Thirsty Birds (Somali Short Film)

11
13015

Thirsty Birds

Drama

20170 h 26 min
Overview

Asad waa arday somaliyed ee kunool dalka India wuna ku cusub yahay waxu laso dagay Ashraf iyo Anwar oo ah sxb. Asad wuxu la kulmay dhibatoyin badan oo kaga imanayey Ashraf iyo Anwar way xumeyn jireen madaamaa aysan isku qabiil ahayn, Asad wuxu lakulmay gabar ay is garanayeen oo ka cawisay wuxu rabay, waxa dhacday in Ashraf uu shil galo wuxu cawin iyo garab ka sugaye Anwar oo ay isku qabiil ahayeen lkn Anwar ma uusan ka helin cawinti uu ka filaye ee wuxu ka helay Asad oo uu xumeyn jiray madama uusan qabiilkiisa ahayn. Ashraf wuxu daremay ina ay qabyaladi waxba tarayn ee somalinimada muhiim tahay iyo waliba midnimada.

Metadata
Runtime 0 h 26 min
Director Krishna Mani
Release Date 24 September 2017


Loading...
SHARE

11 COMMENTS

  1. Mashllh waa filim iqiiro galiyay 👌👌👌👌 horay usii socda guul wacan asad markan fiirsanayay calool xumo iqabaty wanba ooyi rabay wllhi

  2. halkaa kaga sii haya walal arin fican ayaad haysaan wlhy waa wax soconaya oo sifiican aad u jisheen
    ha ka daalina isku daya inaad qaar kle soo saartaan walal

  3. really waa flims aad u fiican waana ku faanena sxbadeena flimka xaqiiqda ka hadlayo sida dareenka leh ay usoo gudbiyaan sxp igu qaali mr azad guul

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here