Zero Af Somali

50
120420

Zero

Overview

Zero Af Somali, The story revolves around Bauua Singh (Shah Rukh Khan), a vertically challenged man, who is full of charm and wit, with a pinch of arrogance. Born to a wealthy family and raised in an environment of affluence.

Actors
Starring: The film stars Shah Rukh Khan, Katrina Kaif and Anushka Sharma.
Metadata
Runtime
Director
Release Date 21 December 2018

COMING SOON
Poster for the movie “Black Panther 2”
wp-7aatadukundamraa13667
63b74baaaca33c89ad663b4bb9696c79
maxresdefault
Poster for the movie “Black Panther 2”

TOP 5

 

RELATED ACTORS

Poster for the movie “Raazi”
82.932
Poster for the movie “Ajnabee”
25.764

YOU MAY ALSO LIKE

Loading...
SHARE

50 COMMENTS

  1. Sxb yaal filmkaan 21st 12 2018 ka sugo mala soo deenaayo marka kan af Somali ka samee si xayey siiso ka dib neh filmka akshay soo baxay 2.0

  2. waraada filimkan qatar waaye lakiin filin american adawaday ooku juro wilka somaliga ah barkhad oo gaaban yahay dhagana waaween loso xeray . hindida american filimaantooda ayee copy kusameyaan damn shit . filimkan masterboon oogu dhigaayo master boon waxee ka copiyeen fandam filim odhigay .filimo badan oo american afiirsaday iyo xiliga eyso baxeen iyo filimaanta hindiga same ah iyo xiliga osoo baxay markaan arkay filimaanta hindiga wanacay . maxayeelay waa torobo copy

  3. fanproj filimaanta hindiga afsomaliga iyo shactirada somaliga ayaa kadawanaa sogale uma xiseyno . my i have sugestion for you . plz try to translate chinese and japanes movies , try to take a look one time . those 2 has best movies aver and oreginal . thats only my sugestion from me thank you for and have a great evening

  4. Baw oo ilaa hada ma soo bixin ilma deerayol fanprojoow maad iska soo daysaan sadexdan film ee ugu danbeeya waa laga daawaday shaleemoyinka caalamka
    Oo mida kale xiliga aad dhamaystiraysan ee soo daynaysaan hoos noogu qora si aan iskula socon sxbyal

  5. Asc fanproj want idin salaamy sxpayal noosoo daaya saddex Dan film ee udam beeyay plz and plz wadna ku mahad San tiin wa sxp kiin Bashir fanproj

  6. Fanproj plz noo sodaya filmkan aad bo uragay ila iyo hdr ma sodaynin maxaa ciladoo jira plz nosodaya filinkan wn sugu ala ahy

  7. Qofkii u guhore yay dawadey filkan waniga filin mcn igadeh ๐Ÿ˜ฎ๐Ÿ’ชโ˜๏ธ๐Ÿ‘Œ haidin kutagnato cidii filkan dawan hhh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here