaan

  12. fanproj waan idin salaamay dhamantiin magacin hajiro ha joogo waxan idinka codsanayna in aad noo soo turjuntan aflnta agtarka laga daba dhay ramcharam

    • Asc walaalayaal wax cilad ah ma jiro filinka wuu ku jiraa wana la daawan karaa Mobile oo kaliya malaga daawan karo kaasna anaga ayaa howl ka haayno lkn computerka wa caadi waad ka daawan kartiin mahadsanidiin

    • Abdalla adigoo raali ah dhanka mobile howl ayaa ka socdo caawa malagu daawan karo mobile fadlan computer ka daawo ilaa iyo caawa mahadsanid

  13. Asc bahda fanproj wlh filimkan saa usugayay iyo soon igu adkeeyay is malaha asxabey malaga yabaa inaa manta bobel ka daawano thanks bahda fanproj cabashada we idinku badan tahay wan lasocda nin xilqaday edqaad aye maree

  14. Asc walaalayaal filinkan waxaad dhanka mobile ka ka daawan kartiin ugu dambeen isniin ta kana raali noqda inta aan idinka daahinay dhanka mobile ka mahadsanidiin

  15. asxbta fanproj waxan ka codsanaynaa maadaama aan nahay dadka dibada ku nool hana lasocdo fanproj in flimka [veera] oo wado ravi teja aad inoo soo daysaan

  16. Mahadsanidiin asxaabta Fanproj filimanta free ga ah ee kale dhib la’aan ama xujo la’aan aaan ku fiirsada lkn filinkan waa iga diidan yahay inaan ka fiirsado mobeylka gacanta ee ma waxa fiirsa karo asxaabta bilaha u diiwan gashan oo kaliya mase xattaa annaga waan kula daara karnaa

  17. asc dhamaan asxaabta fanproj aa ayaad uGu mahad san tihiin filimaanta fireega eed nooso gudbisaan lkn waxaan niga codsanaya hal filin oon aad ujeclahay ahna filimantii hore filimkaa magaciisuna,,,tridev,,, waxaan niga codsanaya filinka todobaadka danbe inaad nooso daysan plz asc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here