Wareysigii Qalinle

3
4389

Wareysi

20162 h 50 min
Overview

Wareysi ku saabsan sida ugu fudud ee aad ugu mid noqon leheyd Membership. Fanproj Productions Ltd.

Actors
Starring: —
Metadata
Runtime 2 h 50 min
Director
Release Date 24 April 2016

DUBBED BY: FANPROJ

Poster for the movie ""

Zila Ghaziabad Af Somali

Poster for the movie "Policegiri"

Desi Boyz Af Somali

Loading...
SHARE

3 COMMENTS

  1. Aad iyo aad ayaad umahad santihiin sida had iyo jeer aad ugu tagan tihiin macamiisha qan cintooda lkn sxbkey qalinle wadan walba dada nojogo hadhihin lkn wadamada qaar waaye tnxs sababto ah ani aostria aan jogo xafiisna maku laha fanproj sidaas oytahay ayaan dadaal dheeri ah ugalay sidaan lacagta u bixin lahaa ugana midnoqon lahaa xubinta gold memberka hada wanka mid ahay siiwada kajahil bixinta dadka qababka ay lacagaha ubixin lahaayeen wadna ku mahadsan tihiin howsha wanaagsan ood shacab weynaha somaliyeed iyo inta afka somaaliga ku hadasha aad u haysaan tnxs fanproj waligiin jira 💜💜💜💜💜💜

    • Wcs Ali Mahungu aad baad ugu mahadsan tahay fariintaada iyo hadalka yar oo qalinle uu afkiisa is gafay waa runtaa meel walbo ma han waa wdamo qaar meel walbo hadii la dhoho aduunka dhan ayuu noqonayaa kaasna macquul ma noqon karto balse waan rajeyneynaa intaan in ka badan in aan xarumo kusii lahaaano wax walbana waqti ayey leeyihiin waqtigiisa ayuu ahaan doonaa insha allah

  2. Asc fanproj Aaad Ayaad u mahadsantihiin Hawsha Aad u heysaan Shacabka Soomaaliyeed meel waliba Oo Ay Dunida ka jogaan waxaan idin leeyahay jira oo joga Hormar wacan fanproj mideeda kale wxaan codsan lahaa inaa Noo soo daysaan Filinkii ladha haayey Bakhuddi waxaa Atatiisho ka Ah kajal waan filinkedii ugu horeyay ee keento codsi waaye fanoroj

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here