
Overview
84 years later, a 101-year-old woman named Rose DeWitt Bukater tells the story to her granddaughter Lizzy Calvert, Brock Lovett, Lewis Bodine, Bobby Buell and Anatoly Mikailavich on the Keldysh about her life set in April 10th 1912, on a ship called Titanic when young Rose boards the departing ship with the upper-class passengers and her mother, Ruth DeWitt Bukater, and her fiancé, Caledon Hockley. Meanwhile, a drifter and artist named Jack Dawson and his best friend Fabrizio De Rossi win third-class tickets to the ship in a game. And she explains the whole story from departure until the death of Titanic on its first and last voyage April 15th, 1912 at 2:20 in the morning.
COMING SOON
OPEN
Will smith iyo Leonardo Dicaprio nasiib darro waa jilaayaan aad aan uga helo filimadooda si fiican uga muuqda Hollywood hadana aan nasiib u yeelan in ay ku guulaystaan bilada (Ooskarka Oscar).
Ik wil dat het werkt
very sad this film
very sad
yes we know it bbe it so sad
wlhi aniga horta filmkan waan daabte asigo english swedisha ah laabada ba lkn hada somali wlhi am so happy marka arke asigo af somali ah thanks jekey waaxan raajena ina hal malin ku arko jekey hada aragto commentkan ilove u jekey iyo ajakis
haa wll aniga xataa wan farxey markaa af somali ku arkey
hej fanproj jag har inte sett på era konto
omg this story it is so sad realiy iam a hindi girl but my freand she from Eriteria and she speak somali they she tald me oll about the story and i criy realiy but it is good film
omg this story it is so sad realiy iam a hindi girl but my freand she from Eriteria and she speak somali she tald me oll about the story but it is good film
filinkaan waa filin aad ii cajibiyay waana daawaday, markaan arkay asigoo soomaali ah loona turjumay
aad ayuuna ufiican yahay codkana kuma yara waana filim aad iyo aad loo soo habeeyay wax ciladna maqaba
waana filin aan aad iyo aad aan uga halay waana filin fantastic .
mahadsanidiin ayaan idiin leeyahay studiyaha fanproj aad ayaana ugu fara sanahay
walhi i am very happy inaan luqadayda hooyo ku daawado inbadan kuqadi waan ku daawadey sidaasoy thy aad uma fahmi jirin thanks dhamaan bahda famorij
very nice true story
aaad ayaad umahad santiihn fanproj runtii waxa aad tihiin horyaalka luuqadeena hooyo
horta marka uu horaysa wxn idin leyahy asc marlabad filinkan loo yaqano titanic ayana matalayan
jack dowsn iyo rosa labadann lamane ayaa wax cajiib ah sida ay umatalen filimkan qaliga ah lkn
filimkan titanic wuxu cadenaya ambse lga faidaya lacagta iyo jaceylku inuu qalisan yahy mxa yely
sidad ku aragtan filmkan qaliga ah ee titanic inay lacagtu ay dhamato ayna wax shegen lkn jacylku
marna kama harayo uuna kula nolaynaya uuna kula dhimanaya aala yahdiig bartn wxn uga mahad
-naqaya tivigana qaliga ah ee fanproj iyo dadki ka sheqenay iyo inta farin tayda akhrisanaysa thnks wlayl
Asx asxabta
wonderfull
Asc sidee lo rejester tii gare Yaaa Nh fanproj
Ok
kawran filmkan
sxb inan daawado titanic ayan rbaa mana shaqenayo sxb i caawi plz