
Overview
The story thinly revolves around power shortage aptly freshened up by ample doses of action, comedy and love. Viraat Prasad (Darshan) is a businessman who wants to provide a solution to the existing power problem and in consultation with the chief minister, a role played by Suhasini, he plans to build a thermal power project. Enter Surendra Singh (Ravi Shankar), an opportunist, who tries to distract the chief minister and take over the project. But the project is handed over to Viraat which does not go down well with Singh. Balancing the friction and the action is romance involving three ladies - Keerthi (Chaitra Chandranath), Spoorthi (Vidisha Srivastava) and Preethi (Isha Chawla), who are head over heels for Viraat, but the latter chooses one among them, managing to maintain his friendship with the other two. How does he handle Singh and the thermal project and who does he select as his love runs in parallel and forms the crux of the film.
Pls sodaya filimkan aniga mahayo xita xayeysin marag ee wu xiran yaha miya
Ciwaanka iyo passwordka fanproj magashaty
Fadlan nosodaya dhruva filmkaas or Khaidi No. 150 fadlan nosodaya ama noshega goorta lasoodaynaya
noozoo daayo waa film mce
hhhh
Fanproj Filmanta Vishal Ajith Kumar iyo Surya Pawan Kalyan Chiyaan Vikram Raghava Lawrence no sodhig filmantan
Soooo daaya please please plz
pls soo daaya filinkaan waa flin fiicanee mahadsanidiin fanproj
maxad ku heysatiin fanproj filimka
Filimkaan asoo af hindi ahaa fiirsaday maa vevared isha chalwa ayaa ku jirta atarishadaan jeclay noo soo daaya
Pls soo daaya flmkan
fanbaroj sln sare wlh kal iyo laab biri axad hadii lasoo daayo aad ayaan idinkugu mahad celinaya
Waaba yaabe aaway filmkii asbuuc gorme lasoo dayn mise yaantan abaar aa ku dhacday filmadii
Asc asxabta singam wan idin salaamay libaaxyada geeska afrika ee fanproj runtii.waad mudan tihin in niilugu tilmaamo singam waxa tihin dad shaqadooda aan ka cabsan wana ku mahad san tihiin shaqada hufan misena hagarta lehen oo dadkiina u heysan xaqiiqdi waxa tahay dad asxabtoota jecel anaga ne sido kale markale waa mahad san tihiina dhaman shaqaalaha iyo maamulka studio singam ama studio fanproj waxa idinka codsan lahay sida ugu fudud oo filimkan noogu so dankartan plaese
Azaxaapeey
Is dajiya Horta film ka marakaa laturjumo ayaa la soo daynayaa ee calm down
Reer baadiya ha is kadhigna????
Movie of that week ma sidanaa fanproj
Mahad sanidin
Fanproj Thanks
❤I Love you❤
Fanproj
Thank,you Fanproj
Thanks fanproj singam waa filim cajiib ah
Aniga kan kama helin
Injirta ?????????????????????????
Qalbiga oo midigta faaHAM
Fanproj wuu isoo dajismi wayay filmkani
Fanproj asxabay waxa dhibaato iga haysata filimaantiina ma iishidmayaan waxana ka isticmaala Samsung tap A wiliba google chrome ma iigu shaqaynayo mudo asbuuc hda dhibaatada ma xagiina mise waa cilad ihaysata oo dhankyga ah Google Chrome Web bajkiina kiliya wax ugama daawan karo
Daadir, Cilad xageena kama jirto bal xagaada iska hubi ama Browserka u bedelo internet Explore ama Google Chrome Update ku samey
wwwwwwwwwwwww
nice movie
Waad mahad San tihiin mulkii laha shirk adaa fanproj iyo shaqaalahabah
this move is the best
this move is good
nice film
nice film