Wajah Tum Ho Af Somali

42
85946
Poster for the movie
© 2014 UTV Motion Pictures − All right reserved.

Wajah Tum Ho

Thriller, Drama, Mystery, Romance

20162 h 16 min
Overview

People get entangled in a mystery when a murder is committed on live television.

Metadata
Runtime 2 h 16 min
Director Vishal Pandya
Release Date 16 December 2016

COMING SOON
Bhoomi-4
Aksar_2_Official_Movie_Poster
Poster for the movie “”
Raghava Lawrence’s Motta Siva Ketta Siva Movie New Posters
Poster for the movie “”
OPEN

TOP 5

RELATED ACTORS

faqir & Tajir
7.757
Poster for the movie “”
57.060

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

42 COMMENTS

  1. fanproj+al faghi waan idin sugeyney hadii aan nahey shacabka ku xiran websetkaan caan baxey ee faanproj.com xagaas shaqadiina ka sii wada walaalaha fanproj abbas . hamsa iyo ceydaruus from muqdisho noolaada saxiibayaal

  2. filimkaan waan sugeynaa fanproj abdifataah al faghi welcome kusoo dhawoow group keena fanproj hadii aan nahey shacabka ku xiran websetkaan caan baxey eee fanproj.com waan kusoo dhaweyneynaaa abdifataah al faghi hamza gudoomiye wlhi waad dadaashey ee dadaalkiina xagaa ka sii wada

  3. marka hore wan idin salaamay dhamaan akhyaarta kala duwan ee fanproj ka hawl gasha.
    fadlan waxn si xushmad iyo kaaro mudan idinka codsanaynaa in aad noo soo gudbisan filimkan oo aanu sugaynahay mudadii aad soo galisan ilaa hada
    idinkoo oofinaya balanka aad naga qadeen ee ah in aan u bilash ku wadan doono aflamta aad codkina sharafta leh ku codaysen .

    wan idin sugaynaa
    mahad sanidin

    • Waad mahadsan tahay taageerayaasha ayaa aad u fara badan marba qof ayaan qancinaa dalabaadane wey fara badan yihiin filinkan wuusoo dhow yahay dulqaad yar muujiya.
      Dhibka jiro ayaa ah filinkii lasoo dalbado maanta markaan deyno isla maalintii dalabaad kale ayaa yaalo marka waan kala fiirinaa hadba meesha uu u badan yahay dalabka.
      Howshana ma sahlana ha u maleynina filimaanta oo dhan iney noo diyaarsan yihiin oo markiiba aan soo deyn karno

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here